Liibaan Posted June 30, 2011 Buhoodle SSC Somalia: XafladL Lagu Furayey Ururka DYO Darwiish Youth Organization Buhoodle SSC Somalia: XafladL Lagu Furayey Ururka DYO Darwiish Youth Organization wararka horufadhi.com[/b] Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo lagu furayey ururkan cusub ee lamagac baxay(dyo) una taagan darwiish youth organization ee ladagaalanka iyo xakamaynta somali diidka, ayaa maanta ka dhacday magaalada buuhoodle ee xarunta g/cayn furitaankii xaflada ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay gudoomiyaha uruka ( naaleeye cabdi jaamac) kana warbixiyey sababaha ku dhaliyey inay furaan xafiiskan iyo waxyaabaha ay higsanayaan, isgoo ku dheeraaday khudbadiisii oo dhinacyo badan taabanaysay ayuu wuxuu cambaarayn xoogle dusha uga riday maamulka somali diidka, ee ku sooduulay gobolada SSC sidoo kale waxaa xafladaas kahalay gudoomiyaha uruka dhalin yarada ee byvo mr yuusuf ****** isagoo soo dhaweeyey ururkan cusub ee ku soo biiray ururada ka jira g/cayn siwayna ugu hambalyeeyey, waxa isna halkaa ka hadlay midka mid ah waxgaradka g/cayn yuusuf xasan ismaaciil isagoo marti sharafti halkaa ka sooqayb gashay kula dardaarmay inay fadhiga ka kacaan una guntadaan horumarinta deegaanadooda, iyo inay cadowga dhulkooda ku sooduulay ka kiciyaan kuna jihaadaan xafladan oo soconaysay mudo saacado ah oo aykasoo qayb galeen culimo- udiin, odayaal dhaqameed, ururada dhalin yarada, ururada haweenka iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada, dhamaantoodna ay si wayn u soo wada dhaweeyeen furista ururkan ayaa waxay ku soo gaba gabagabowday jawi wanaagsan wararka horufadhi.com (ssc soomaaliya) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 Congrats. Wishing them all the best!..beautiful pics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 Su'aashan bal iga jahli bixiya, Soomaali diida iyo cadawga lagu jihaadayo waayo? warka kuma qorna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 sida aad siyaasadaha qaarba uga war haysid, tana bal ka war doon. Taasi waa hadayba suaashu dhab ka tahay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 lol, mayee dad igaga cilmi badan baan ogahay this field. Soomaali diid markaan maqlo, dad gaar ah baa la sheegaa, laakiin inaan qofna ka xaanjiyoo ku qaldamo ma rabo, hence the question. I just wanna know this terrible cadow that needs Jihaad (dhab bay iga tahay yuunan smiley-gu ku sirin) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 Somalidiid cidey tahay wa la wada ogyahay. Marka is yeelyeelka inta iska dhaaftid ka huleel mesha ..and much thanks! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 30, 2011 Cid Somali rabta oo dooneysa ba la wa 20 sano ka bacdi Haa dhakhleyso somalidi dhalashka dheereyd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 ^somalinimo iyo wada tashinimo somali oo dhan baa rabta...laakin hadad adi iyo kuwa aminsantahay dideen. Ma kolay cid nigu khasabasa..umada magaloyinkooda u dhaafa uun! oo intiina la caraaba!.Kapish. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 kolay agtaada jawaab ka waayey miss Aaliyyah, meelo kalaan jawaab u raadin marka, tanag yuu feero armaajo. I see Xaaji baa soo jawaabay, laakiin bal xoogaa sii jilci wax badan kama fahmin e. Sowta meel kasta "soomaaliya ha noolaato" la leeyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 Al-miskiin good luck looking for something u already know! adi uun ba dalaya kolay! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 Daal aa, Jihaad bay raggu(daraawiishtu) ka hadli, adna intaanan la is gaarinba baad daal tidhi. I just can't imagine someone would be soomaali diid. Waligay ma arag kolay anigu mid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 ma somaliga baa ka lumay. Waxaan ku idhi adiga ba dalaya..ma rag darawiish baan ka hadlay!. cajiib.. im out anyways salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 oo soo anigu daraawiish ma ihi? lol kidding, haye habeen wacan. Cafis, Salamun 3ala Aaliyyah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 30, 2011 Aaliyyah;731576 wrote: ^somalinimo iyo wada tashinimo somali oo dhan baa rabta...laakin hadad adi iyo kuwa aminsantahay dideen. Ma kolay cid nigu khasabasa..umada magaloyinkooda u dhaafa uun! oo intiina la caraaba!.Kapish. oo haday Somali Somalinimo rabto maxay danahooda uga tashan weyday qiiro japan Somalinimmo iyo waxyalahan wa bug wakhtiga inder ha iskaga lumin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 umada somaliyeed in ay somaliwayn isku raacday taasi shaki kuma jirto.. tan kale waqtigeyga qaaliga ah mesha aan ku luminayo waa mid itaala..ee aduu haday somaliland kaaga dhagtay dhib ma leh. sidan horay u idhi sadexdiina magalood uun hani deeqdo.. Almiskiin no worries..wax la isku cafinayo mesha ma yaalo.. fiid wacan people.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites