Aaliyyah Posted June 30, 2011 i didn't delete anything I just rephrased my sentence... tan kale warkaagu ma cade bal soo daa...saado maxa xageeda kaaga so lumay? ma jano baad xijaabkeeda ku gali? mise wax kale ba jira? salaamteedana maxa kaga 15 ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Al-Miskiin Posted June 30, 2011 Heh, Saado waxba maysan iga galabsan, laakiin waano uun bay iga ahayd. Meesha aad ka soo qortay "ala khayr ha ka siiyo waxa wacan ee ay ummadda u qabatay", ana waxaan sheegay uun inay khayr ka badan heli lahayd haday is asturto. And actually haday message-ka aan qoray gaadho, oo ay ku dhaqanto, Janno waanba ku gali karaa(fadliga ilaahay ka bacdi) And nope wax kale ma jiraan. Nothing wrong with u'r salaan. Imtixaanka ma ku baasay? can I sit down now? , dhidid baadba naga keentay e. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 30, 2011 alright then..we will leave it at that! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted July 1, 2011 Sado for next SSC president :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 1, 2011 Good stuff! I see the ONLF flag there too .. amazing welcoming! That is what is up! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 1, 2011 Zack lol of course ONLF flag is gonna be there.. people from O-gadenia have shown nothing but love and support for Saado Cali Warsame. Wiil cusub that is such a good idea...I would support that too! ..Saado has what it takes! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 1, 2011 ^Indeed. Despite the hatred some in SOL have for Saado, she is receiving overwhelming welcomes from every corner she visits. She must be doing something right. Viva Saado! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 1, 2011 qof xaqa ka talinaya ma cid ba nacasa taasi waa maya..the only one nacaya waa daneesti iyo labo wajiile!..she is been there for everyone regardless of their clan affiliation! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted July 1, 2011 "Gabdhahaan gacalkoodaan gurigood ku dhamaadey "Waxna ima taraan, waxna iima galaan. "Garabka yaa iga galoo, oo gartey u sheegahaayee" Axmed Naaji Sacad. Beautiful welcome event for Saado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted July 1, 2011 Saado was sent to jail for advocating for the rights of somalis.She is doing the same thing today as we speak.Viva saado Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted July 1, 2011 Al-Miskiin;731564 wrote: The truth, bal ha xanaaqina oo ha i xagxaganina Well the first thing she should do for the somali people, is to cover her hair, actually that's the first thing she should do for her self. Waa naag wayn, waaxay sidani. Salam Dadka meesha saa u wada tuman qof kaliya oo madaxa u astura ma laga waayey? Kuwa niikiyaba gabosaar bey huwiyaanee ayeeyadaan maxaa gabasaar madaxa loogu saari waayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 1, 2011 The Zack;731614 wrote: ^Indeed. Despite the hatred some in SOL have for Saado, she is receiving overwhelming welcomes from every corner she visits. She must be doing something right. Viva Saado! Zack True, Saado have received a huge welcome, despite the hatred some in SOL have for Saado [like Al-Miskiin=Xaaji Xunjuf - Warlord Siilaanyo supporter , and Jacpher - Warlord Faroole supporter] Waxaan u oran lahaa labadan koox ee kala taageersan Warlords Siilaanyo & Faroole -"Oohintiinu Orgiga Ka Weyn", xijaabkeeda iyo garbasaarteeda da shaqadiina maaha, xaqiiqdu waxaa weeye Saado ayaa kasoo horjeedaan, iyo ra'yiga ee aaminsantahay. Hanoolato Saado Cali Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted July 1, 2011 ^Show the gallery where I, or Al-Miskiin showed any hatred towards Saado? Mise ayeeyadaa ha is asturto baad ka gubatay? :D Mise aniga iyo miskiin we're guilty of not saying your ayeeyo ha noolaato? LOL Siyaad Barre labaatan sano la dhahaayey ha noolaado, waqtigiisa markii la gaaray waxba ma tarin. I rather say islaanta Ilaahey khaatimada ha u wanaaajiyo. It's duco incase aad ka dhago xiran tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 1, 2011 Jacpher;731630 wrote: ^Show the gallery where I, or Al-Miskiin showed any hatred towards Saado? Mise ayeeyadaa ha is asturto baad ka gubatay? :D Mise aniga iyo miskiin we're guilty of not saying your ayeeyo ha noolaato? LOL Siyaad Barre labaatan sano la dhahaayey ha noolaado, waqtigiisa markii la gaaray waxba ma tarin. I rather say islaanta Ilaahey khaatimada ha u wanaaajiyo. It's duco incase aad ka dhago xiran tahay. Soo matihid ka markasta dhaha Faroole ha Noolado, oo khalad kasta ku taageera Warlord. Hadii ee ducadu daacad kaa tahay Warlord Farole ee aad sida indho la'aanta aad u taageerto ayaa u ducayn laheed inuu Allah soo hadeeyo. Markaa Munaafaqnimada iska jooji, waa adiga ninka ka qubta hadii Warlord Faroole wax yar laga sheego. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted July 1, 2011 ^Does that mean you're gonna chew back your earlier accusation of Miskiin and I, hating on Saado? Stop shifting gears all of a sudden. Back up your claims before we change the topic to Faroole or Siilaanyo. You need to support your earlier comments with evidence. Put up or Shut up kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites