Somalina Posted June 29, 2011 Arbaco, June 29, 2011 (HOL) – Ciidamada ammaanka Puntland ayaa maanta barqadii xabsiga u taxaabay wariye Faysal Maxamed Xasan (Faysal Boston) oo ahaa wariyaha Hiiraan Online (HOL) uga soo warrama gobollada Puntland, iyadoo maamulku uusan ka hadlin sababta wariyaha loo xiray. Wariyaha Faysal Boston ayaa lagu xiray xabsiga degmada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaddib markii ciidamada ammaanku ay ka kaxaysteen xafiiskiisa isagoo howlihiisa warbaahineed ku jira. "Maanta 11:30 baqonimo ayay ciidamo ka tirsan booliiska Boosaaso oo hubeysan ay kala baxeen wariye Faysal Boston xafiiskiisa, wuxuuna illaa iyo hadda ku xiran yahay xabsiga degmada Boosaaso," sidaas waxaa HOL u sheegay wiil ay saaxiibbo yihiin wariyaha. Lama oga sababta ay ciidamada booliisku magaalada Boosaaso u xireen wariyaha HOL, balse maamulka ayaa cadaadis badan ku hayay tan bartamihii sannadkii hore warbaahinta ka howlgasha deegaannada uu maamulkaas ka taliyo. Xariga wariye Faysal Boston ayaa waxaa cambaareeyay hay'adah saxaafadda, iyagoo ku tilmaamay xarigaas mid sharci-darro ah, waxayna ugu baaqeen maamulka Puntland inay sida ugu dhaqsiyaha badan kusii daayaan wariye Faysal Boston. Hiiraan Online, News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 29, 2011 Let the justice takes its course. The reporter should be treated as an innocent until proven guilt. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 29, 2011 ^what could he possibly be guilty of? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 29, 2011 Its madness, why arrest the man? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 29, 2011 ^For looking fabulous:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 29, 2011 ^lol, does anyone know if you can take the people who arrested him or gave the orders to do so to court for false imprisonment in puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 29, 2011 Probably because of this article Qaar ka mid ah shacabka ku nool Puntland oo Madaxwayne C/raxmaan Faroole ka dalbay in uu is-casilo http://www.hiiraan.com/news/2011/Jun/wararka_maanta26-14009.htm or more likely this one because it was done in English Puntland President Asked to Apologise for Deragatory Comment http://www.hiiraan.com/comments2-news-2011-Jun-puntland_president_asked_to_apologise_for_deragatory_comment.aspx Faroole and son might have let the first article slide, but not the second. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted June 29, 2011 He will be arrested if he breaks the law, there no problem with that. Somalidiina waa chaos believers, hadii qof ladilano waa caadi hadii laxirona waa khalad. Waryaa waa laxiraayaa ninka, taasna waa iska caadi xiritaanka wax dhib malahan. Aniguba Vienna Airport ayaa la igu xiray xoogaa maalin barkeed ah kadibna iska tag bay idhaheen, Afrikaanu waabay jukeeyaan dadkay xiraan, xoogaa waa in la jukeeyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 29, 2011 LOL@Vienna, sorry to hear but when is being a journalist a crime? What crime did this man commit? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted June 29, 2011 When was being a traveller a crime? Sxb xarigu waa iska caadi and this is not news. Wariyuhu waa lixaray laakiin lama toogan, bal iska suga waa lasoo dayn kolay inkastoo meshu Africa iska tahay oo laga yaabo markeey feeraan inay soo daayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 29, 2011 ^^^He did nothing wrong and was arrested wrongly by Faroole who has thin skinn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted June 29, 2011 ^You don't have to do anything bad to be arrested, you can be arrested just like that, waa iska caadi, or better yet you will be arrested for doing good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 29, 2011 caadi maaha sxb, this is a deliberate tool to silence the press and journalist freedom. FYI an unlawful arrest is not normal nor should it be and also, you were detained in an airport for a few hours, why would compare to what has happened to this guy? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 29, 2011 Faroole will say "HOL journalist was arrested in Bosaso, because the man is a terrorist and doqon" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 29, 2011 Thankful;731339 wrote: Probably because of this article http://www.hiiraan.com/news/2011/Jun/wararka_maanta26-14009.htm or more likely this one because it was done in English http://www.hiiraan.com/comments2-news-2011-Jun-puntland_president_asked_to_apologise_for_deragatory_comment.aspx Faroole and son might have let the first article slide, but not the second. Anywhere else in the world, this kinda action would lead to impeachment... Quote Share this post Link to post Share on other sites