Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sh. Hotel Apologizes to Somaliland

Recommended Posts

Oodweyne....Religion is potent tool to move the masses, better yet it gives a purpose to young men whose manpower and feverish support is badly needed. It's to this end that religion is useful agent.

 

Let's not get into wrong deeds or right deeds in the Somali conflict, the Somali society as it stands today is amoral and no one is no position to pass judgements, least of all Sharif and the boys in Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ lol Waar Che is smart but likes to play "dhaandhaan" and "sympathyser" :) He might be one of LST's hired catalysts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne...I don't set the standards of what acceptable or what is not, in case of Somalia surely AS couldn't be any worse than those that murdered hundreds of thousands of Somalis before them. Their methods might seem grotesque to you but the end result is always the same. At least in their case, they are not taking it out on the masses.Using that as benchmark, it's fair to say AS actually fairs better.

 

As for their 'totalitarian precept', it's only natural in conflict like this, one could even say it's truer reflection of the Somali nature unlike the cheap imitation that was for democracy in Northern Somalia and God knows what system in Eastern Somalia.

 

 

Ayoub....Come on now, conspiracy theories are not your thing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NGONGE;731263 wrote:
^^ War Xiin ha isku daalin dee. Waxaanay dadka kale arkin ayaa u mooqdaa; had iyo goor ceesaan uun ayaa hor duusha.

Some of the benefits of sol.. NG somaliguu ku bartay..lol.. I like the word "Ceesaan"..

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Kuwa suuqa xamar ku dhintay doraad yaa raali galin ka bixiyay mise jordan waa ka qaali santahay carabta kale?

Inta madixiisu ciidda yaalo inuu iska aamusay ahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;731513 wrote:
Kuwa suuqa xamar ku dhintay doraad yaa raali galin ka bixiyay mise jordan waa ka qaali santahay carabta kale?

Inta madixiisu ciidda yaalo inuu iska aamusay ahayd.

Adigu raali ka bixi dee ma cid ba ka hor tagaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

XX, anigu shacabkaas dhiban baan ka mid ahay adiguna ila mid baad tahay saan filayo hadaadan marqaanka isku ilowsiinayn cid aan raali galiyo oon wax u dhimayna ma garanayo

Ma xuma in madaxweynuhu xasuusto shacabkii iyo ciidankii qaranka soomaaliyeed oo waqooyiga naftooda ku waayay lakiin wakhtigeedii lama joogo aragtidayda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee wadaadka koofiyada cad eeh sheikh dalxiis isaga hadalada yidhi cidi kaga may yeedhsiin isagana yidhi oo islaha wa wakhtigi Haboona Inkasto oo u isku haysto Inu Madaxweyne yahay oo is leeyahay wax baaad raali galin karta ama aad cafiyi karta wa mid isaga ku Koobaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

XX,,

Wadaad berigii maxkamadaha ayuu ahaa iminka waa madaxweynaha somaaliya waa inaad siisaa ixtiraam cidina ku odhan mayso sawirkiisa sudh dukaanka hargaysa ku yaala,balse niyada ku hay inuu ku hadli karo magaca soomaaliya oo dhan waxaana soo doortay qaramada midoobay ka dib markaan kala caroonay

taasu waa taas, tan kale,,,sheekadaa iskala martaye shacabka w/gabeed raali galin uma baahna waa buskoodeen marka laga reebo in yar oo snm maskaxda ka dhaqday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ixtraamku qofka bina adanku wa inu keensada ixtraamku iska imaado uun eh wata ka qaldan eeh bal qabso,, dee qaramada miidoobay haday doorteen dee qaramada miidoobay Madax ha u noqdo Ileen Reer Somalia ma dooraan eh Marka sidu Madaxweyne uugu noqon

 

Dee anagu ma raali baanu weydiisanay wadaadka koofiyada cad Mise qof kale baanu weydiisanay ,, simple kuwi ka horeye sheikh dalxiis ayaanu ku heshin weynay wixi aynu ku miidoownay. hadana wa ciise bidin Muse Bidin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Parliamentary Speaker reaffirms stance on Somaliland’s sovereignty

 

HARGEISA (SomalilandPress)—Somaliland’s speaker Abdirahman Mohamed Abdillahi (Irro) reaffirmed that Somaliland’s sovereignty is non-negotiable while speaking to the VOA’s Somali service yesterday. Mr. Abdullahi made clear Somaliland’s stance on sovereignty as he spoke with the local press on his way back from Djibouti where he was leading a delegation from Somaliland taking part in celebrations to mark the 34th anniverasy of Djibouti’s independence anniversary from France.

 

Speaker Abdillahi was responding to a statement made by Somalia’s Transitional Federal Government President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed in which he said southern Somalia was ready to apologise for the atrocities that were committed against the people of Somaliland by the previous Siad Barre government. Speaker Abdullahi is the second Somaliland government official that has thus far responded to President Sheikh Sharif by saying to him thanks but no thanks, making clear that Somaliland will stay sovereign from the rest of Somalia.The Somaliland President has yet to formally respond to President Sheikh Sharif’s statement concerning the apology concerning the atrocities committed throughout the 1980’s.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

XX,,;);)

xunjufow geel jirihii hore wuxuu oran jiray qofka laguma yiraahdo waad khaldantahay waxaa ku haboon isku si wax uma aragno

marnaba ku odhan maayo waad khaldantahay

 

W/gabeed somaaliya waa somaaliya turkiga xuduud lama lahan mar hadaanu aduunku ku aqoonsan lagama rafto waxa waaqiciga ah ama jira

hadaan heshiin weynay maahan inaad tiraahdo dhulkaan anigaa gaar u leh xayndaabkaasna ingiriibaan dhaxal uga helay,ku xisaabtan dalka aad goynayso in dad badan oon dagin w/galbeed ay usoo halgameen una dhinteen dhulka 2mitir baad ku leedahay oodan garanay meeshuu ka qodan yahay

 

Usoo noqo khudbadii madaxwenaha sida muuqata khibrad la'aanta hadalka wuxuusan soo hadal qaadin marnaba ciidamadii qalabka siday oo naftooda u waayay inaan dhulka soomaaliyeed marnaba kala go'in, xataa muusan arag maydka gaari gacanka saaran oo suuqa xamar dhex yaal wakhtiga uu qudbanayo!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Heshis hadanu jirin oo wixi lugu heshi lugu kala kacay adeer dadku wa kala taga , kala tagnay na halkasay maanta maraysa wana solutionki ugu wanaagsana eeh so maray Somali. Adeer aniga turkish iyo ingriis iyo purtuqees dhulka ima siin eeh dhulka waxan u leeyahay wa dhaxal awoowaye eh.

 

Dee taa isagay u talaa isagaynu weydin wuxu u xusi wayey Ciidamadi Dawladi Siyaad bare eeh Ay SNM tu Ku shiihiday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this