Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Khusuusi leader Cabdirisaaq Xasan Ismacil welcomed In laascaanood

Recommended Posts

Guddoomiyaha Golaha Khusuusiga Ee SSC-da Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Laascaanood Lana Kulmay Maamulka Gobolka Sool.

 

Laascaanood(Ramaas) June. 28, 2011- Guddoomiyaha golaha khusuusiga ee kooxda SSC Cabdirisaaq Xasan Ismaaciil iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si weyn habeenkii xalay loogu soo dhaweeyay Magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood, ka dib markii ay shalay subax ka soo kicitimeen degmada Widh-Widh oo ay kaga qaybgaleen shirkii nabada ee Axada doraad lagu soo gabagabeeyay degmadaas.

 

Waftiga oo ku soo hakaday shalay degmada Yagoori waxa ay Laascaanood gaadheen goor habeenimo ah, waxaana la dejiyay hotelka Xamdi ee Bariga Magaalada, halkaasoo ay kulamo kala duwan isla xalay kula yeesheen maamulka gobolka Sool iyo odayaasha dhaqanka oo ay ka wadahadleen sida loo hirgalinayo go’aamadii ka soo baxday shirkii Widh-Widh ee ay kala saxeexdeen xukuumada Somaliland, kooxda SSC iyo madaxda dhaqanka beelaha Sool, Sanaag, Bari iyo Buhoodle oo isku dhinac ah, kaasoo lagu baadi goobiyo xal nabadeed lagu furdaamiyo xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaamadaas.

 

Waftiga SSC ayaan la hadal saxaafada , iyada oo markii la shaaciyay in ay warbaahinta ugu warameen ujeeda socdaalkooda iyo natiijada ka soo baxday shirkii nabada ee Widh-Widh,laakiin waxa ay ka cudurteen arrintaas, iyaga oo sheegay in markale ay warbaahinta la hadali doonaan.

 

 

 

Xubnahan gaadhay Magaalada Laascaanood ayaa ah masuuliyiin miisaan culus ku leh falaagada SSC-da , iyada oo dadka qaarkood ay sheegayaan in fududayn karaan is-fahan dhexmara xukuumada Somaliland iyo falaagada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;731127 wrote:
Welcome home Khusuusi leader:D

XX, do you see how joke your project is all about. Yesterday he was nabadiid, terrorist and now he is completedly transformed and he is Khusuusi.lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;731143 wrote:
XX, do you see how joke your project is all about. Yesterday he was nabadiid, terrorist and now he is completedly transformed and he is Khusuusi.lol..

Ohhh ,, the same thing Keyse was mujaahid yesterday ??? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this