NASSIR Posted June 26, 2011 Nice Pics. Thanks for sharing ... Happy Independence Day On June 26th, in Hargeisa, these spirited words were read as the blue flag of Somalia was raised and the colonial one flinged forever. Sareeyow ma nusqaamow Aan siduu yahey eegnee Kana siib, kana Saar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 26, 2011 Hambalyo iyo boggaadin 26 Juun iyo Kowda Luulyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted June 26, 2011 What is the point of celebrating independence day when your at ground zero - if the so called goverment cant ever roam Mogadishu without armour? When half the country citizens are refugees either internally or externally? When half of those supposedly 'free' years has been in shackles of trabilism, division, chaos, mass murders , hunger etc etc I sometimes find nausiating the illusions we live by. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 26, 2011 ^I guess Malika it doesn't hurt to be hopeful. As humans if we were not always hopeful for a better tomorrow we would have been today in caves somaha.....Inshallah that day will come where somalia from south to north will be peaceful and united...ducada badiya.. n happy somali day for both dates (wa maalimo aad iyo aad u qiima badan)...I can't believe another year passed..subhanalah.. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 26, 2011 Malika i agree with u kuwaan TFGda kheyr ha ka sugin,,, Ilaahay ha inoo keeno Mas'uuliyiin daacad uu ah shacabka soomaliyeed ee dhibaateysan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 26, 2011 Yaa la is tusayaa tolow awalba lama xusi jirine ,,,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 26, 2011 I can imagine ,, they put on gabaygii Timacadde ee "kaana siib kanna saar" and none of them understands what he is saying ..... "Aree xaw sheegaa duqaan?" ,,,, looooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 27, 2011 How do you what anyone understands? are you a mind reader? Maxaase ku soo celceliyey? 1 post is not enough miyaa sheekada. Nac oo nafta waa koley waa la xusey June 26. Walbahaar ku seexo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted June 27, 2011 Malika, You have a good point. JB, Ha igu qaldamin saxibow. Waxaan ahey reer Koonfureed though I gravitate towards Calmadow Mts Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 27, 2011 Nice pics, thanks for sharing Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 27, 2011 Soomaaliland oo soo dhoweysay hadal munaasabadii 26-ka Juun uu ka sheegay Madaxweyne Shariif. Maamul Goboleedka Soomaaland ayaa soo dhoweeysay hadal Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ka sheegay munaasabadii 26-ka Juun oo habeen ka hor ka dhacday xarunta Madaxtooyda Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Munaasabadaasi ayaa hadal madaxweyne Shariif uu ka jeediyey waxa uu kaga hadlay Somaaliland, waxa uuna sheegay in midnimada dalka Soomaaliya ay ku xiran tahay rabitaanka dadka ku nool gobolada woqooyi ee Soomaaliya, waxaana warkaasi soo dhoweeysay Soomaaliland. Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliland Maxamed Cabdulaahi Cumar ayaa sheegay in hadalka madaxweyne Shariif uu yahay mid saxsan midnimada gobolada Koonfureed iyo kuwa Woqooyi ee Soomaalidana ay ku xiran tahay rabitaanka dadka Soomaaliland u dhashay. Waxa uu sheegay wasiirka Arimaha dibada Soomaaliland in Soomaaliland ay tahay dalka ka madaxbanaan dalka Soomaaliya islamarkaana ay ka sugayaan beesha caalamka iyo dalka Soomaaliyaba in ay garawsadaan jiritaanka dalka Soomaalinad. Maamulka Soomaaliland oo in mudo ah raadinaya aqoonsi ayaa hadalkii Madaxwyne Shariif waxa uu uga duwan yahay hadaladii ay Soomaaliland ka dhihi jireen Madaxweynayaashii Shariif ka horeeyey kuwaasi oo sheegi jiray in ay muqadas tahay ama qasab tahay in Soomaaliland ay ka mid noqoto Dowladda Soomaaliya. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 27, 2011 Funny how the secessionist in Hargaysa are listening closely what Sharif Ahmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 27, 2011 Jacaylbaro;730579 wrote: I can imagine ,, they put on gabaygii Timacadde ee "kaana siib kanna saar" and none of them understands what he is saying ..... "Aree xaw sheegaa duqaan?" ,,,, looooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites