Sign in to follow this  
Saalax

SSC Oo Ka Naxday Khiyaanadii Uu Ku Kacay C/Risaaq Xasan Gacmeey Oo Maanta Isku Dhiibay Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

SSC Oo Ka Naxday Khiyaanadii Uu Ku Kacay C/Risaaq Xasan Gacmeey Oo Maanta Isku Dhiibay Somaliland (Ninka Ayaa Ahaa Gudoomiyihii Khusuusiga Ee SSC)

 

di-E3OO.png

 

Wararka naga soo gaadhaya Degmada Widh Widh ayaa ku soo Waramaya in Magaalada Widh Widh lagu soo Dhaweeyey Wafti Balaaran oo Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga ee SSC iyo Qaar kamid ah Golihii Khusuusiga ee SSC oo iyagu ka soo Kicitimay Dhinaca Magaalada Tukaraq.

 

Waftigani Waxa Hogaaminaya Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga C/risaaq Xasan Gacamay Waxana kaloo kamid ah Madaxa Maaliyada ee SSC Cisman Xaaji Cali iyo Axmed Case oo kamid ahaa Golaha Khusuusiga ssc.

 

Guud ahaanba Waxgaradka Buuhoodle ayaa Mar kaliya ka War Helay in Masuuliyiintaasi ku sugan yihiin Deegaanka Widh Widh kana Qayb Galayaan Shirka halkaasi ka Furmaya ee ee Dhexmaray Kayse Abdi Yusuf dad uu aruursaday iyo Wasiiiro katirsan Maamulka Siilaanyo oo ku sugan Magaalada Widh Widh.

 

Guud ahaanba Waxa Caawa talaabadani si Kulul u Canbaareeyey Waxgaradka Buuhoodle oo ku tilmaamay inay tahay arin Qaran Dumis ah kuna Tilmaamay inaanay aqbalay Waxyaabaha ka soo Baxa shirkaas.

 

 

Shacabkamedia

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Lol.. Informed about what? I am one of them so you are telling me you know better and informed more my own town's news and what is going on.. Caqligaagii waa kaa..

 

BTW, where and when was that pic/place?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this