Samafal Posted June 21, 2011 Topicu waxa weeeye sida geeljiraha isdila aqoonsi looga raadiyo, miyuuna saa aheen?:rolleyes: Mar hadii aad qirtay inay qabaailku meel walba ay joogaan is laayo, maxaad kuligood marwlba noogu soo gudbin waydaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 21, 2011 dee halkay ku jiraan aan so dhige eh anigu warkaas ma hayno mise adiga haya bal ino soo daa waba arin wanaagsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted June 21, 2011 ^Anigu ilaahay ima dabo dhigin in aan geeljire is laayay aan warkooda doon doono, aqoonsina igama galin. Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan energigayga galiyo sidii aan joojin lahayn dhiiga qabaailada is laaya soomaliya oo dhan, waana arin ubaahan istraatigiyad fog oo ku dhisan in dadka la wacyi galiyo waxna la baro loona sameeyo tashiilaad kaa fiya waxa ay isku dilayaan oo ah "Scarce resources" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 21, 2011 Samafal;729767 wrote: ^Anigu ilaahay ima dabo dhigin in aan geeljire is laayay aan warkooda doon doono, aqoonsina igama galin. Laakiin waxaan jeclaan lahaa inaan energigayga galiyo sidii aan joojin lahayn dhiiga qabaailada is laaya soomaliya oo dhan, waana arin ubaahan istraatigiyad fog oo ku dhisan in dadka la wacyi galiyo waxna la baro loona sameeyo tashiilaad kaa fiya waxa ay isku dilayaan oo ah "Scarce resources" Dee watan sheegeyo waliga dhaqanka sacuudi arabiya wala iska ilaaliya sacuudi carabiya dadka jooga waxay idhahaan waxaasi wax jira maha yaan laga hadlin yaan la sheeg sheegin marka isaga iska baaba' ya ila aan la qaban kari wayeey ciladii iyo dhibaatadi la so koobi kari wayey. imika dadka ufeyn isku laayey wax waad ka qaban karta markad warka ad toosha ku iifisid laakin hadaad tidhahdid boowe waxba ma jidhan bello ma jidho dee meel xun bey ka degeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted June 21, 2011 ^You don't get it. Waxaan umalaynayaa waagaad yarayd Dambarka caanaha waa lagaa dhawray:) . Marka halkaa kasii wad Quote Share this post Link to post Share on other sites