Suldaanka Posted June 19, 2011 Source Xildhibaan Saleebaan Yusuf (IndhaBuur) oo asagu kasoo jeeda gobalka Sool ayaa su’aalo badan Madaxweynaha ka weydiiyey qodobo badan oo ay kamid yihiin: 1. Maamulka Casayrland oo lagaga dhawaaqay gobolka Bari 2.Dhibaato ka taagan wadooyinka Galgala. 3. Burcad badeed goostay badaha. 4. Amaanka gobolka Mudug oo faraha ka baxay 5. Xasuuqii Kalshaale. 6. Dilalkii Garowe ka dhacay ee masuul iyo rayid lagu laayay oo cidna aan loo qaban. 7. Xiriirka Caalamiga ah iyo safarada dibada. 8. Arimaha Garsoorka. 9. Ciidamadamo ka tirsan Puntland oo goostay. 10. Sababta loo samayn la yahay CID ay yeelato Puntland. 11. Sabata uu Madaxwaynuhu uu fulin layay balanqadkii lagu doortay. Xildhibaan Indhabuur ayaa intaasi ku daray in Balan qaadyada Madaxweynaha markuu Golaha Wakiilada horyimaado ay yihiin kuwo macaan, balse ay weli ka sugayaan fulintooda. Madaxwaynaha oo ka jawaabayay arimaha uu waydiiyay Xildhibaan Indhabuur ayaa jawaabtiisa ku soo koobay “….Anigu hadii aanan aqoon u lahaan lahayn Xildhibaan Indhabuur waan ka ficil qaadan lahaa hadaladiisa, waa mucaarad xun oo doqon ah….” ayuu si kulul u yiri Madaxweynaha Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2011 :D:D:D:D:D:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
double decker Posted June 19, 2011 That is what happens when you reach Faroole's age. I feel sorry for that poor MP and rest of Puntlanders. we never seem to select the right guy. War suga I was wrong. did the MP ask Faroole these questions in Garoowe? if the answer is yes the MP was deserve this.lol. Dont we all remember what happened in Garoowe when Faroole got fire as Finance minister. this is what he said. MA ANOO REER @@@@ AH AYAA GAROOWE SHAQO LA IGAGA CAYRIN KARA WUXUNA XIRTAY GURIGII BAARLAMANKA. SO, let is see what happens I hope he leave the poor guy alone now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 19, 2011 The MP from Laascaanood asked legitimate questions, but he didn't deserve such a derogatory response. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted June 20, 2011 You are merely rearranging your prejudices if you convinced yourself the reaction of Faroole to the questions posed by the MP amounts to total disrespect against a whole community and it sounds more like the reverse attitude of guilt by association. No doubt Mr. Faroole is an incompetent and divisive regional leader with known brash and irascible temperament, but I would disagree with your conclusion of this particular gaffe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 20, 2011 NASSIR: Farole's inexcusable political gaffes history will be harsh on him. However, I second that Suldaanka's remark not only lacks substance but out of touch in the realm. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted June 20, 2011 Indeed Taleexi. I would say Mr. Indhabur asked the right questions if this was a House debate on current issues, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 20, 2011 Wrong questions at the wrong place, INdhaBur should direct SSC related questions to Xaqlatosiye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 20, 2011 In other news, Maayarka Magaalada Laascaanood Oo Xabsiga La Dhigay Maayarka Oo Lagu Eedeeyay In Uu Abaabulay Shirar Ka Dhan Ah Qarannimada Somaliland Laascaanood (Somaliland.Org)- Maayarka magaalada Laascaanood Axmed Aw Daahir Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, isla markaana laga qaaday xilkii Maayarnimo ee uu hayay. Xadhiga Maayarka ayaa ka dambeeyay kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ka dambeeyay oo uu abaabulay shirar ka dhan ah qarranimadda Somaliland, iyo taabo galka nabadgelyada gobolka Sool. Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye oo aanu caawa khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo u xaqiijiyay xadhiga iyo xil ka qaadista Maayarka. “Warkaasi wuu jiraa, waa la xidhay maayarkii xilkii uu hayayna waa laga qaaday, shalay makhribkii ayaa Ciidamada Boolisku xidheen oo ay ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood.” Ayuu yidhi guddoomiyaha gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye, isaga oo hadalkiisi sii watayna waxa uu intaa raaciyay “Maayarka la xidhay waxa lagu soo eedayay falal ay ak mid yihiin in uu uu abaabulay shirar ka dhan ah qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, amaanka iyo xasiloonida gobolka iyo musuq maasuq baahsan oo ka jira dawladda hoose ee magaalada Laascaanood,” Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee la xidhiidha xadhiga Maayarka ayaa sheegaya in tuulada Karin oo 70 Km Laascaanood ka xigta dhinaca magaalada Garoowe uu kulan qarsoodi ah kula yeeshay guddoomiye ku xigeenka kooxda nabaddiidka ah ee SSC Cali Sabaray iyo wasiirka qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamuud Bisin. Wararku waxa kale oo ay intaa ku darayaan in uu Maayarku magacaabay 21 xubnood oo uu ku tilmaamay guddida nabadgelyada magaalada Laascaanood, kuwaas oo dhawaan si cad ugu baahiyay qaar ka mid ah shabakadaha wararka hadalo ka dhan ah qarannimada Somaliland iyo xasiloonida gobolka Sool. Waxa kale oo lagu eedaynayaa in uu si cad u diiday in uu wada shaqayn la yeesho weftigii ka socday xukuumadda iyo golayaasha qaranka oo ku sugan magaalada Laascaanood. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 20, 2011 Waa sheeko lagu farxo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted June 20, 2011 Most Probably this Xildhibaan Saleebaan Yusuf (IndhaBuur) and many other MPs voted for Faroole when he came to power!! marka wuu is taahilaa inlayiraa Doqon Jaahil ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 20, 2011 Faroole oo koobkii DHAQAN XUMADA Markale Qaadey kadib markii uu ka caroodey Su’aalo la weydiiyey http://laasqoray.net/wararka-somalia/faroole-oo-koobkii-dhaqan-xumada-markale-qaadey-kadib-markii-uu-ka-caroodey-suaalo-la-weydiiyey/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 20, 2011 Che -Guevara;729472 wrote: In other news, Maayarka Magaalada Laascaanood Oo Xabsiga La Dhigay Maayarka Oo Lagu Eedeeyay In Uu Abaabulay Shirar Ka Dhan Ah Qarannimada Somaliland Laascaanood (Somaliland.Org)- Maayarka magaalada Laascaanood Axmed Aw Daahir Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, isla markaana laga qaaday xilkii Maayarnimo ee uu hayay. Xadhiga Maayarka ayaa ka dambeeyay kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ka dambeeyay oo uu abaabulay shirar ka dhan ah qarranimadda Somaliland, iyo taabo galka nabadgelyada gobolka Sool. Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye oo aanu caawa khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo u xaqiijiyay xadhiga iyo xil ka qaadista Maayarka. “Warkaasi wuu jiraa, waa la xidhay maayarkii xilkii uu hayayna waa laga qaaday, shalay makhribkii ayaa Ciidamada Boolisku xidheen oo ay ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood.” Ayuu yidhi guddoomiyaha gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye, isaga oo hadalkiisi sii watayna waxa uu intaa raaciyay “Maayarka la xidhay waxa lagu soo eedayay falal ay ak mid yihiin in uu uu abaabulay shirar ka dhan ah qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, amaanka iyo xasiloonida gobolka iyo musuq maasuq baahsan oo ka jira dawladda hoose ee magaalada Laascaanood,” Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee la xidhiidha xadhiga Maayarka ayaa sheegaya in tuulada Karin oo 70 Km Laascaanood ka xigta dhinaca magaalada Garoowe uu kulan qarsoodi ah kula yeeshay guddoomiye ku xigeenka kooxda nabaddiidka ah ee SSC Cali Sabaray iyo wasiirka qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamuud Bisin. Wararku waxa kale oo ay intaa ku darayaan in uu Maayarku magacaabay 21 xubnood oo uu ku tilmaamay guddida nabadgelyada magaalada Laascaanood, kuwaas oo dhawaan si cad ugu baahiyay qaar ka mid ah shabakadaha wararka hadalo ka dhan ah qarannimada Somaliland iyo xasiloonida gobolka Sool. Waxa kale oo lagu eedaynayaa in uu si cad u diiday in uu wada shaqayn la yeesho weftigii ka socday xukuumadda iyo golayaasha qaranka oo ku sugan magaalada Laascaanood. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com He is lucky he is not executed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 20, 2011 He should be executed for holding meetings? so much for a democratic Somaliland. In others news Doqon barlamaanka ishortaga hadu jiro, wale waa faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 20, 2011 ;)@doqon baarlamaanka is hortaaga waa faroole.. Indeed, even worse than notorious provocative talkers like Yalxow and Faysal Waraabi. Waa cay qaawan war odayga maxaa ka siya.. Even though I like those persist such humiliation is good for them. Quote Share this post Link to post Share on other sites