Sign in to follow this  
Suldaanka

Faroole to Laascaanood folk: Doqon Xun oon istaahilin jawaab

Recommended Posts

Source

 

Xildhibaan Saleebaan Yusuf (IndhaBuur) oo asagu kasoo jeeda gobalka Sool ayaa su’aalo badan Madaxweynaha ka weydiiyey qodobo badan oo ay kamid yihiin:

 

1. Maamulka Casayrland oo lagaga dhawaaqay gobolka Bari

 

2.Dhibaato ka taagan wadooyinka Galgala.

 

3. Burcad badeed goostay badaha.

 

4. Amaanka gobolka Mudug oo faraha ka baxay

 

5. Xasuuqii Kalshaale.

 

6. Dilalkii Garowe ka dhacay ee masuul iyo rayid lagu laayay oo cidna aan loo qaban.

 

7. Xiriirka Caalamiga ah iyo safarada dibada.

 

8. Arimaha Garsoorka.

 

9. Ciidamadamo ka tirsan Puntland oo goostay.

 

10. Sababta loo samayn la yahay CID ay yeelato Puntland.

 

11. Sabata uu Madaxwaynuhu uu fulin layay balanqadkii lagu doortay.

 

Xildhibaan Indhabuur ayaa intaasi ku daray in Balan qaadyada Madaxweynaha markuu Golaha Wakiilada horyimaado ay yihiin kuwo macaan, balse ay weli ka sugayaan fulintooda.

 

Madaxwaynaha oo ka jawaabayay arimaha uu waydiiyay Xildhibaan Indhabuur ayaa jawaabtiisa ku soo koobay

 

“….Anigu hadii aanan aqoon u lahaan lahayn Xildhibaan Indhabuur waan ka ficil qaadan lahaa hadaladiisa, waa mucaarad xun oo doqon ah….” ayuu si kulul u yiri Madaxweynaha Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is what happens when you reach Faroole's age. I feel sorry for that poor MP and rest of Puntlanders. we never seem to select the right guy.

 

War suga I was wrong. did the MP ask Faroole these questions in Garoowe? if the answer is yes the MP was deserve this.lol. Dont we all remember what happened in Garoowe when Faroole got fire as Finance minister. this is what he said. MA ANOO REER @@@@ AH AYAA GAROOWE SHAQO LA IGAGA CAYRIN KARA WUXUNA XIRTAY GURIGII BAARLAMANKA. SO, let is see what happens I hope he leave the poor guy alone now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

You are merely rearranging your prejudices if you convinced yourself the reaction of Faroole to the questions posed by the MP amounts to total disrespect against a whole community and it sounds more like the reverse attitude of guilt by association.

No doubt Mr. Faroole is an incompetent and divisive regional leader with known brash and irascible temperament, but I would disagree with your conclusion of this particular gaffe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

NASSIR: Farole's inexcusable political gaffes history will be harsh on him. However, I second that Suldaanka's remark not only lacks substance but out of touch in the realm.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Indeed Taleexi. I would say Mr. Indhabur asked the right questions if this was a House debate on current issues,

Share this post


Link to post
Share on other sites

In other news,

 

Maayarka Magaalada Laascaanood Oo Xabsiga La Dhigay

 

Maayarka Oo Lagu Eedeeyay In Uu Abaabulay Shirar Ka Dhan Ah Qarannimada Somaliland

 

Laascaanood (Somaliland.Org)- Maayarka magaalada Laascaanood Axmed Aw Daahir Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, isla markaana laga qaaday xilkii Maayarnimo ee uu hayay.

 

Xadhiga Maayarka ayaa ka dambeeyay kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ka dambeeyay oo uu abaabulay shirar ka dhan ah qarranimadda Somaliland, iyo taabo galka nabadgelyada gobolka Sool.

 

Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye oo aanu caawa khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo u xaqiijiyay xadhiga iyo xil ka qaadista Maayarka.

 

“Warkaasi wuu jiraa, waa la xidhay maayarkii xilkii uu hayayna waa laga qaaday, shalay makhribkii ayaa Ciidamada Boolisku xidheen oo ay ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood.” Ayuu yidhi guddoomiyaha gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye, isaga oo hadalkiisi sii watayna waxa uu intaa raaciyay “Maayarka la xidhay waxa lagu soo eedayay falal ay ak mid yihiin in uu uu abaabulay shirar ka dhan ah qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, amaanka iyo xasiloonida gobolka iyo musuq maasuq baahsan oo ka jira dawladda hoose ee magaalada Laascaanood,”

Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee la xidhiidha xadhiga Maayarka ayaa sheegaya in tuulada Karin oo 70 Km Laascaanood ka xigta dhinaca magaalada Garoowe uu kulan qarsoodi ah kula yeeshay guddoomiye ku xigeenka kooxda nabaddiidka ah ee SSC Cali Sabaray iyo wasiirka qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamuud Bisin.

Wararku waxa kale oo ay intaa ku darayaan in uu Maayarku magacaabay 21 xubnood oo uu ku tilmaamay guddida nabadgelyada magaalada Laascaanood, kuwaas oo dhawaan si cad ugu baahiyay qaar ka mid ah shabakadaha wararka hadalo ka dhan ah qarannimada Somaliland iyo xasiloonida gobolka Sool.

Waxa kale oo lagu eedaynayaa in uu si cad u diiday in uu wada shaqayn la yeesho weftigii ka socday xukuumadda iyo golayaasha qaranka oo ku sugan magaalada Laascaanood.

 

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

cumarmfaarax@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Most Probably this Xildhibaan Saleebaan Yusuf (IndhaBuur) and many other MPs voted for Faroole when he came to power!! marka wuu is taahilaa inlayiraa Doqon Jaahil ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;729472 wrote:
In other news,

 

Maayarka Magaalada Laascaanood Oo Xabsiga La Dhigay

 

Maayarka Oo Lagu Eedeeyay In Uu Abaabulay Shirar Ka Dhan Ah Qarannimada Somaliland

 

Laascaanood (Somaliland.Org)- Maayarka magaalada Laascaanood Axmed Aw Daahir Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, isla markaana laga qaaday xilkii Maayarnimo ee uu hayay.

 

Xadhiga Maayarka ayaa ka dambeeyay kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ka dambeeyay oo uu abaabulay shirar ka dhan ah qarranimadda Somaliland, iyo taabo galka nabadgelyada gobolka Sool.

 

Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye oo aanu caawa khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo u xaqiijiyay xadhiga iyo xil ka qaadista Maayarka.

 

“Warkaasi wuu jiraa, waa la xidhay maayarkii xilkii uu hayayna waa laga qaaday, shalay makhribkii ayaa Ciidamada Boolisku xidheen oo ay ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood.” Ayuu yidhi guddoomiyaha gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye, isaga oo hadalkiisi sii watayna waxa uu intaa raaciyay “Maayarka la xidhay waxa lagu soo eedayay falal ay ak mid yihiin in uu uu abaabulay shirar ka dhan ah qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, amaanka iyo xasiloonida gobolka iyo musuq maasuq baahsan oo ka jira dawladda hoose ee magaalada Laascaanood,”

Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee la xidhiidha xadhiga Maayarka ayaa sheegaya in tuulada Karin oo 70 Km Laascaanood ka xigta dhinaca magaalada Garoowe uu kulan qarsoodi ah kula yeeshay guddoomiye ku xigeenka kooxda nabaddiidka ah ee SSC Cali Sabaray iyo wasiirka qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamuud Bisin.

Wararku waxa kale oo ay intaa ku darayaan in uu Maayarku magacaabay 21 xubnood oo uu ku tilmaamay guddida nabadgelyada magaalada Laascaanood, kuwaas oo dhawaan si cad ugu baahiyay qaar ka mid ah shabakadaha wararka hadalo ka dhan ah qarannimada Somaliland iyo xasiloonida gobolka Sool.

Waxa kale oo lagu eedaynayaa in uu si cad u diiday in uu wada shaqayn la yeesho weftigii ka socday xukuumadda iyo golayaasha qaranka oo ku sugan magaalada Laascaanood.

 

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

He is lucky he is not executed

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
:D;)@doqon baarlamaanka is hortaaga waa faroole.. Indeed, even worse than notorious provocative talkers like Yalxow and Faysal Waraabi. Waa cay qaawan war odayga maxaa ka siya.. Even though I like those persist such humiliation is good for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this