N.O.R.F Posted June 19, 2011 An entertaining read http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=38198 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 19, 2011 Nin Sheikh ah ayaa Masaajiid ka wacdiyey, wuxuu sheegay waxyaabo badan oo aan habbooneyn, isagoo midmid u dul-istaagay, markii uu ku sii dhow yahay gabagabo ayaa waxaa istaagay nin ka mid ahaa dadkii wacdiga Sheikha dhageysanayey, malaha ninka istaagay waxaa uu iska wada helay dhammaan tilmaamaha xun ee Sheikhu ka digayey. ninkii wuxuu u qaatay in Sheikha uu isaga si toos ah uga hadlayo, wuxuu cod dheer ku yiri " Sheikhow aniga ayaad iga hadleysaaye maad si cad ii magacowdid?".. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted June 19, 2011 great disclaimer Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 19, 2011 Ku celcelin telefoon laga qaban waayey There is an islamic law about knocking the door of someone no more than three times and if it is not answered - for the knocker to walk away. perhaps this law should be applied to the ringing the telephones. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted June 19, 2011 I keep getting told from people back home: " Naag ba telephonekaga qabayneysa". That's my bloody answer machine. ha ha/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 19, 2011 ^^ perhaps you should record your own voicemail. There were once a craze of hearing a long music when you rang someone's mobile phone - I extremely disliked that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 19, 2011 Waxaan la yaabaa qof aadan garaneyn baa ku soo wici, waxaad dhihi waa wrong number. Inta badan haduu soomaali yahay wuxuu kugu dhihi maxaa kuu dhiibay tel aadan laheyn? Qofkii lahaa u dhii. War yaa ilaahey yaqaan. Try convincing them it's your phone and they dialed a wrong number. Kuwa wadanka joogaa ugu daran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 20, 2011 iyaabaha aan habbooneyn in Taleefoonka loo isticmaalo ayaa waxaa ka mid ah kuwan soo socda. 1- Ku celcelin taleefoon lagaa qaban waayey 2- Ku mashquulid taleefoon adoo akhiyaar la fadhiya 3- Ku hadlid taleefoon adoo cid kale la hadlaya 4- Cod kor u qaadid adoo ay dad kale kula joogaan ama kaa agdhow yihiin 5- Sir ka duubid qof aan baraarugsaneyn 6- Baarasho taleefoon cid kale leedahay 7- Hubsiino la´aan cidda aad la xiriireyso 8- Taleefoon ku wicid qof kuu muuqda. Good advice. mashallah n i loved the example abt the guy who got up and said ..shiekh ana iga hadlasa ee ma si cad ila hadashid heheh asagi ba is kashifay. cadi ma aha kaas. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 20, 2011 Jacphar, lol@ qofki laha u dhiib! who does that wa yaabe? ma dad waalan baa numberkaaga lo dhibay? salaam edit: never mind I just realized ur talking abt ppl back home. So that means it wasnt wrong number they were looking for you so u can send them lacag. stop being so bakhil lol.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 20, 2011 Mobiles and Magaalo Joogxumo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 20, 2011 I once got 78 missed calls from the same number within 2 hours time ............. that was a record Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 20, 2011 lol@78 missed calls...in 2 hrs? tats impossible!..loool...u must have some obsessed fan wa yaab I always call someone no more than three times for the most part ...inta badan laakin if i call them once thats good enough they will see my missed call somaha..bt if I worry waan ku celceliya..laakin sadex ka badan qof ma waco! maxa igu xaqsaday. salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 20, 2011 I told u ,, it was a record dee Quote Share this post Link to post Share on other sites