double decker Posted June 19, 2011 Gorgortan lacageed mise Jacayl Wadan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 19, 2011 waardiye la'aan saaxiib labo habeyn bilaa waardiyuu seexday Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 19, 2011 lol....The famous sentence. "Maslaxada ummadda ayuu ilaalinayaa" Kuwii ka horreeyeyba, kulligood soo sidaas ma dhihin markii ay xilka ka tageen? Shalay markii uu lahaa waa joogayaana wuxuu lahaa shacabka ayaan u danaynayaa....Toloow markee buu been sheegayey labada wakhti? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 19, 2011 ^I am at a complete loss as to what you have against farmaajo. now his a lier, if you don't mind what is it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 19, 2011 I believe people's message is beyond the two Sharifs and Farmaajo. They are proclaiming that they've had enough. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted June 19, 2011 Naxar Nugaaleed;729423 wrote: ^I am at a complete loss as to what you have against farmaajo. now his a lier, if you don't mind what is it? Bal adba garo, may be is personal thing that most us have no clue what so ever or may be Abwan will write a book "Contemporary Somali Politic for Dummies " then detail what we are missing here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 19, 2011 Farmaajo maha inuu nin xun yahay ee Uganda ayaa ku cadaadisay, self-sufficient hadaan ahaan laheyn maanta dhibkaan nama heysan laheyn,, nasiib darro,, Farmaajo waxaa lagu diidanyahay horumarka, shabaab hadii laga saaro dalka ciidankaan amisom maxey sameyni doonan? Wuxuu waa mashruuc soomali ha ahaadaan ama ajaanib ha ahaado meesha waa lagu qaraabanooya, SOMALIA WAA BEEC ninkii beeso rabo meesha ka qaraabo!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2011 Imisan laha oba TFG wa inay Alshabaab la heshiyaan taas oo kaliya bay kaga bixi karan yuweri Museveni iyo ciidamadisa. Alshabaab waxay haystan ciidan gaadhaya ila iyo 4000 oo xoog u hubeysan intaas ayaa loo bahanyahay ku dar Ciidamada dawlada Kumeel gaadhka isku dar waxad marka haysata Ciidamada Amaanka dalka. Yaad kallo u baahantahay TFG siday maanta tahay is no solution for Somalia , Somalia maha dal xor ah waxa looga yeedhiya Kampala hadaase la diido amarka Kampala way kharajiynayan Ciidamada Kampala ka yimi Masuuliyinta Somali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
double decker Posted June 19, 2011 Farmaajo muhiimadu waa ka weyntahay laakiin hadu iscasilayo maaney ku fiicneeyn inu markii hore iscasilo. tankale afarcodleynta waa laga fiican yahay. 1. inuu barlamanka ku shego kuwa aan diyaar u ahayn in doorasho la qabto. 2. inu yiraahdo waa iscasilaya 3. inu yiraahdo barlamakanka ayaan heshiiska marsiin asago shalay eed dusha uga tuuray 4. inu iscasilo asago TICKET KAYGI TRAINKA IYO WAKHTIGAYGI AAN KU ADAY BANANBAXA AYADO ROOB DA'AYO IGA KHASAARIYAYA.LOL Marka Farmaajo Ma wuxu isu adkeeynaayey Dad iyo Dal jecely Mise in Gunadiisa la siiyo ayu ku gorgortamayey ama wasir laga dhigo dawlada soo socota??? WAR JIRAABA CAKAARU IMAN Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 19, 2011 miyuu is casilay maba ogeen. In uu joga u wacneed laakin haduu is casilay somali siyasadeed ma aha mid wacan I am sure wuu ka nasan. tan kale haduu is casilin oo dhoho waan joogi waad magasaaan..haduu is casilayna waxba laga shegaya lol..is it damn if u do and damn if u dnt!.. amaan siiya haduu is casilay hadaba salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 19, 2011 all the talk were bargaining chip, reports said he is paid handsomely, and now will retire in the states. Who is next? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted June 20, 2011 Shacabka somaaliyeed waxaa la gudboonaan lahaa siday u muujiyeen midnimo inay kusii wadaan ilaa wadanku xor noqonayo iskana tuuraan labada madaxweyne iyo barka iyo golahan afrikaanka u xiran. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted June 20, 2011 Faah faahin ku saabsan cadaadiskii uu isku casilay Farmaajo Muqdisho : (Sh. M. Network) Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan sababtii ku kaliftay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo in uu si dheqsi ah uu isku casilo xili dhawaan uu diiday in uu xilkaasi isaga degayo. Iyadoo shalay uu is casilay Ra’iisul wasaarihii xukuumada Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku aadan waxa soo dadajiyay is casilaada Ra’iisul wasaaraha, waxaana warar soo baxay ay sheegayaan in Max’ed C/laahi Farmaajo xiligii uu kusugnaa Magalada Kampala ee xarunta wadanka Uganda ay ku qasbeen in uu xilka iska casilo maadaama labada Shariif ay ku heshiiyeen in xukuumadiisa la badalo, xukuumad cusubna la soo magacaabo. Ra’iisul wasaarihii is casilay ayaa ku dooday in xukuumadiisa ay tahay mid tayo leh oo dibna u soo celisay hanaankii nabada ee Soomaaliya, hase ahaatee taasi waxaa ka cagajiiday wadamada beesha caalamka ee Ra’iisul wasaaraha ku cadaadinayay in uu xilka isaga dego. Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo aan ku qanacsaneyn cadaadiska kaga imaanaya beesha caalamka waxa uu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho si uu u dajiyo dad banaanbaxayaal ah oo dibadbaxyo ka dhigayay Muqdisho, waxaana la tilmaamay in dadkii dibadbaxayaasha ahaa ay Ra’iisul wasaaraha ka dalbadeen in uusan xilka iska casilin taasi oo keentay in Ra’iisul wasaarihii hore uu ku adkeysto in uusan xilka isaga dagin, isagoo oo doonayay in uu ka horyimaado hamiga wadamada daneeynaya in uu iscasilo. Wadamo dhowr ah oo ay ka mid tahay Uganda ayaa durbadiiba waxa ay qaateen talaabo ku aadan sidii Ra’iisul wasaaraha ay xilka uga tuuri lahaayeen, waxaana labo maalin ka hor dowladda Uganda ay soo dirtay Magaalada Muqdisho, taliyaha ugu sareeyay ciidamada Uganda kaasi oo warqad ku aadan in Ra’iisul wasaaraha uu iscasilo u gudbiyay Max’ed Cabdullaahi Max’ed, waxaana Farmaajo iyo sarkaalkaasi dhex maray muran iyo dood mudo socotay oo ku aadan is casilaada taasi oo dhalisay in ra’iisul wasaaraha sargaalkaasi uu u qabto in uu isku casilo mudo 72 saacadood ah. Xasan C/laahi Max’ed oo la dhashay Ra’iisul wasaarihii is casilay ee Max’ed C/laahi Max’ed ayaa Shabelle u sheegay in isagu uu goobjoog u ahaa talaabooyinka cadaadiska lagu saarayay Ra’iisul wasaarihii xukuumada, waxaana uu intaasi ku daray in tani ay noqon doonto mid taariiqi ah oo umada Soomaaliyeed marnaba aysan hilmaami doonin. Markii shalay uu ku dhawaaqay Max’ed C/laahi Farmaajo in uu xilka iska casilay ayaa taasi waxa ay farxad galisay wadamadii daneynaya is casilaadiisa, waxaana durbadiiba soo dhaweeyay dowladda Ethiopia, iyadoo war ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee Addis abab lagu sheegay in Ethiopia ay si toos ah u taageersantahayay heshiiskii Kampala islamarkaana ay garab taagantahay dowladda KMG. Intii uu xilka hayay Ra’iisul wasaarihii shalay is casilay ee Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa waxaa yaraaday musuq maasuqii ka jiray hay’adaha dowladda, iyadoo mudo sanado ah kadib ay mushaarkooda si toos ah u heleen ciidamada dowladda KMG waxaana taasi ay dhalisay in ciidanka dowladda KMG ay la wareegaan fariisimo farabadan oo ay horay ugu sugnaayeen Al Shabaab, waxaana aan la ogeyn mudada halka sano ah ee dowladda loogu kordhiyay sida uu xaalku noqon doono. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 20, 2011 Abwaan;729415 wrote: lol....The famous sentence. "Maslaxada ummadda ayuu ilaalinayaa" Kuwii ka horreeyeyba, kulligood soo sidaas ma dhihin markii ay xilka ka tageen? Shalay markii uu lahaa waa joogayaana wuxuu lahaa shacabka ayaan u danaynayaa....Toloow markee buu been sheegayey labada wakhti? Ceeb caleek warya. Siyaasi been ma sheego; xawaashkuu badsadaa uun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 20, 2011 Dadoow goormaad tan dowlad moodeeyn, wallaahi Ximan & Xeeb ayaa dhaanto Quote Share this post Link to post Share on other sites