Sign in to follow this  
A_Khadar

Successionists - Land grap, land grap - Another conflict over land on the harizon

Recommended Posts

A_Khadar   

Wada hadalo ugu socday odayaasha ka soo kala jeeda deegaanada xadhadhan coodanle iyo qudhacdhalan oo ay dhexdhexaadinaysay ismaamulka soomalida kilinka shanaad oo ka socday

Baliga gadaale oo u dhexeeya magaalooyinka coodanle iyo xadhadhan qudhacdhalaan,

SAM_0596-300x225.jpg

Halkaasi oo mudooyinkanba ay ka taagnaayeen khilaaf ka yimi dhuldaaqsimeed laga qoday hoghog

Loogu talagalay in laga dhigo baraago ayna qodeen beesha ka soo jeeda magaalada coodanle ayaa waxaa arinkaasi is hortaagay dadka xoolo dhaqatada ah ee ka soo jeeda xadhadhan iyo qudhac dhalaan,

SAM_0592-300x225.jpg

Hadaba waxaa arinkaasi soo dhexgalay maamulka soomalida ee kilinka shanaad maadaama ay tahay meel kamida gudaha ethopia waxaana halkaasi isugu yimid degmooyinka ay kamidka yihiin deeganadasi

Sida maamulka degmada gaashaamo oo ay hoostagto magaalada coodanle iyo maamulka degmada danood oo ay hoos tagto magaloyinka xadhadhan iyo qudhacdhalaan,

SAM_0595-300x225.jpg

Waxaana maalmahanba ka socday wada hadal dhexmaryay maamulads iyo odayaasha deegaanka waxaana sidoo kale goobtaasi ku sugnaa ciidamada ethopia sida kuwa looyaqaan somali police iyo police fedrail oo amaanka goobtasi sugayay waxaana sidoo kale meesha aad ugu buuxa reermiyiga labada dhinacaba oo xoolahoodii daaqayaan,

SAM_0570-300x225.jpg

Kulankaasi mudada socday ayaa waxaa uu maanta ugu danbayntii lagu soo gabagabeeyay jawi wanagsan waxaana laga soo saarey qodobo dhowra oo ay dajisay maamulka kilinka shanaad waxaana ay ahaayeen qodobadani sidatan,

1 In mudo billa laga warsugo maamulka kilinka shanaad

2 In cidii wax qoda bishaasi laga qaadayo 300.000 pirr

3 In cidii dilgaysata bishaasi laga qaadayo 100.000 pirr magtuna dheertahay

4 In meesha kulanka ka dhacay laga sugayo maamulka ethopia

5 In shirkaasi marti galinayso maamulka ethopia

6 In odayaasha shirkaasi iskugu imaanayaa yihiin 11 iyo 11 kii hore ee aan wada hadalsiinaynay

7 In inta hawshaa lagu gudo jiro cidii dhaafta amarkaasi ama jabisaa ay talaabo ka qaadayaan ciidamada ethopia.

Waxaana qodobadaasi soo dhaweeyay labadii dhinac ee halkaasi isku hayay

Sikastaba ha ahaatee maaha markii ugu horeysay ee ay labada dhinac isku qabsadaan dhul laqoday.

Iyadoo ay labada dhinac dhinac ahaan ku eedaynayaaan in ay dabeecad u leeyihiin qodista Qolada kalena ku eedaynaso faro galin dhul illaah oo nalagu fargaliyay waxaana dhacdadani ugu danbaysay tii kalshaale oo laga aasay dhinaca hada dhulkan qoday ayna ku nafwaayeen boqolal dad ah oo ku dagaalamay baliga kalshaale taasina ay sababtay in si amar la.aana lagu aaso baligaasi,

Hadaba waxaa ay tani aad moodaa inay kaga duwantahay tii hore waayo waxaa kala jooga beelaha maamulka ethopia,

daawo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this