A_Khadar Posted June 16, 2011 Burco,(lasanod Online)- Beesha ************* ayaa maanta markii u horeysay shir ballaadhan oo beeshaasi ku qabsatay Burco waxay si cad u mucaaradeen.. Maamulka siilaanyo oo ay ku tilmaamen mid iyadu u dhuratay maamul ku shaqaysata dhinac u xaglin iyo inuu Siilaanyo beeshiisa uun meel walba u dhiibtay. Waxayna sheegeen inuu maamulka Siilaanyo noqoday mid u adeega shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil, Sidoo kale burburiyay ganacsigii xorta ahaa ee ummada ka dhaxeeyey. Shirkan ay beeshu isugu timi waxaa gudoominayay suldaanka guud ee beesha *****************. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Deeq A. Posted June 16, 2011 Khadar, please let us avoid using clan names on the forum. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 16, 2011 ^^ Accepted Ya admin. I didn't mean it, just copied and pasted the news.. Thanks Quote Share this post Link to post Share on other sites