Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland forces capture Widhwidh (Horufadhi)

Recommended Posts

A_Khadar   

How many times you have to report that your militia captured Widhwidh. I thought you said while back that your militia capture the place.. What is wrong with your militia? Are they playing kadhimay kadhim?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Somaliland police was already there national army just arrived today from oog to assist the police because there will be reconciliation conference in widhwidh on the twentieth of june inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Siilaanyo keeps his word he's one of the few honest African leaders When garaad abshir asked President Siilaanyo govt delegation we are willing to give peace a chance release the prisoners of war thats what the garaad asked he did that. The garaad also asked if the govt of SL could pay blood money for the casualties and the unfortunate lives that were lost the president did that also the Govt paid bloodmoney The garaad even asked the delegation if they could remove the national army from widhwidh and the president withdrew the national army from widhwidh the garaad on his turn accepted that no ssc rebel elements were allowed in widhwidh and both parties agreed on that. And peace was given a chance widh widh is one of the safest towns in the horn africa now ,and 3 months ago Keyse abdi yusuf former ssc rebel army leader said that he is willing to continue the peace process between the widhwidh community and their government. Its going in the right direction give peace a chance and inshallah kheyr bey noqon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Sometimes it's not worth to respond to people-ka ay maskaxdu dahaarantahay.. See your idea so cantabaqash when you call people in their homes as nabadiid and those who invaded as nabad doons..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;728749 wrote:
The Somaliland police was already there national army just arrived today from oog to assist the police because there will be reconciliation conference in widhwidh on the twentieth of june inshallah.

Will the "National" President be there?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Wednesday, June 15, 2011

SSC oo khilaaf ku kala maqan iyo Sabarey oo cadeeyey in aanu awood u hayn dagaal.

 

 

Cali Sabarey oo ka warbixiyey dagaaladii uu ka waday dalka Somaliland oo uu ka sheegay in uu kala kulmay guul-darooyin, weliba cadeeyey in iminka la gaadhay xilligii uu soo gebogeboobi lahaa ururkii SSc oo nabad-diidka ahaa. Wuxuu cadeeyey in dhibta haysataa koox ahaan ay aad u balaadhan tahay, waxaana ka kow ah ayuu yidhi khilaaf iyo wada shaqayn la’aan gudaha kooxda SSC ah, sidoo kale wuxuu sheegay in ay jiraan awoodo xadidaya dhaqdhaqaaqyadii ay wadeen oo ay ka mid tahay, dhaqaale xumo, maamul xumo iyo shacabkii oo aan ogolayn in dagaal lagu hoobto ay dib u galaan. Mar warbaahinta taageerta kooxda ay wax ka waydiiyeen xaalada kooxda iyo halka xaal marayo guddoomiye ku-xigeenka Cali Sabareey iyo halka ay xallada ka xun tahay, wuxuu ku jawaabay oo yidhi:

 

“Waxay ka jirtaa dadka go’aamada gaadhaa,dibad iyo gudaba, maamulkeeda iyo dhaqaalaheeda midna ma habaysa. Ciidamdeedu waa kala daadsan yihiin. Waxyaabihii lagu wadi lahaana ma laha. Maamulkiina waa kala maqan yahay, mudaba waa kala laalaa oah sideed bilood ah, taladiisuna waa jilicsan tahay.”

 

Wuxuu kaloo sheegay in hoggaankii iyo odayaalba dhaqameedadii hor boodi jiray kooxda, ay qaar badan oo ka mid ahi u kaceen dalka dibadiisa, welina ay ku sugan yihiin qaarkood dalka Kneya, wuxuu kaloo cadeeyey in mudadaas shacabkii qurbaha joogay aanay ka hayn wax dhaqaale ah, arrinkaas oo ahaa mid ay kooxdani ku shaqaysan jirtay. Wuxuu Cali Sabarey sheegay in shirkii khaatumo loogu magac-daray ee ay beesha *********** ku qabsatay dalka Ingiriiska uu ahaa caqabad labaad oo curyaamiyey hawlihii nabadiidnimda ahaa ee ay kooxdu ku kici jirtay. Isaga oo shirka London ee beesha *********** ku qabsatay London ka hadlayana wuxuu yidhi, mar wax laga waydiiyey.

 

“Annagu markii hore wax tar ayaanu moodaynay go’aamada la sheegay, in la midoobo iyo in khilaafaadka la saaro, hase yeeshe waa soo midho dhali wayday, arrimahaasina meel ay ku sugan yihiin iyo meel ay ku danbeeyeen la garan maayo. Guddihii waa dabcay, dhaqaalihii waa istaagay, maamaulkiina sidaas ayuu u kala maqan yahay.”

 

mar la waydiiyey in xidhiidh ka dhaxeeyo isaga iyo Xaglatoosiye, wuxuu sheegay in aanu jirin xidhiidh badani, wuxuu kaloo sheegay in mudadaii dheeraatay sidoo kale ay ciidamdii kala yaaceen, weliba ay jirto dhaqaale xumo badani. cali sabareey wuxuu quus badan ka muujiyey sii jirida SSc, wuxuu sidoo kale sheegay in dadweynaha laftiisu dareenkaas qabo, weliba dadweynaha ku nool gudaha ee taageeri jiray SSC.

 

Waxaa khilaafaadkaas kaloo u sabab ah, siyaasada nabadaynta ah ee ay Somaliland ka wado degaanada, mashaariicda horumarineed ee ay ka fulinayaan degaanada beesha *********** iyo sida ay xukuumada iyo shacabka Somaliland uga go’antahay in nabad ay ku wada noolaadaan, hanaanka dawladnimona loo sinaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Guddoomiye-xigeenkii Maleeshiyaadka SSC Oo Is Casilay Dhaqale Xumo Darteed

 

 

Hargeysa(Geeska)-Guddoomiye ku xigeenka kooxda nabad diidka ah ee SSC, Cali Sabaray, ayaa sheegay inuu xilkii maleeshiyaadkaas iska casilay isagoo sheegay inay burbur qarka u saarantahay.

Calisabaray waxa uu sheegay in uu daalay oo uu doonayo in cid kale kala wareegto xilka uu ka hayo SSC, waxaanu xusay inay dhaqaale xumo soo waajahday kooxda SSC.

Ku xigeenka horjoogaha oo ku sugan magaalada Buuhoodle waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay warbaahinta Internetka ee taageerta, “Dagaaladii aanu ka wadnay way hakadeen sababo dhaqaale xumo, sidoo kale ciidamaddii Somaliland aad iyo aad ayay isku soo xoojiyeen oo waxay soo degeen degmada Widhwidh waxaana yimid afar guuto ilaa Laascaanood-na aad ayay u joogaan ciidamo degaanka ah waa lagu kordhiyay. Halgankii aanu wadnay waxa soo foodsaaray dhaqaale xumo, iyo masuul xumo,” waxaanu intaas raaciyay “Maamul Xumaddu waxay ka jirtaa maleeshiyada oo aan habaysanayn maamulkii oo kala maqan.

Cali Sabarey waxa uu sheegay in uu daalay oo aanu sii wadi karin maamulka kooxda SSC waxaanu yidhi “Anigu waxaan qabaa in isbedel la sameeyo ciidanka Somaliland-na si adag ayuu iskusoo xoojiyay sidaasi darteed. Shakhsi ahaan waxaan jecelahay in cid kale maamulka gacanta ku dhigto anigu waanu daalay muddooyin adagna waanu, soo marnay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SL/SNM Clan Militia should stop their clan war on SSC People

 

 

 

Maleeshiyada Jabhada SNM ah oo Galabta Dagaal Ku Qaaday Widhwidh iyo Saan Saan Dagaal oo Halkaasi Kajira.

 

Maleeshiyo katirsan maamulka labaxay Somaliland ee SNM (Somalida Neceb Midnimadda) ayaa galabta gudaha ugalay degmada Widhwidh ee gobolka cayn ciidamadani ayaa lagu soo waramayaa inay kasoo ruqaansadeen degmada Balihadhac ee degmadda Widh-Widh ayaa la sheegay inuu hor kacayo horgalka dhowaan falaagoobey ee kayse Af-dhuub.

 

dadka deegaanka oo intooda badani aad uga soo horjeedaan arintan ayaa laga dareemayaa diyaar garow dheeraad ah iyo saansaan dagaal waxaana wararku sheegayaan in halkaasi ay kusii jeedaan ciidamo katirsan dadka deegaanka oo isu diyaarshey difaacida deegaankooda.

 

Si-kastaba ha ahaatee waxaa guud ahaanba gobolka cayn laga dareemayaa caawa saasaan dagaal waxaana taagan dhiilada colaada cusub ee halkaasi laga fili karo.

 

Xamse Xasan Geelle

 

Buuhoodle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

There is no war going on. Just a slow take over with the invitation of Widhwidh born Keyse Yusuf.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this