Nabad_dadaye Posted June 22, 2011 maxaabiista wexey dareemaan cariiri ,xuriyad la,aan , iney meesha laga saaro waa waxa eey ugu jecel yihiin , hadal macaan iyo jiif fiicanna mahelaan , kalama dooran karaan qolka lagu xirayo inuu nadiif noqdo ama dagan yahay. laakin guurka waa opposite ,sidee hadaba laysla meel dhigayaa guur iyo xabsi . soomalida wexey tiraahdaa guur waa samir ,waa lays dagaalayaa oo carab iyo ilkaba wey is qaniinaaye . haduu uu samirka kaa dhamaado wanaagna jirin xalbey leedahay waa inaad wanaag kukala tagtaan . Quote Share this post Link to post Share on other sites