Saalax Posted June 14, 2011 Yuusuf maxamed siyaad indhacade oo haatan ka mida saraakiisha ciidamada dowlada kms oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu eedayn u jiidiyay xukuumada uu hugaamiyo Raiisulwasaaraha Maxamed c/laahi farmaajo asagoona sheegay in ay jiraan lacaga badan oo soo galay xukuumada oo loo isticmaalay qaababkale oo uusan shaacin (Indhacade ) Yauusuf siyaad ayaa sheegay in lacagahaas ay ka yimaadeen hay,adaha gar gaarka bixiya iyo waliba jaaliyada somlida oo sheegay in loogu tala galay in wax loogu qabto dadka dhibaataysan ee barakaca ku ah gudaha magaalada iyo daafaheeda,lacagahaasi oo sheegay in yar oo kamida lagu shubay Bangiga dhexe inta kalan lagu shubto jeebka sida uu hadalka u dhigay Indhacade. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade waa nin hubaysan dhawaana uu janeraal uu u dalacsiiyay madaxwayne Sheekh shariif balse waxa uu inta badan ku loolamaa siyaasada wadanka khilaafka xilligaas jira,dhwaan ayay ahayd markii uu sheegay in hadii dib loo dhigo doorashada madaxtinimo uu isagana noqondoono madaxwayne taasi oo uu kaga soo horjiidiyay hadafka siyaasada Farmaajo iyo madaxwaynaha oo xilligaas dalbanayay in muddo sanad ah dib loo dhigo doorashada madaxtinimo. http://galgalanews.com/?p=14525 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 14, 2011 Indhacadde iyo iska-hadalkiisa. He condemned Omar Abdirashid and now Farmaajo. Who will listen to him anyway. I will not. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted June 16, 2011 Anyone but Indhocadde should be heeded. Indhacadde warkiisa yaa ku jira abti. Quote Share this post Link to post Share on other sites