Saalax Posted June 13, 2011 Maamul Goboleedka Cusub ee dhawaan looga dhawaaqay Gobolada PL ee Gaa Gaab Sate ayaa qoraal u Gudbiyay Xafiiska Maamula Siyasada Somaliya ee Fadhigiisu Yahay Nairobi, War Murtiyeedkaasi ayay ku Dalbanayaa in sidii looga caawin Lahaa Arimaha dhismaha Ciidamada iyo Badhitaarida Hay’addaha Maamulkaasi. Xafiiska Siyaasada ee Qarmada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somaliya ayaa Horay u sheegay inay soo dhawaynayaan Maamul Goboleed kasta o Dhulkiisa Xasilin iyo Amaan ka dhalin kara. Maamulkan ayaa waxa dhibada u Taagay Siyaasiyiin ka soo Jeeda Puntland Kuwaasi oo Saluugsan Siyaasada Maamulka C/raxmaan Faroole, waana Maamulkii Afaraad ee PL laga dhiso Tan markii Dr Faroole talada PL la wareegay Sanadkii. http://galgalanews.com/?p=14485 Quote Share this post Link to post Share on other sites