Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2011 Jen. Yuusuf Indhacadde oo taageeray go'aannadii Kampala, kana hadlay dibadbaxyada ka socda Muqdisho Isniin, June 13, 2011 (HOL) – Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) ayaa taageeray heshiis ay madaxda DKMG ah ku gaareen dalka Uganda, isagoo sheegay in dibadbaxyada ka socda Muqdisho ay abaabulayaan xubno dowladda ka tirsan oo dano gaara leh. Mas'uulkan oo ka mid ah saraakiisha ciidmada DKMG ah, ayaa sidoo kale ugu baaqay ra'iisul wasaare Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) inuu si nabadgalyo ah xilka isaga casilo, uuna tixgeliyo heshiisyadii lagu gaaray Kampala. "Shirkii Kampala waxaa lagu xalliyay khilaaf jiray - waana soo dhaweynayaa," ayuu Jen. Indhacadde oo intaas ku daray, "Banaanbaxyada ka socda Muqdisho waa kuwo ay abaabulayaan xubno dowladda ka tirsan, dhaqaale badan ayaana lagu bixiyaa." Jen. Indhacadde, wuxuu sheegay in mudaaharaadyada Muqdisho ay yihiin kuwo dano gaar ah laga leeyahay, isagoo sheegay in haddii ay yihiin dibadbaxyo dhab ah laga sameyn lahaa goobaha ay ka taliso Xarrakatul Shabaab. "Mudaaharaadyada Muqdisho ka dhacay waxay sababeen qaraxyo iyo dhibaatooyin kale, waxaana rumeysanahay in dadka abaabulaya ay u shaqeeyaan Xarrakada Al-Shabaab," ayuu hadalkiisa raaciyay. Sidoo kale, Jen. Indhacadde wuxuu sheegay inuusan garanayn sababta loogu bannaanbaxayo ra'iisul wasaare Farmaajo oo uu sheegay inuusan ka waxqabad badnayn ra'iisul wasaarayaashii ka horreeyay ee xilalka laga qaaday. "Ra'iisul wasaarayaashii hore oo ay ka mid ahaayeen Nuur Cadde oo badbaadiyay suuqa Bakaaraha, Cali Maxamed Geeddi iyo Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo laga qaday xilalka looma bannaanbixin, waxaan garan waayay sababta Farmaajo loogu bannaanaxayo, isagoo aan ka waxqabad badnayn ra'iisul wasaarayaashaas," ayuu Jen. Indhacadde is-weydiiyay. Su'aal ahayd sida uu u arko in go'aanka is-casilaadda Farmaajo lagu xiray go'aanka uu baarlamaanka ka gaaro qodobbada shirkii Kampala ayaa sheegay inuusan horay uga sheegay Qarammada Midoobay iyo dalka gudihiisa inuusan jirin baarlamaan wax dooran kara, uuna la yaaban yahay sababta uu maanta ugu xirayo xil ka dagistiisa. "Farmaajo waxaa laga sugayaa inuu fuliyo heshiiska lagu gaaray Kampala, haddii uu fulin waayo waxaa qabanaya heshiiska, waxaana lagu soo rogi doonaa cunno-qabateyn, tallaabooyin kalena waa laga qaadayaa," ayuu yiri Jen. Indhacadde. Ugu dambeyn, Yuusuf Indhacaddd oo wareysigan siiyay Radio Shabelle ayaa shacabka ugu baaqay inaan la qaldin oo aysan naftooda qaribin, isagoo xusay in Farmaajo uu soo magacaabay madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, baarlamaankuna uu ansixiyay, iyaguna ay diideen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 13, 2011 to hell with him then !! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 13, 2011 For once, Indhocade is talking sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 13, 2011 He is talking ,, just to talk Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 13, 2011 He is *****ing for the PM.. I am for him since this TFG will be good for nothing.. Indhacade for PM! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 13, 2011 He is neither a Shiekh nor General but just a FOOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 13, 2011 Abwaan;728429 wrote: He is neither a Shiekh nor General but just a FOOL. hehe wise words my friend Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 13, 2011 Fools are the only people who can hold these posts and stay in powers so long. Other day, I met a man who said he is a candidate for Somalia's presidency position in the next election. Man next to me saw me rolling my eyes and shaking my head and he said don't be surprised that is the only jobs peole like him can apply and get. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 13, 2011 if i was him mar horaan is dili lahaay indha sheydaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted June 14, 2011 "Farmaajo waxaa laga sugayaa inuu fuliyo heshiiska lagu gaaray Kampala, haddii uu fulin waayo waxaa qabanaya heshiiska, waxaana lagu soo rogi doonaa cunno-qabateyn, tallaabooyin kalena waa laga qaadayaa," ayuu yiri Jen. Indhacadde. a wards of Wisdom mr. indhacadde. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kornaylka Posted June 14, 2011 Xaaji Xunjuf;728374 wrote: "Ra'iisul wasaarayaashii hore oo ay ka mid ahaayeen Nuur Cadde oo badbaadiyay suuqa Bakaaraha, Cali Maxamed Geeddi iyo Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo laga qaday xilalka looma bannaanbixin, waxaan garan waayay sababta Farmaajo loogu bannaanaxayo, isagoo aan ka waxqabad badnayn ra'iisul wasaarayaashaas," ayuu Jen. Indhacadde is-weydiiyay. This guy is got to be joking. Firstly its not wise to put Nur cade, farmaajo, cumar cabdi rashid and geedi of all people in the same category. I don't know much abt ina sharmarke but, Nur cade came across as a decent person, Geedi was as shameless and as corrupt as ****. Farmaajo on the hand seems to be well liked by the koonfurians, if I may use a popular term on Somaliaoline, and if mr indhacade was an honest observer he would not even dare pose such an empty question as ,"waxaan garan waayay sababta Farmaajo loogu bannaanaxayo, isagoo aan ka waxqabad badnayn ra'iisul wasaarayaashaas," ayuu Jen. Indhacadde is-weydiiyay?! Well, may be geedi and cumar sharmarke did well, but obviously not enough to have been registered by the people, which is why they are protesting for the only person they knew in ages who made a noticeable change. Micnaheedu waxay tahay in tuugtii hore ee meesha lacagta keliya u joogtey in la rabo meesha in la keeno, oo dadkii hore ugu shaqeysan jirey for the last 20 years lagu soo celiyo, Somalidana wixii silcayaa ay iska silcaan illeen waa Somali oo caqli malehee. Reliable xogogaal people tell me that in indhacade wasiirka difaaca laga dhigi doono, dhowr tuug oo uu farmaajo hore u eryeyna ay rabaan jagooyinkii ay hore u haysan jireen. Soomalida koonfur ilaahay ha u gargaaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
double decker Posted June 14, 2011 I know I am wasting my time but let us not talk about fools. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 14, 2011 Tuug tuug kale rabo. Qabqablinimadii iyo waxaas inay usoo noqdaan uu rabaa. The only time I would support Barbaarta were if kan Indhamadoowahaan iyo wixii la mid ah qaarjiyaan oo ciribtiraan. That would be the day. Most qabqabliyaal, including Max'ed Dheere and Muuse Suudi, root for Shariif Xasan iyo qash qashaadiisa. Waxa uu u balanqaaday ma'ogiyee. Quote Share this post Link to post Share on other sites