Mooge Posted June 12, 2011 coffee hole update. Tarzan, the crook mayor of muqdhisa who was paid a big cash started for the first time using loud speakers driving around neighborhood to bring people out for demo and neighbors are already complaining about his tactics. the ***** was disappointed today cuz not many came out and the few street kids who joined him left the scene very quickly. Everyday that goes by, he is loosing some street kids and some are already complaining they are not paid well and haven't eaten for one day. how long will tarzan do this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 12, 2011 DEG DEG: Gawaari Codbaahiyeyaal lagu rakibay oo dadweynaha Muqdisho loogu baaqayo inay soo baxaan jowhar.com Iyadoo maalintii shalay aanay Magaalada Muqdisho ka dhicin, kadib labo maalmood oo banaan baxyo xiriir ah oo kumanaan dadweyne ka qeyb galeen uu gil gilay Caasimada Muqdisho ayaa saaka waxaa ka socota Muqdisho qaban qaabo xoog leh oo lagu diyaarinayo banaan bax ay qeyb ka yihiin Ururada Bulshada. Sida ay sheegayaan wararka Gawaari Codbaahiyeyaal lagu soo rakibay ayaa dhex wareegaya Xaafadaha iyo wadooyinka waa weyn ee Muqdisho, kaasoo dadka loogu baaqayo inay u soo baxaan banaan bax. Wararka qaar ayaa sheegaya in Qeybaha kala duwan ee bulshada oo shalay ilaa xalay shirar u socday ay ku baaqeen in la dhigo banaan bax kacdoon ah, kaasoo dadka ay ku muujinayaan dareenkooda, loogana soo horjeedo heshiiskii Kampala. Gaadiidka ku rakiban codbaahiyeyaasha ayaa waxaa dadka lagu guubaabinayaa inay guryahooda ka soo baxaan, ayna muujiyaan dareenkooda, sidoo kale heeso wadani ah ayaa bar bar socda, kaas oo u muuqda mid lagu soo bixinayo dadka. Qaar ka mid ah Xubnaha dhaq dhaqaaqa Bulshada oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in banaan baxa ay qaban qaabinayaan uu ka duwan yahay kuwii hore, isla markaana uu yahay mid sharciyeysan, isla markaana uu yahay mid amar looga qaatay Hey'adaha Ammaanka. Banaan baxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho maalmihii jimcihii iyo Khamiistii ayaa ahaa mid saameyn ballaaran ku yeeshay dhaq dhaqaaqii magaalada, kadib kumanaan ruux oo aad u careysay ay xireen wadooyinka, kuwaasoo ka soo horjeeday heshiiska Kampala lagu gaaray ee dhigaya in Ra'iisul wasaare Farmaajo muddo sodon cisho isku casilo, isla markaana doorashadii Agosto dib loogu dhigay muddo sanad ah. Qaban qaabada banaan baxa saaka lagu wado in Muqdisho ka dhaco ayaa ku soo beegmeysa xilli shir ay yeesheen Golaha wasiirada ay shuruud ku xireen dhaqan gelida heshiiska Kampala, isla markaana ku dalbadeen in la horgeeyo Baarlamaanka si uu u ansixiyo ama u diido. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe http://www.jowhar.com/news.php?readmore=1594 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 12, 2011 the faces of tarzan supporters. :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 12, 2011 Mudaharaadyada Muqdisho oo la soo ogaadey in Ciidamada iyo Caruur lasoo aruriyey ay ahaayeen(Sawiro iyo cadeymo) Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 12, 2011 Mooge get some sleep, will ya this is just SILLY........... VIVA SOMALIA Quote Share this post Link to post Share on other sites