Mooge Posted June 12, 2011 one important update from the coffee hole. Shariif had a meeting with farmajo and he told him to stop the nonsense. Farmaajo said that he feels his loyalty is not returned, but shariif who became a hardball politician lately said "danta guud fiiri macalinka." "Aniga iyo gudoomiyaha baarlamaanka wada hadal ka galnay sida aragtiyada la isugu soo dhoweyn lahaa, caqabaad ka timid waxay aheyd sida ay u wada shaqeyn Xukuumada iyo Baarlamaanka, gudoonka baarlamaanka waxay dalbadeen in la bedelo Ra'iisul Wasaaraha, anaga waxaa ku doodnay in la is cafiyo la isa saamaxo, caqabada markii ay bateen Ra'iisul Wasaaraha u yeernay waxaan u sheegnay xaalada sida ay tahay, iyo hadii meesha looga tago sida xaalada noqon karto. Wuxuu Ra'iisul Wasaaraha ku qancay inuu istiqaalad gudbiyo, waan garan karaa xaalada iyo xanuunka ay leedahay in Ra'iisul wasaaraha is casilo, aniga soo magacaabay markii hore, xaalada lagu ansixiyay waa garan kartiin xildhibaano cod ayay siiyeen, gudoomiyaha wuxuu ku lahaa door ku lahaa tirada lagu ansixyay tirada 251 ayadoo sharci ah, Ra'iisul Wasaaraha iyo Xukuumadiisa intii ay shaqeynayeen wax qabad fiican ayay la yimaadeen, waana ku amaanaynaa in xukuumada guulo fiican ay gaarto"ayuu yiri Madaxweynaha. he was asked about the demos in mogadishu and these were his words " dad ayaa jira lacago bixinaya isla markaana fawdo abuuraya " Tarzan's days are numberd. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=1598 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 12, 2011 everything i have been saying is becoming true. the veil is coming off the nonsense. It is a big blow for Farmajo. What will Tarzan the hired bullet do now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 12, 2011 I don't know if you notice or not but shekh sharif defends sharif xasen in that interview. he is telling everyone my kampala deal will stay. Ra'iisul wasaaraha aniga soo magacaabay markii hore, gudoomiyaha wuxuu ku lahaa door tirada 251 lagu ansaxiyey ayadoo sharci ah , Quote Share this post Link to post Share on other sites