Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Las Anod Elders SL/SNM Clan Militia Must leave SSC Regions NOW

Recommended Posts

Wrong wrong wrong if they can say that they are not part of Somaliland they could've said they are part of ssc clan jabhad but they didn't if they can call Somaliland Somalidiid don't say they can't Support ssc clan jabhad openly as they said in the video they support Somaliweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I am not sure what/where you are tying to take this beyond here if they clearly said they don't need your thugs in their homes. Doesn't make you any difference if they support ssc cause, p/l or above all somaliweyn. Or you are having Kalshale nightmares so you are ok with anything but not ssc.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;728744 wrote:
I am not sure what/where you are tying to take this beyond here if they clearly said they don't need your thugs in their homes. Doesn't make you any difference if they support ssc cause, p/l or above all somaliweyn. Or you are having Kalshale nightmares so you are ok with anything but not ssc.

Thats the whole point those elders don't support the so called ssc jabhad and they do not support Xaglatoosiye my question is why dont they support Xaglatoosiye?

They could've support Alshabaab who knows, if Somaliland tomorrow leaves including the police and the admin Amay shabaab meesha so degta ileen Alshabaab ba wa Somaliweyn eh? A khadar why dont you answer the question why dont these elders in laascanood support ssc or xaglatoosiye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Why they don't support s/l and if they said clearly they don't want your snm jabhad militia why the thugs you support are still there? If you answer these, I will answer your meaningless questions...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

TAGEERO WEYN oo Blaadhan oo Ku Socota Odayaasha Laas Caanood iyo Gudiga Nabadgalyada iyo Midaynta Shacabka SSC

 

Inaan Ciil Qabo Oo Colaad Dhici,Caada Qaatiyo Caallahaan Qabin‏

 

Ammaan,Bogaadin,Taageero iyo Salaan baan u dirayaa guddiga Nabadgelyada iyo Midaynta SSC. Waa go’aan taariikhi ah,oo aan waxba dhaafin,ummadda SSC ka mudan aqbal iyo fulin. SNM,Horgal iyo Heeranka Hotel Xamdi dhagarta iyo khiyaamada u jooga,waa bayaankay ku quus qaadan lahaayeen,waa hadday quusta gartaan eh!

Xoolo qoorqabad biyo kuma cabbaan,waxaa iga diimoon waxa SNM,Horgal iyo Heeran kaga talo galeen ina rag. Hore ayaa loo yidhi rag ciil cadaab ka doorey,iyo lawaa wax walaal rag uga roon.

Inaan ciil qabo oo colaad dhici,caada qaatiyo caallahaan qabin. Caalle waa doqonka ina rag kibir la soo doonta,shalay hilmaama,berri aan teello(abaal) sii dhigan,dunida maalin u haysta.

SNMta maanta nool mindhaa waxay wada dhalaty wixii ka dambeeyey 1991kii. Mindhaa runta ma jecla oo taariikhda way inkirtaa. Shalay wixii jirey mindhaa ma xusuusato,oo beenta ay ka door bidday. Mindhaa caqliga uma noqoto oo riyada ayaa hoggaamisa. Mindhaa isma qabato cid qabatana ma hayso. Mindhaa way garan la’dahay inaan been,afxumo,kibir,laaluush iyo qori caaradiis aan SSC waxba lagaga qaadi karayn. Waaya arag,waxgarad,caaqil Hoolif baa hore SNM ugu sheegay inaan Horgal iyo Heeran mateli karin SSC. Dhegihii wax weeleeya(gunta) ayaa wax maqla,caqligii fekera ayaa wax garta,indhihii xis ka dambeeyo ayaa wax arka,damiirkii dadnimo ku jirto ayaa wax fahma-illayn duul la rogi looma taag helo.

SNM fudayd waa lagu xaman jirey,maanta horteed inay caqli xuntahay lama ogayn. Waxaan garan la’hay halka ay ku socoto,Galbeedka Somalia, Awdal State ,Maakhir iyo SSC yaan hal mar dagaal ku wada qaadayaa,waa naf go’aysa sabab ma weydo. Waxgaradka tilmaanta ayaa deeqda,waxmagaradkana warranka ayaa deeqa.

Baaqnai SNM,Horgal iyo Heeran ka sokow wuxuu la hadlayaa Deriska SSC,iyo ummadda SSC,midba muxuu ku yidhi:-

Deriska wuxuu u sheegay inaan SSC inta ruux ka noolyahay ogolaan doonin in dad,dal iyo dan lagu gardaroo do,ayna taas badalkeed ogoshahay deris wanaag,nabad ku wada noolaasho,isdhexmar iyo dheef wadaag. SSC wuxuu ugu baaqay midayn cod,calaf iyo cudud dibed iyo gudo. Waa baaq halganka ku soo kordhiyey missaan aad u qiimo badan,dhegasi wacan.

http://www.lasanod.com/details.php?num=5864

SSC waa codka,Midnimada,Xorriyadda,Qaranimada,Sinnaanta,Cadaaladda,waxay hiil iyo hoo la garab taagantahay cid oo dulmi ku sugan-halkan hoose ka dhegayso waraysi laga qaaday afhayeenka Awdal State Garyaqaan Rashiid Xirsi,dhagaysi wacan.http://awdal.awdalstate.com/?p=1888

M.H.Buraleh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

TVSOMALILAND Waxgarad Ku baaqay IN Ciidamada Somaliland ay ka baxaan Lasacanod

Waxgarad ugu baaqay Ciidamada Somaliland inay ka

baxaan Lasacanod

 

Laasacaanood (TVSLE) Qaar ka mid ah Odayaasha iyo

Waxgaradka ku dhaqan Magaalada Laasacaanood ee

gobolka Sool ayaa Somaliland ugu baaqay in

Ciidamadooda ay kala baxaan Magaaladaasi.

 

Kadib kulan shalay galinkii dambe ay ku yeesheen

Magaalada Laasacaanood ee Xarunta gobolka Sool

Odayaal iyo Waxgarad kasoo jeeda Magaaladaasi ayaa

waxaa ay kaga hadleen dhibaatooyin ay sheegeen in

Ciidamada Somaliland ay ku hayaan dadka ku nool

halkaasi.

 

Odayaaha iyo Waxgaradka kulanka ku yeeshay

Laasacaanood ayaa waxaa ay shirkooda kasoo saareen

go’aano dhowr ah kuwaasi oo ay ka mid yihiin in

ciidamada Somaliland ay Magaaldaasi isaga baxaan

maadaama ay tilmameen inay kusoo duuleen

deegaanadaasi sida ay hadalka u dhigeen.

 

Waxgaradkaasi ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxda ugu

sar sareysa Maamulka Puntland inay soo faragaliyaan

arintaasi marba hadii ay kasoo jeedaan deegaanadasi.

 

Mudooyinkii dambe ayaa Magaalada Laasacaanood ee

Xarunta gobolka Sool waxaa ka dhacayay dilal iyo

qaraxyo loo gaysanayo Mas’uuliyiinta iyo Saraakiisha

Ciidamada amniga ee Somaliland kadib markii ciidamada

MSomaliland, Puntland ay kala wareegee Magaaladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

mareeg.com/ Las Anod Residents Warn Somaliland Clan Enclave It Must Withdraw Its Militia soon

 

13 June 2011

 

LAS ANOD (Mareeg) – The break away republic of Somaliland on Monday was called for withdrawing its troops from the town of Las Anod, the regional capital of Sool.

 

 

 

After key and lengthy meeting in Las Anod town, Local elders and shrewd said the presence of Somaliland forces in the region is a great problem on the residents there.

 

 

 

They accused the self declared republic of using the region a base to launch raids on other regions in northern Somalia.

 

 

 

The local elders urged the semi-autonomous state of Puntland interfering the matter and try to remove the burden of Somaliland on the region of Sool.

 

 

 

In the last few months, there had been repetitive battles locals have had with Somaliland forces in the region in an attempt to liberate the towns and areas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Lascanod Gudi 21 Xubnood ah oo Baaq u diray Guud ahaan Shacabka SSC, Fariin Culusna oo Kama Danbaysana Siiyay Jabhada snm/sl

 

 

Som24/News/Gudi isku magacowday inay yahiin gudi 21 xubnood ayaa maanta si wada jira u qabtay shir ay kasoo sareen qodobo ku wajahan inaanay wax la wadaagin maamulka somaliland

isla markaana aysan diyaar u ahayn in ay ka wada xajoodan maamulkaas sidi xal waara uga gaadhi lahayen xalinta

khilaafad ee dagamadan ka jira kuwaas si cad ugu baaqay ilaa inta ay somaliland ka baxayso dagamada ssc inaanay

waxba la wadaagayn

 

Hadaba ugu horayntii shirkaas oo isagu ahaa mid ay dhamaan kaso qayb galeen odayaasha 21 ah ayay qodob ay so falan qeeyen kana

so xaajooden ayay halkaas baaq ku adan maamulka somalilan usoo jeediyeen waxan isagu ugu horaynti halkaa ka hadlay

 

Xoghayaha gudigan( mr bile farax cali) ayaa isagu ugu horaynti sharax ka bixiyay nuxurka shirkooda isago tilmamay

in gudigan mudo dhowr iyo labatan casho ah ay ka shiriyeen sidii go,aan cad oo kama danbaysa uga gaadhi lahaayen xalada

magalada iyo guud ahaan somaliya mr bile ayaana yidhi shirkaygu wuxuu ahaa mid aanu ku eegaynay dhibata siyaasadeed ee nabadgalyo

daro dilalka talantaliga uga dhacaya magalada ee an meelna loo haynin xadhiga,qafaalashada.dadka la kaxaysto meelo

ama magaaloyin shishiiye iyo xabsiyo fog fogna la gaynayo.

 

Sidaa daraa deed ayuu yidhi bile gudigu waxay gaadhay go,aamo laba qodob ah

kaas oo ku wajahan mid ay u dirayaan maamulka somaliland iyo baaq ay uso jeedinayaan dhaman Shacabka SSC

 

 

 

Baaqa Hore Shacabka SSC

 

Ugu horaynti ayaa xoghayaha gudigani uu baaqoodi ku bilabay Shacabka SSC

baaqan waxa soo saray gudiga midnimada iyo midaynta beelaha Shacabka SSC

hadi anu nahay markii aanu yeelanay fadhiyo badan kana doodnay arimaha murugsan ee ku adan dagamada SSC

iyo kala qaybsanaanta beesha

 

1- Waa in Shacabka SSC ku midoobaa isla markaana laga baxa kala qaybsanaanta beesha dhaxdeeda

 

2- Waa in laga hor tago iska horkeenka Shacabka SSC taaso ay ka faiidaysanayaan cid kastaoo aan dan u wadin beelasha

 

3-Beelaha dariska ah cidii aan beesha dan u wadin waa in laga midooba

 

4 Waa in la taageera shirwaynaha Shacabka SSC ee dalka gudihiisa meelna looga so wada jeesto cid kasta oo ka hor timaada

 

5-Waa in gacan adag la isaga celiya cidi dhib ka wada dagaamada beesha

 

6-Waa inay wada shaqayn yeeshan gudiyada ka shaqaynaya dibada iyo kuwa dalkuba

 

 

 

 

Baaqa 2aad Jabhada snm/sl

 

Anigoo ah gudi ka kooban 21 xubnood ah oo ka kooban beelaha dhulbahnte kadib marki aanu yeelanay

kulamo kana doodnay arimaha murugsan ee ka jira dagaanka dhulbahnte

 

1-waxaanu beesha calamka u sheegayna inaanu Shacabka SSC ka mid ahayn maamulka isku magacaabay somaliland

2- waa in maamulka somaliland ciidamadeeda kala baxda dhulka Shacabka SSC si sharuud la,aan ah

3- waa in dhamaan lasii dayo dadki la qab qabtay wixii aan danbi lahayn laguna so celiyo dagamadooda

4-waa in maamulka isku magacaabay somaliland ay joojiyan gulufka coladeed ee ay ka wadan dagamada Shacabka SSC

ee sida aargoosiga ah u dhacaya

5-waxaan maamulka isku magacabay somaliland u sheegayna in aan beelna beel qabsan karin sidaa daraadeed

maamulka hargaysa ee siilaanyo hogaaminayo waxaan xasuusinayna in laso dhaafay xiligii beeluhu is qabsan jiren

waa laso dhaafayna xiligii cadaawada somaliya ay taagnaan jirtay

 

maha in dadka la cabudhiyo mana aha in xoog lagu qabsado waxaanu si gara ugu dardaarayna oo soo jeedinayna

marna inaanan marna ku xasilaynin qori afki oo tunka nalagaga hayo oo la yiraahdo somaliland ku noqda

ma yeelayno mana qaadanayo taas hadaanu nina naga hadhaynin ma yeelayno taas.

 

intaaasi kadib markuu usoo jeediyay qodobadi xoghayaha gudigaasi

waxa iyaguna geestooda hadalki la wareegay qaar kamida odayaasha gudigaasi oo iyaguna

ku taageray xoghayaha go,aankooda iyo inuu yahay mid ay u cuskaden markii dagamadoodu noqdeen kuwa

dad duulan ku ahi qabsaden waxaanay taasi ku qeexen inaanay marnaba jirin wax ay la qaybsaden mamulka somaliland

ama ay wada dhigteen dhismaha maamulka somaliland iyago waxa qudha ee ay mudnaanta siiyen odayashani ahayd

in oodwadaag iyo daris nimo uun ay ka dhaxayso balse marnaba inaanay jirin wax lagu heshiis yahay oo beel ahaan

iyo maamulka somaliland horay u kala xeerteen

 

Gabagabadii shirkaasi ayaa waxa soo xidhay gudoomiye ku xigeenka gudigaasi mr ismaaciil maxamuud xaaji ismaacil

ayaa si adag isaguna hadalki u baxay isagoo si adag carabka ugu adkayeeyay kala fogaanta beesha iyo maamulka somaliland

taas oo uu ku hogo tusleeyay odaygu inay dirqi tahay salada ay wada tukanayan wax ka dhaxeeya iskaba daayo

 

Odayga ayaana hadlki ku gunaanaday mar hadii ay somali diiden aniguna ma doonayno somalidiid dhulkuse waa naga dhaxeeya

cid nagala wareegi kartaana majirto calamkuna haku xisaabtaman horayna inaanu igiriis iyo dowlado iyago wata u yeeli waynay

hadana aanu nahay ragii barigaa diiday wiilashay dhaleen oo anan si sahal ah wixii la rabo naloo marsiin karayn.

 

Go,aamadan ayaa ah kuwii ugu cuslaa ee sanadahan si badheedha gudi tirahdoodu gaadhayso 21 odayaal ahi

ay maanta si aan gabasho lahayn ay u soo jeediyan gudaha magalada lascanod

xili weliba ay ku sugan yahiin xubno wasiiro somaliland ah oo uu horkacayo wasiirka wasarada warfaafinta maamulka somaliland axmed abdi xaabsade

Wasiirka wasarada ganacsiga iyo warashadaha abdirisaaq khaliif xildhibaano lataliyaal madaxwayne siilaanyo

 

Saraakiil ka tirsan ciidanka amniga badhayaal oo iyagu mudo bilaba ku hawlanaa sidii xal nabadgalyo oo dhamaystiran

ay waftigan ugu soo dabaali lahayen isla markaana u gogal xaadhi lahaayen sidii loo heli leha cida uga qayb gasha

waxgaradka dagamadan gogal uu madaxwaynaha maamulka somaliland siilaanyo horey ugu baqay inuu u dhigay beelaha dhulbahnte

oo uu sheegay inuu kula xaajoon dono

 

Hase yeeshe dhawaqa odayashan aya noqonaya mid si wayn waji gabax ugu rida waftiga mudada bilaha ah

shirarka iyo la xajoodka ka waday magalada kuwaaso qaybaha kala duwan ee dadka ku dhaqan magalada horey ula yeeshay kulamo lagu falanqaynayay sidii nabadgalyada, maamulka somaliland iyo

shacabka dagamadan lo wada shaqayn laha kadib marki xalada magalada lascanod ay noqtay mid faraha ka baxday oo dilalka iyo qaraxyadu ka noqdeen kuwa aan

loo aabo yeelin.

 

Hoos ka dawo isagoo vedio ah si aad u maqasho

 

SOMALI24.NET

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Taleexi;728916 wrote:
SSC community is expected to do more than that. Nevertheless, good job that is methinks.

 

Warlord Siilaanyo and his snm/sl Clan Faction are NOT interested in peace. Warlord Siilaanyo does not want to remove his clan militia from SSC Regions.

 

For the last 3 years SSC people were telling SNM militia to peacefully remove their snm/sl militia from SSC. All SSC people traditional leaders, elders, men, women, youth/student, intellectuals, clerics, diaspora all demanded the removal of SNM Clan militia in SSC. SSC people cannot tolerate anymore killing , jailing, kidnapping, torture of innocent residents of SSC regions. Now SSC People are ready to defend and liberate their land.

 

SSC People need a strong SSC Army to free SSCland and protect SSC People from the constant snm's attacks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

We know "Somaliland" doesn't want peace but for us we've to talk less and work more. My dad is in the clip and I'm proud of him. Didn't expect he would be in LA rather in the front line.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this