Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

New Mamuul Goboleed in Somalia Gagaab state

Recommended Posts

Puntland oo Maamul Goboleedkii Afraad Looga dhawaaqay

Posted by Boosaaso on June 11, 2011 in Warar | 0 Comment · 553 views

Bosaaso:-Waxaa maagalada caasimda ee dalka Sweden iyo wadamada ku xeeran ee loo yaqaan Scandinavian- Waxa ka socda qorshe Abaabul xoogan oo lagu dhaqaawi rabio maamul Gobleed la magaca baxay Gagaab Satate

 

Maamul Gobledkan oo caasimdus noqon doonto Magaalda Qandala oo ku taal taal xeebta bada cas aya waxa hoos tgei doono ilaa Lix Goblka ay ma kid yihiin Dhadaar Balidhidhin Unuun Canjeel Gurur Xamure waxaa sidoo kale ay yeelan doontaa 37 degmo oo hoos imaan doona kumanaal ka tirasan qurba joogta dadka degaanksi dega ayaa ku sii qol qolaya dalkaasi Sweden si ay uga qayb qataab shirkaan dhidibada loogu tagi doono Maamul Gobleedka cusub,

 

Warar hoose oo aan helyno ayaa sheegay in Maamul gobledkaan ay hor boodyaan siyaasiyiin horay u saluugsanaa MaamulkaPuntland oo ay ka mid yihiin Cabdirsaaq sheekhaduun ,Prof Farjac oo aaa Musharax Isu soo taagay Hogaanka Puntland Sanadkii 2009- Walow uu Waayay Korsiga Madaxtinimada Puntland.

 

Xidhiidh ay GaGalanews La Samaysay Cabdirsaaq sheekhaduun oo Ku suqan dalka Jarmalka ayaa ka gaabsaday warakaasi inuu shegto Waxana uu yiri ma jiro Maamul Gobleed aan dhisayo iyo mid aan ku jiro qorshahiisa oo ka baxsan Puntlanad wayse dhici karta ain ay jiraan rag ku hawlan arintaasi

 

Dr farjac oo aan isku daynay in aan la xiriro si aan wax uga ogaano ayaan noo suurta gelin in aan helö nin lagu magacaabo Axmed iise Cali oo ah raga ku mashqusan dhistaanka mamaulkan gabgaab ayaa sheegay in ay haystaan kalsoonida qaramada Midoobay iyo beesha caalmka ayna ka miro dhalin doonaan

 

Waa beeshii labaad bilowda qorshe Maamul gobleed lagu dhisaayo kaasi ku noqon doonta maamulka talada haya falaar siyaasdeed oo wiiqda xaasandiisa shacabaka u hayeen

 

Dhanka kale beesha wada qorshaan oo ah beel misan ku leh Maamul Gobledka Puntlanad ayaa xiligaan haysa jagada labaad marka loo eego missnaka kuraasta Puntlanad balse lama oga waxa u ka yeeli doono Maamulka Puntlanad oo horay isgu isgaarsiinta uga jaray Dhulkii Caseyrland State.

 

Caasho Bile oo ka mid ah ah haweenka sida weyn ugu hawalan Maamul gobleedka gabaab ayaa u shegtay Bogaan in ay soctay qorshahaan mudo dheer aana uga baaran degi lahyeen sidii an uga miro dhalin laheen hadafkaygu waa Hormar iyo cadaaalada in aan u helo degamada aan degno si aan ula jaan qaadno midno soomaliyed oo la helo

 

Waxay kaloo caasho ka dhawaajisay in ay taagaran yihiin Habkasta oo lagu helaayo Dawalada soomaaliyeed oo dalka ku soo celisa amni iyo kala Danbeyan saxan.

 

Tan markii la Doortay Dr C/raxmaan Faroole waxa soo Baxayay Baaqyo ay soo Jeedinayaan Shacabka Gobolada Sool, iyo Cayn, Sidoo kale, Gobolka Sanaag iyo Qaar ka mid ah Bari baa sheegay inay Kugta Kala baxayaan Maamulkaasi ka dib markii la xusay inuu Hareer Maray Hashiisyadii lagu Dhisay Puntland Sanadkii 1998-

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this