Sign in to follow this  
General Duke

Somalia a :DAY OF RAGE every where

Recommended Posts

Somali’s everywhere UNITE…

We are angry...

We are fed up...

A call for all Somali’ everywhere to demonstrate, to vote with their feet, to show their solidarity with their brothers and sisters in Mogadishu.

Our demands

• Reconciliation conference in Somalia, in Mogadishu in our capital to create our own national government.

• Mobilize the Diaspora to help the setting up and support this conference, to facilitate it, to fund it.

• All regions, entities, politicians, elders, religious leaders, should participate in this call to arms

Enough is enough..

ACWRWB,

Ku: Shacabka Soomaaliyeed

Ka: Cabda Cabdullaahi

UJEEDO: YAAN LOO KALA HARIN SIDII LOOGA MIRA DHALINLHA IFTIINKA MUQDISHOW KASOO MUUQDAY

Maqaalkaygu kuma saabsana qof jaga iskacasilay ama jago loo magacaabay ee wuxuu ku saabsanyahay mawqifka ay ka qaateen shacabka Soomaaliyeed

guud ahaan, gaarahaana shacabka ku nool Muqdisho, go’aamada kasoo baxay shirkii Kambala Waxaan arkaa in arrimaha soo socdaa ididiilo galinayaan qofka Soomaaliga ah oo qofnimo ku dambayso. Waxaan rajaynayaa inuusan dhicisoobin kacdoonkani sidii ku dhacday kacdoonkii shacabka oo kan ka horeeyay.

1) Shacabka soomaaliyeed oo gartay dantooda kana baxay in loo adeegsado dano shaqsi ah ama kuwa ajnabi.

2) Shacabkii Soomaaliyeed oo ka guuray qurunkii afaara qabiilka oo u guuray ummadnimo.

3) Shacabka Soomaaliyeed oo gartay inaan adduunku doonayn in Soomaaliya lasoo noqoto dawladnimadeedii iyo sharaftay adduunka ku lahayd. Waxaan jeclahay inaan xusuusiyo shacabkayaga sharafta mudan dawladaha galbeedka riyadoodu waa inay Kiinya iyo Itoobiya noqdaan Israa’iishii Geeska Afrika. Annagana riyadayadu waxaa weeye in Islaamku ka taliyo Geeska Afrika, guushana innagaa leh in shaa.

4) Waxaan rajaynayaa in arrinta maanta bilaabatay horseedo in Shacabku lasoo noqdo sharaftiisii, doortana hogaan wanaagsan oo u adeega danahooda ee aan u shaqayn dano shaqsi iyo dano ajnabi.

Heshiiska Kambala ay ku saxiixdeen laba Shariif waa mid foolxumadiisu ayan ka qarsoomi karin xattaa ilma yar. Waxaa mudan in lays dul taago ama lays waydiiyo sidee foolxumadiisu uga qarsoontay laba Shariif?

Laba dhinac baan ka fiirinayaa arrinta:

1)Midi waa qayma tirida, xaqirida iyo inaan misaanba la siin shacabka Soomaaliyeed sababtoo ah waa lagu mabay in wixii la doono lagu fuliyo.

2)midna waa dulmigii iyo majara habaabintii shacabka oo buuxdhaafay. Wixii xadkooda la dhaafiyaana waa inay daataan. Sidaas daraadeed

Waxaan ka dhagaystay idaacadaha awood bay qaybsanayaan. Labada Shariif awood ay qaybsadaan ma haystaane may yiraahdaan; waxaan qaybsanaynaa deeqda adduunku ku sadaqaysto Soomaalida!!! Waxaa laga wariyay Nabigeenna CSWS “haddaadan xishoonayn waxaad doontid samee”. Tani hadal waa daysay ee Shacabka Soomaaliyeed ama duliga hayska dul qaado ama haddee Allaah baa inoo sheegay in wixii inaku dhaca gacmaheennu kasbadeen ee yaan cid kale lagu eedin. Allow ceebta iyo cayrta naga dul qaad.

Xaqqa Allaha ina waafajiyo,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia a :DAY OF RAGE every where

Somali’s everywhere UNITE…

We are angry...

We are fed up...

A call for all Somali’ everywhere to demonstrate, to vote with their feet, to show their solidarity with their brothers and sisters in Mogadishu.

Our demands

• Reconciliation conference in Somalia, in Mogadishu in our capital to create our own national government.

• Mobilize the Diaspora to help the setting up and support this conference, to facilitate it, to fund it.

• All regions, entities, politicians, elders, religious leaders, should participate in this call to arms

Enough is enough..

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;727824 wrote:

I endorse the above message.

Share this post

Link to post
Share on other sites

We're a bit late, but there's still time to catch on to the winds of change in the region!

I'm 100% with it.

Let this be the year the Somali war ends!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this