gooni Posted June 10, 2011 allaha u naxariisto inaalilaah wa ina ileyhi raajucuun sourse voa news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 10, 2011 Inaa lilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun. This is really really really sad! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 10, 2011 Al Shabaab have claimed, the killer was one of theirs... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 10, 2011 MUQDISHO (KEYDMEDIA) Sida uu xaqiijiyay wasiirka warfaafinta boostada iyo is gaarsiinta xukuumada KMG ah Soomaaliya oo la hadlay idaacadaha waxaa daqiiqado ka hor isbitaalka Madiina ku geeriyooday wasiirkii arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumada KMG ah C.shakuur Shiikh Xasan Faarax. Wasiirka ayaa ku geeriyooday isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho, waxaana iminka ku sugan isbitaalka xubna ka mid ah ehelada iyo qaarabada wasiirka. Kooxda shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qarax, waxaase dadka qaar ay rumeysan yihiin in qaraxa ay ku lug leeyihiin Saraakiil Dowlada ah. (Keydmedia Arintaas wee sii Baareysaa) Alle ha u naxriistee C.shakuur Shiikh Xasan Faarax waxa uu ka mid ahaa wasiirada ugu dhaq dhaqaaqa ruun xukuumada uu madaxda ka yahay Max’ed C.llaahi Farmaajo, waxaana bilowgii bishan ugu baaqay dhamaan talisyada ciidamada dowlada in ay wax ka qabtaan ciidamada maalaacyacniga hubka kula wareegaya magaalada. Bishii june ee sanadkii 2009 ayeey aheyd kolkii sidan oo kale loo dilay wasiirkii ammaanka qaranka ee dowlada KMG ah Cumar Xaashi Aadan oo ka tirsanaa wasiiradii ugu firfircoonaa ee xukuumadii xiligaasi jirtay. WWW.KEYDMEDIA.NET Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 10, 2011 May Allah have mercy on him and grant him Jannatul Firdous. May Allah give his family and friends sabar and Iman. InshAllah Amen. A great loss to all who knew him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted June 10, 2011 Inaali lilaahi wa inaa ilaahi rajicuun Its sad sad news Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 10, 2011 Inaalilaahi wa inaa ilihi raajicuun. Murxuumka ilaahay ha u naxariisto. Eheladisiina samir iyo iiman Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted June 10, 2011 AUN, this is very sad, he will be missed, laakiin su'aal waxay u taalaa dadka u malaynaya in sidaan Jano lagu tagayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 10, 2011 He was a hard working Minister wa wasiirki Yidhi inan hubka lala wareegi karayn Xamar gudihisa allah ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro this is very sad ilahay samir iyo iman haka siyo qarabadisa iyo eheladisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted June 10, 2011 Its said that Mo'alim Mohamoud of Ahlussuna(Galgaduud) was with him when the attack took place and nothing has happened to him. So if AS carried out the attack why wouldn't they take the other man too? Yet the suicide bombed is said to be a lady who lived with his family in his own house, so she would know them right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
money Posted June 10, 2011 sad indeed. the young female suicide bomber was his niece and he was working to send her to study medicine in Malaysia. She was brainwashed and drugged by Al-Shabaab to kill her uncle-minister who was taking her. This is way too extreme and irreversible. Al-Shabaab brainwashed a whole generation. May Allah bless his soul and rest him in peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kyz Posted June 10, 2011 Qolomuu ahaa marxuumku , alle ha u naxariisetee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 10, 2011 Alla Ha,Unaxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 10, 2011 The late minister talking to the crowds today, before he was killed... Quote Share this post Link to post Share on other sites
London2010 Posted June 10, 2011 The dirty filthy arabs and their bankrupt culture at work. Quote Share this post Link to post Share on other sites