Complete Posted June 8, 2011 I would like to share hees caan ahayd with a very strong lyrically reference to not only what was going on then but also now. http://radiomuqdisho.net/heesta-caawa-halkaan-ka-dhagayso/ Enjoy! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 8, 2011 I am feeling this song walahi lol...inkasto I didn't get all the lyrics! Thanks hun for sharing! Maybe if u understood it u can post the lyrics! I have this tendency that I need to understand what I am listening to lol... especially 5:29- 6:23...loved it! salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 8, 2011 Nice song. Never heard it before.. It must be long ago.. Alliya, i would but have no much time to post the lyrics.. especially 5:29- 6:23...loved it! - I recognize that voice.. Magoole AUN. Quote Share this post Link to post Share on other sites
money Posted June 8, 2011 the song is beautiful and was compsed by the legendary Sangub. Here are the lyrics and u right the message was for Africa back in 1974 to wake up but it is more relevant today for us Somalis..especially when it says " Hadaad samirkii aragteen, waxba inaanu soo sidi, sanadkana ogaateen, qarnigana sargooyada labaatan uu kow ku sugan yaha, taariikhdana la so socotaan meeydi caqliga iyo your skills maashaan! I am not big fan of the sword and fighting. let us bring peace and sanity to Somalia and get rid of the blood thirsty murders and corrupt sickos ...no more "wait and see". if things go getting worse and worse like it is now, there won't be no Somalia. Somalia is fkcd'up now and it is us that can fix it before it is too late. Saynab Cige Maxaa siro la qabsaday, Saf saf laysu kala maray Siraad laysu wada shiday Laysu sokor-daahayaa leeys wada sabaayaa Salaan aan niya ahayn Gacmo laysu saaraa Laysu soo dhaweeyaa Runta laga siqaayaa Beenta sacabka lootumay Aduunyada sir iyo caad Ninba sidii dantiisa ah U siitaa saqaafaha Saamo laysu jiidaa Laysu wada sanqanayaa Siddi qabaxi daba taal Afka subug la miriyaa Calooshuna sun jiiftaa Sancaalaha Gumeystaha Hubka ay sameystaan Hadaanay dhiiga ku socidsiin Siduu u gadmaayaa? Salaad Darbi Waxay tahay su’aashii Kolba laba sokeeyaa ah Saaxiiboo walaala ah Laysku soo diraayaa Markii laba saf loo go’ee Saanadii dhamaatee Soo qayshado la dagihii “Sorry” waannu ka xun nahay Silic iyo dhibtiinaba Siintii weey dhamaatee Sawaariikhda naga gada Sahal loo yiraahdaa Waa sidaa ujeeddadu waa sidaa ujeedaddu Afrikaay Sidaadaba Sac baan xoolo leenahay La yiraahdo saxardiid Sumadiisu midab tahay Afartan iyo sided naas Simani ay ku yaalaan Caanuhunu eey sunsumayaan Magool Markii uu salaadiyo Saqda dhexe dad toosiyo Candha saabkii waayuu Isticmaarku salaaxuu Sibraarada ku dhaansaday; Jeerood saafi noqotaan ood Fara siman ahaataan Inaad seerma weydiyo Gurya-samo ka baaqdaan Sacabka ha u garaacina Sidan waa naqaa Sidanna waannu garannaa Haday gacantu saan tahay Sir bey cirib ku leedahay Maxamed Suleebaan Sinaantu waa dhab! Saadaashu waa run! Xornimo waa sed Hadaad samirkii aragteen Waxba inaanu soo sidin Sanadkana ogaateen Qarnigana sargooyada Labaatan uu kow ku sugan yahay Taariikhdana la socotaan Meeydun seefta maashaan! maydun seefta maashaan Ilaa aad sameysaan Saldhigyo tidhaahdaan Sokeeyihii Madoobaa Sugi meyno nolol wacan sugi meeyno! Nin ku sugay gar kuu dhigay Nin ku siiyey kuu faan Nin sarbeebey kaa qari nin ku siray wax kuu sheeg Afrikaay ha seexan Afrikaay ha seexan afrikaay ha seeexan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted June 8, 2011 ^Thanks money for uploading the lyrics. Jazakalaah khyr! Quote Share this post Link to post Share on other sites
aero Posted June 2, 2013 So true. Funny how this can be taken into consideration today. Quote Share this post Link to post Share on other sites