Maaddeey Posted June 7, 2011 Deg Deg: Warar horu dhac ah oo laga helayo Heshiiska Labada Shariif ay ku gaareen Magaalada Kampala War naga soo gaaray magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa sheegaya in heshiis horu dhac ah laga gaaray khilaafka labada Shariif iyadoo lagu heshiiyey awood qeybsi xukuumad cusub ah. Warar ay shabakada Jowhar.com xafiiskeeda magaalada Nairobi ka heshay xubno wargal ah oo ka tirsan wafdiyada Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegaya in Labada mas’uul lagu qanciyey in labadaba loogu daro sanad kadibna Dowlad cusub iyo Baarlamaan cusub la soo dhiso. Madaxweynaha Ugnada iyo Ergeyga Gaarka ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo u kala dabqaadayey labada mas’uul maalmihi u dambeeyey ayaa ugu dambeyn ku qanciyey labadooduba iney tanaasulaan laakin Shariif Xasan ayaa la sheegay inuu keenay dhowr shuruud oo ay ka mid tahay in la soo dhiso xukuumad wadaag ah oo isaga la siiyo 5-wasiir. Warka ayaa intaa raacinay in Madaxweynaha uu aqbalay go’aankaas inakstoo ay wali socdaan la tashiyo hoose iyo kulamo ayna ka socdaan guriga Madaxweyne Museveni. Shariif Xasan ayaa ku tilmaamay xukuumada Farmaajo mid hal dhinac ah oo aysan aheyn mid isu dheelitirin xaga wax qeybsiga isbaheysiyada dalka ka jira ee dhinaca siyaasada , waxaana uu ku eedeyey in markii madaxweynaha iyo isaga is qabteen uu si toos ah Ra'iisul wasaaraha ula jirsaday madaxweynaha isaga iyo golihiisa wasiirada. R/wasaare Farmaajo ayaa maanta shir jaraa'id ku sheegay in gudoomiyaha barlamaanka uu doonayo awood qeybsi in la galiyo xukuumadiisa taas oo muujineysa in gorgortan lagu galayo golihiisa wasiirada. Caawa ayaa lagu filayaa in kulanka kala baxa lagu soo afjaro khilaafla Labada Shariif, isla markaana lagu shaaciyo waxyaabihii lagu heshiiyay, kadib kulamadii lagu jactaday ee Kampala ka socday tan iyo jimcihii markii uu dhamaaday shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Wixi soo kordhaa nala soco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2011 Waxaa si deg-dega loogu yeeray Farmaajo!, waxa dhex-dhexaadinaya Moseveni & Mahiga. Shariif Xasan wuxuu soo istaagay in Dawladda xubno muhim ah laga siiyo, waana taa sababta farmaajo loogu yeeray....'Intaas waa warka kampala ka soo yeeray'. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted June 7, 2011 Allow Alle Zinawi waxa bedelay adoon Musaveni Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2011 ^Af-xumada jooji! waa markii 2aad 'intaan ogahay' ee aad ereygaas isticmaasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted June 7, 2011 What are you talking about? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2011 ^good for you, you've edited it, sow kama fiicna inaadan marka horeba fududaan?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted June 7, 2011 0434 baan edit gareeye adigana 0435 baad wax isoo qortey marka maxaad ka hadleysey? anyway Shekh Sherif iyo Farmaajo ayaa la qaata waaba hadiiba ay TFG noqoto laakin Elaayga cafish warlord iyo wasakh buu dabada ku wataa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2011 Jiiroow Bakaal;726878 wrote: 0434 baan edit gareeye adigana 0435 baad wax isoo qortey marka maxaad ka hadleysey? anyway Shekh Sherif iyo Farmaajo ayaa la qaata waaba hadiiba ay TFG noqoto laakin Elaayga cafish warlord iyo wasakh buu dabada ku wataa thats what I'm talking about!!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 7, 2011 Waa wareeeeey! Maxaa dhacay bal? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 7, 2011 ^Gorget waxa dhaceey, how r u? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted June 7, 2011 Haatu baa soo dhacay, Habari Akhi al Cazeez. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 7, 2011 Maaddeey wa oday gaari gacan wataa, be careful Jiiroow Bakaal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 8, 2011 @Che: I'm good bro. How are you? Maaddeey: Musuri sana Mzee, A anta bikhayr yaa shaykhanaa? (what happened to that green grin emoticon?) I'm liking the new layout, although they changed my username without telling me. Quote Share this post Link to post Share on other sites