Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2011 War Deg Deg ah:-Maleeshiyo ka soo jeeda Koonfurta Gaalkacyo oo 7 qof diley meel Balibusle u dhow on June 6th, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com)Dadka la laayey oo gaari Bus ah saaran ayaa maleeshiyaad K. Gaalkacyo ka soo jeeda ay jidka galeen, gaarigii waa gubeen,dadki saaraana waa dileen. Gaariga ayaa u socdey jariiban,meesha loo galeyna waa Taalo Xagaa dheere oo Balibusle wax yar u jirta falkuna wuxuu dhacey makhribki . 7 Qof ayey dileen, ugu yaraan 15 waa dhaawac dhamaan dadka dhintey iyo kuwa dhawacmey waa reer puntland. Wixi faahfaahin ah wan idin soo gudbineynaa. warar kale oo deg deg ah oo Balibusle naga soo gaarey ayaa noo xaqiijiyey in dhimashadu hada mareyso 8 qof ka dib markii qof u dhintey dhaawac. Dadka dhintey waa 5 nin iyo 3 dumar ah, gaarigu wuxuu ka baxey Gaalkacyo wuxuuna u socdey Jariiban meesha lagu weerareyna waxey 3 km u jirtaa Balibusle. Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 6, 2011 fake news I have not heard of any Clan clashes Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2011 it just happened 15 min ago we will hear about it in the next coming hours. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 6, 2011 15 minutes? Did you plan it Xaaji? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 6, 2011 ^^^Lool no i don't like war Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted June 7, 2011 clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted June 7, 2011 Lol @ 15 minutes ago. Real-time hate reporting, I see. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2011 bilan;726635 wrote: clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha. Dee kooxdii kale so kama so jawabayan marka wa clan clash. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 7, 2011 ^^ lol markey kaso jawaaban then we can call it a clan clash. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2011 Sensei;726638 wrote: Lol @ 15 minutes ago. Real-time hate reporting, I see. What are you talking about son Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2011 oba hiloowlow;726714 wrote: ^^ lol markey kaso jawaaban then we can call it a clan clash. Dee haa oba wa caynkaas imika clan clash ki 50% ba qabsoomay Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 7, 2011 ^I'm surprised you didn't say inshallah (not). Anyways, does 50% make "this conflict" a "half or dhibic shan" clan clash? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 7, 2011 Someone is obsessed with Mudug clan conflicts ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 7, 2011 AYOUB;726772 wrote: ^I'm surprised you didn't say inshallah (not). Anyways, does 50% make "this conflict" a "half or dhibic shan" clan clash? maya inshallah odhan meyno dagaal sahadin meyno Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 7, 2011 bilan;726635 wrote: clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha. Because that is his wishes. Fahan.. He enjoys others misery and calls news when he is spoted. Quote Share this post Link to post Share on other sites