Caano_Geel Posted June 6, 2011 Walaalkayga muslimka ahow, laba daqiiqo oo duco ah, u ducee Somalia. - In ilaahayswt nabaddii iyo kala danbayntii, kusoo celiyo - in ilaahay swt shacabka masaakiinta ah ee aan waxba galabsan, ka qabto, ma naxayaasha aan u tudhayn. -In ilaahaw swt faraj khayr qaba u keeno dalka Somalia, si uu uga saaro, xaaladdan qalafsan ee ay ku jireen 20 sanaddeed ee lasoo dhaafay. -In allah swt ummadda Soomaaliyeed quluubtooda iyo boggoodaba burcad isu mariyo. -Inay Mustaqbalka dhow Muqdisho noqoto magaalo, la tartami karta, khayrkeed laguna soo horto. - In ilaahay swt dadka kale Soomaaliyeed ee iyagu nabadda haystana sida Somaliland iyo Puntland, usii laban laabo iyagana nabadda iyo kala danbaynta. Amiin Allahayow, Amiin Allahayow, Amiin Allahayow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted June 6, 2011 Amiin. --- Che, let us in on the joke! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted June 6, 2011 Che -Guevara;726567 wrote: loooooooool What are you looling @ Che -Guevara? There's nothing to laugh for. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted June 6, 2011 Nin tuug ah oo dukaan inuu jabsado raba ayaa nin dukaanka iridiisa duca la fariistay " Ilaahayow faqriga iga saar, Illahaahyooy..." Cabbaar intuu sugay, uu markuu kii dhaqaaqi waayay wuxuu ku yiri " anaa ninkaa taa wax uga waayay, ee shaqada ila gal ama gacma taag taaga meel kale la aad."(dambigiisa Alla ha cafiyee) Awoowayaal, tan duco lagaga quusay' e, shaqay u baahan tahay ee meesha kuugu dhow ka bilaaba oo wax badal! Nabaddii ku soo celi aysan shaqo la socon, waa sheeko adag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 7, 2011 Ninkan soo kii threadka Child from vs Child from Hargeisa furtay ma aha.. adeer tii hore ka toobad keen intaadan ducada u istaagin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted June 7, 2011 Aamiin. Allah waxba kuma aha inuu maankooda sare u qaado oo garansiiyo inay xalay-dhalay ka noqdaan waxii dhacay. We pray Allah to ease their pain and bring peaceful, just, and final solution to this protracted civil war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 7, 2011 Ilaahow Somalia danteeda garansii ..... Kuna hanuuni inay Somaliland iska Ilaawaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted June 7, 2011 ilahow jacaylbaro, garansii somalia, kuna hanuuni inuu iska illaawo somaliland, amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 7, 2011 U ducee Somalia waaryaa ,, not Jacaylbaro ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
genius pauper. Posted June 7, 2011 aduguna dameeraw..hiigso faraska doolaal..daba soco ma gaadhide Quote Share this post Link to post Share on other sites