Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Shacabka Soomaaliyeed '' Xukumadda Sanad haa loogu kordhiyo''

Recommended Posts

Xoog-waran xasaasi ah oo ay soo uruuriyeen wariyasha jowhar.com ee ku saabsan Madaxweyne Shariif kuna adaan hadii maanta ay dhacdo doorasho lama filaan ah.

 

Wariyaasha ka howlgala website jowhar.com oo su'aalo weydiyey dad badan oo somaliyeed kuna dhaqan dalka iyo diibadaba su'aasha ah sidee u aragta rajada Madaxweyne shariif in dib logu doorto markaale xafiiska?

 

Inta badan ayay ku jawaabeen in Madaxweyne shariif yahay nin caqli gal ah lana aminikaro kuna socdo wado aad u wanaagsaan iyo horumar dhinaac walbo ah haday ahaan lahayn xag dhaqale iyo xag ciidanba.

 

Su'aasha labaad aya aheyd maxey tahay dhaliisha madaxweynaha laga qabo? inta badan ayaa dadkii la weydiiyey ay ku tilmameen nin dadka iska amina oo aan u fiirsan oo balanta aamina.

 

Su'aasha sadaxaad aya aheyd sidee u aragtaan xurgufta dhextaalo Madaxweyne shariif iyo shariif Xasan?

 

Dadka intisa badan ayaa isku raacay in Madaxweyne shariif eeday ereygi afkiisa ka soo yeeray ee ahaa Nin la aamino hadii uu jiro waa Shariif Xasan.

 

Su'aasha afaraad aya aheyd sidee u aragtaan hadii maanta dorasho la qabto yaa ku guleysan karo kursiga madaxweynaha?

 

Dadka intiisa badan aya waxey isku raceen in Madaxweyne shariif la dhacsan yahiin sida habsimada wanaagsan leh ee ay dowladiisa u wado dib u soo celinta kala dambeynta uu dalka lahaa iyo hab wanaaga uu ku socda dagaalka looga soo horjeedo kuwa dowlada ka soo horjeedo.

 

Su'aasha shanaad sidee u aragtaan Xukumada Ra'isalwasaare farmaajo ee jirta mudada gaaban ?

 

Dadka inta badan ayaa isku racay in dowlad jirto mudada gaaban hadana leh karti aad u wanagsan soona celisay sharaftii iyo sumcadii ummada somaliyeed ay laheyd

Share this post


Link to post
Share on other sites

shacabka Somaliyeed iyo madaxweynaha uganda oo tageerey in sanad lo kordhiyo shirka dhawaan Muqadisho lugu qabanyo waxa ka so bixi doona in sanad lo kordhiyo dawlada sharif iyo farmaajo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jowhar is basically the mouth piece for Shariifka, need a prove? Asagaaba leh. Just read how they say shabaab. Cidda waaye noooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

oba hiloowlow;726262 wrote:
lool magaca website-ka lee ma galoosa naah Jowhar waa ku kaalsoonahay they are dhexdhexaad not like Dayniile,waagacusub.. Looool @ Clan thing..

Runtaa.

Oba, suuq bacaad goorma laga eryaa barbaarta?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this