oba hiloowlow Posted June 4, 2011 ^^ adeer dont underestimate awooda ciidanka xooga dalka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 4, 2011 The Zack;726156 wrote: Do these guys capture one roadblock every other week and make it a headline? It sounds like they are crawling from Somalia to the Makka lol. Tan iyo intuu Farmaajo yimid.. they were on "the move" and yet Al-shabaab controls great deal of Mogadishu and majority of the south. :D Another four more inches. So big deal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 5, 2011 Taliska AMISOM oo war saxaafadeed buuxa ka soo saaray dagaalada, sheegeyna in Boondheere xaqiijiyeen War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada AMISOM ayaa looga hadlay dagaaladii cuslaa ee shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho, iyagoo ku xaqiijiyay in si buuxda ula wareegeen degmada Boondheere. Qoraal saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in degmo muhiim aheyd ay kula wareegeen, kaidb howl gal si wada jir ah u fuliyeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda, kadib markii shalay weerar ku qaadeen Xarakada Al-Shabaab. AMISOM ayaa sheegtay in labo maalmood ka hor ay xaqiijiyeen degmada Hodan, oo Ciidamada Brundi ay ka wadaan dagaalka, kadib markii ay ka nadiifiyeen Kooxaha ka soo horjeeda dhanka koofureed ee Wadada Wadnaha. Sidoo kale degmada Boondheere oo ilaa 1-KM u jirtay Xarunta Madaxtooyada ayay ku sheegeen in guud ahaan ka saareen Shabaab, gaar ahaan howl galkaas oo ay ka qeyb galeen Ciidamada ka socda Uganda. "Kooxaha Xagjiriinta, waxaa hada ka saarnay degmada iyo dhismayaal muhiim ahaa, sida Wasaaradii Arrimaha Gudaha Safaaradii Talyaaniga, Safaaradii Suuriya, Xaruntii Idaacada Somaliweyn, Isgoyska Maana-Booliyo"ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay AMISOM. Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in Meydka nin looga shakiyay inuu ahaa dagaalyahan ajnabi u dhashay Pakistan ayaa la sheegay inuu yaalo agagaarka degmada Shibis oo deris la ah Boondheere, halkaasoo la tilmaamay inay u sii carareen Shabaab iyo waqooyiga Jidka Wadnaha. Waxaa kaloo qoraalka lagu xusay in Xag-jiriinta ay hada maamulaan oo kaliya degmooyinka Kaaraan, Yaaqshiid, Heliwaa iyo Dayniile, balse degmooyinka Shibis iyo C/casiis ay isku heystaan. Taliyaha Howl gelinta Ciidamada Uganda Colonel Paul Lokech ayaa sheegay in AMISOM ay sii wadi doonto taageerada ay siineyso Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, isla markaana ay sii wadaan howl galada maalin walba si ay u xaqiijiyaan ammaanka Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com jowharcom@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 5, 2011 Boondheere aka Old Mogadisho is free from al shabaab's disease. Well done XDS and AMISOM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 5, 2011 Remember gobolka banaadir is the heart of SOMALIA SOMALIA HANOOLAATO SOMALIA HANOOLAATO SOMALIA HANOOLAATO Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 5, 2011 http://www.macalester.edu/courses/geog261/Hyde_Mogadishu/Images/Somalia_Mogadishu_city_plan.jpg Only four districts left. Karaan, Huriwa, Yaqshid and Shibis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 5, 2011 Thanks for the map, so who controls what now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 5, 2011 ^^ The TFG controlls: Boondheere,Shingaani,xamar jabjab,Waaberi, Dharkeynley,Wadajir,H/wadaag, almost degmadda hodan oo dhan (except Blacksea & Baar Ubax) and Xamarweyne. Shared districts: Wardhiigleey,c/casiis,Shibis and Dayniile. Shabaab controlls: Kaaraan,Huriwaa,Yaaqshiid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 5, 2011 SOMALIA is on the move!, Great job by Farmaajo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted June 6, 2011 Magaca Muqdisho, Mogadishu, Mogadiscio, waligay dhagtaas uun baan ka maqlaa, iyo xaafadaha ay ka kooban tahay. Haddii Somalia ay ka dhalato dawlad, dawlad awood leh, oo amnigeeda la isku hallayn karo, waxaan jeclaan lahaa, inaan mar uun, soo arko Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites