Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

African Peoples Advocacy: Somaliland's democracy an example for African Union member states+PICS

Recommended Posts

Ururka APA oo soo jeediyey in dimuquraadiyadda Somaliland tusaale looga dhigo Midowga Africa

 

Fri 03rd Jun,2011

London (Jam)-Guddoomiyaha ururka u dooda xuquuqda , dimuquraadiyadda iyo horumarka dadka Africa ( African Peoples Advocacy ) ee saldhiggiisu yahay Magaalada London ayaa soo jeediyey in horumarka dimuquraadiyadeed ee Somaliland ku tallaabsatay tusaale looga dhigo Midowga Africa. Shir ka dhacay guriga Baarlamaanka Ingiriiskaa ( House of Commons ) ayaa guddoomiyaha ururkaasi Sylvie Aboa-Bradwell ku soo bandhigtay qoraal dheer oo ay kaga hadlayso sida ugu habboon ee qaaradda Africa loo gaadhsiin karo dimuquraadiyad iyo horumar waara .

 

Sylvie Aboa-Bradwell oo la hadlayasay gudiga Baarlamaanka Ingiriiska u qaabilsan arimaha Africa ayaa waxay tidhi , Africa uma baahna caawimo ay siiyaan Hay'adaha caalamiga iyo deeq bixiyayaashu ama maal galin uga timaadda china , Africa waxay u baahan tahay waxay horumar dhaba ku gaadhi lahayd oo ah dimuquraadiyad dhaba oo ka hanan qaadda Qaaradda Afrika. Dimuquraadiyaddaasina waa in aanay noqon mid meel kale laga soo ergistay ee waa inay noqotaa dimuquraadiyad ku salaysan hiddaha iyo dhaqanka ay leeyihiin dadka Afrika . Iyada oo hadalkeeda sii wadata waxay tidhi " waxaan ka warqabnaa nadaamkii shuuciga ahaa ee ay soo ergisteen kalidood taliyayaashii ka talin jiray Africa dhibaatada , qaxa , burburka iyo dib u dhaca weyn ee uu u soo hooyey bulshada Africa . Nadaamkaa Shuuciga ah oo la odhan karo wuxuu dadka Afrikanka ku noqday " Garanwaa " ka yimid adduunyo kale. Nadaamkaas cidda kaliya ee ka faa'iidaysatayna waxay noqotay diktaytariksii ka talin jiray Africa oo nadaamkaasi u isticimaalay tuul ay ku cabudhiyaan dadkooda.

 

 

Guddoomiyaha ururka APA Sylvie Aboa-Bradwell oo hadalkeeda sii wadataa waxay tiddhi " ujeedada aan maanta idiin leeyahay horumarka dimuquraadiyadda Somaliland ku tallaabsatay tusaale ha looga dhigo Africa , idinma lihi Somalilaners way ka maskax badan yihiin walaalohooga reer Cameroun , kenya , Congo ama kuwa kale ee Africa , waxaan idiin sheegayaa nadaamka dimuquraadiyadeed ee reer Somaliland doorteen ayaa u suurto galiyey inay guul lagu faani karo ka gaadhaan xagga dimuquraaiyadda. Dimuquraadiyadda reer Somaliland waxay ku salaysan tahay hiddaha iyo dhaqanka ay leeyihiin bulshada Somaliland. Haddaan tusaale yar idinka siiyo Golaha Guurtida Somaliland waa xuddunta dimuquraadiyadda Somaliland waana xuddunta dhaqanka iyo hoggaanka Beelaha Somaliland . Hiddaha iyo dhaqanka Africa ayaa asalkiisii ahaa mid dimuquraadiya oo soo jiray muddo dheer , hase yeeshee waxaa burburiyey nadaam kale oo dibadda laga soo ammaaneystay oo aanay bulshada Afrika hiddo iyo dhaqanba u lahayn . Mar ay ka hadlaysay Caawimada Hay'adaha Caalamiga ahi ay Afrika siiyaan , waxay ku tilmaantay " Gunno " ay ka faa'iidaystaan kalidood taliyayaasha xukuma Afrika oo aan gaadhin dadkii mucaamimadaa loogu talo galay . Waxay Madaxda reer Galbeedka ku canaanatay inay taageeraan kalidood taliyayaasha xukuma Afrika si ay danahooda ugu fushadaan , waxaase muhiima ayey tidhi " Inay madaxda reer Galbeedku ogaadaan dantooda iyo ta Caalamkuba inay ku jirto dadka Afrika oo horumar iyo dimuquraadiyad waarta gaadha.

 

 

Kadib waxaa halkaa hadal kooban oo uu kaga waramayo taariikhda iyo Ictiraafka Somaliland ka soo jeediyey Dr. Mohamed Rashiid Xasan la taliyaha arimaha ictiraafka ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland . Dr. Mohamed wuxuu madaxdii halkaa iskugu timid u qaybiyey qoraal ka turjumaya taariikhda dawladnimo iyo bulsho ee u gaarka ah dadka iyo dalka Jamhuuriyadda Somaliland , waxaanu halkaa kula kulmay Madax badan oo ka socotay Safaaradaha Afrika u fadhiya dalkan Ingiriiska iyo madax ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo shirkaa ka soo qayb galay.

 

 

 

Shirkani wuxuu dhacay wiiggan an soo dhaafnay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Democracy is a fragile, albeit precious commodity that needs concrete, tangible positive results to satisfy people‟s legitimate aspirations and in so doing, remain sustainable. Somaliland can consolidate its fledgling democracy by giving economic development to its people. The AU should champion international recognition as a way of boosting economic development in Somaliland. Such a stance would enable this organisation to show that it has

 

the capacity to effectively tackle one of the main challenges facing the African continent in the 21st century: the need to rid itself of the failed, disastrous dictatorial system bequeathed and backed mainly by former Western colonisers throughout the 20th century, and embrace democracy as a true African form of government.

Expressions such as “African big men” and “African despots” are frequently used to refer to dictators like Mobutu Sese Seko of Zaire (now Democratic Republic of Congo) or Robert Mugabe of Zimbabwe, as if such tyrants were African idiosyncrasies. But far from being peculiar to African culture, these tyrants were often chosen and kept in power by Westerners who used them to control their former African colonies. As they did not enjoy the overwhelming support of their compatriots, these dictators had to resort to mass slaughter to crush dissidents. They did not hesitate to do so, safe in the knowledge that their Western allies would back them as long as they served Western interests. For instance, while he repeatedly carried out massacres in Matabeland in the 1980s, Mugabe was made a Knight Commander of the Order of the Bath on the advice of John Major‟s government in 1994.

Genuine African culture is intrinsically democratic. This is why in the past, most African communities had a place called “discussion tree”, where chiefs and leaders would discuss important issues with their people, and consult them before acting. These rulers knew that they could not govern without popular approval, and that they had to prioritise the common good over their personal interests. By supporting democracy in Somaliland, the African Union would be letting tyrants such as Laurent Gbagbo and Robert Mugabe know that it could no longer allow them to use opportunistic, hypocritical anti-Western rhetoric and fake African nationalism to ignore the will of their people and perpetuate themselves in power. A genuine African leader would not have relied on French troops to quell an insurrection as Gbagbo did in 2002; it would not have been necessary for a ruler chosen by African people to sign the Lancaster House Agreement before obtaining power, as it was for Mugabe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The African Union, Western nations and the international community should support Somaliland‟s democratic form of government as a successful model that can and should be replicated all over the African continent. As stated earlier, Somaliland‟s formula of adopting free and fair elections as well as elements of traditional African structures of government allows divided communities to overcome problems that cannot be solved through elections alone. The recognition of Somaliland as a state will end the international community‟s

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this