AfricaOwn Posted June 3, 2011 General Duke;725831 wrote: However its remarkable that you admit that there is a real viable struggle from the SSC clans against yours. . The headless chickens see the ssc situation as struggle, you are saying otherwise. You basically said that there isn't issue at all for puntland to defend Sool and Sanaag. I'm questioning the disconnect between you and these ssc cheerleaders, get it together old man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 3, 2011 ^^^lol. Thats the way lads. keep deluding yourselves and wasting your money. I am not even bothered with the SNM, they have run out of ideas and are now going to Somalia meetings= progress. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 3, 2011 AfricaOwn adeer, there is no need for a struggle against any Somali clan least of all the SNM, they are going no where and hence one could just play along and be fine. "Yeah your Mother is the Queen of England, Faisal".. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Degel Posted June 3, 2011 bilan;725748 wrote: Well, you know who writes those tabloid sites, waa dhal gargaar, but majority of the people know Faroole is individual and he is not different than the VP. people will always be family neither Xaglotoosite nor Faroole can separate them and I believe SSC and PL will eventually unite again , but that to happen they need to have the right leaders on both sides, right now I see both sides waa doqontii 10 indhood oo 9 sagaal walaalkeed isaga ilaalinaysay. Looks like when someone I like is in there KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK. Wallaahi, some peoples' hypocrisy is beyond reach KKKKKKKKK. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 Khayaamada Maamulka Puntland Ku Hayo Shacabka SSC - Lasanod Online. Thursday, June 02, 2011 MAQAAL:- Warmurtiyeedka sida masuuliyad darada ah uga soo baxay maamulka Puntland laguna baahiyey mareegaha Soomaalida (30-05-2011), wuxu si qayaxan daaha uga qaaday khayaamada joogtada ah iyo dhabarjebinta maamulka faroole kula dhaqamayo shacabka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC). Wuxuu meel kaga dhacay Ciidanka SSC ee u guntadey xoryanta dhulkooda, kuwaas oo uu ku tilmaamay dad si dhuumasho ah ku soo galay waxa uu ku tilmamay xadka difaaca Puntland oo cidhifkiisu yahay magaalada Tukraq ee gobolka Sool. Wuxuu kale oo ku sheegay in ujeedada Ciidanka SSC ahayd in ay dab colaadeed ka holciyaan labada maamul ee puntland iyo soomaaliland dhexdooda, isla markaana ka jeediyaan ciidamada Puntland dagaalka ay kula jiraan Al Shabaab, kaas oo ay kaga jiraan buuraleyda Golis ee galbeedka Boosaaso. Laakiin xaqiiqdu waxay tahay, Ciidan SSC waxay xaq u leeyihiin ka xoryanta dhulkooda malayshiyo beeleedka SNM xoogga ku haysato. Waxayna u hawlgaleen sidii ay ugu safayn lahaayeen goboladooda ciidamada SNM oo duulaanka xaqdarada ah ku jooga. Marka si fiican loo dhuuxo, warmurteedka maamulka Puntland waxa laga soo maydhaxdiiri karaa afar arrimood: a) In aan maamulka puntland wax dan ka lahayn shacabka SSC rabitaankiisa, jiritaankiisa iyo xoraynta dhulkiisa midna. b) Waxa maamulka puntland u arkaa dhulka SSC oo la haysto isagana laga qabsaday heeraar ka hor istaagaya dhulbaladhsiga maamulka SNM u taliso. c) Sida uu maamulka puntland u sifeeyey ciidan beeleedka SSC ee u guntadey xoraynta dhulkooda iyo xusidda dagaalka uu kula jira Al Shabaab, waa farriin loogu tala galay in lagu khaldo looguna gacan haadiyo dad laga leeyahay dana guracan. Taas oo ujeedada ka dambaysaa tahay istus dadnimo xumo ka muuqato wadadana loogu xaadhayo hunguriga siyaasadeed ee faroole ka haya in uu u tartamo doorashada soo socota madaxweynaha Soomaalia. d) Mamulka puntland oo ahaa kii laga qabsaday qaybo ka mid ah gobolka Sool iyo magaalo madaxdiisa, in uu ku hamiyo soo celin daaye, waxay sidii ilka abeeso hoos ka xidhiidhsan yihiin maamul beeleedka SNM ka taliso. Waxayna si cad isaga kaashanyaan la dagaalanka ciidan beeleedka SSC ee u taagan xoraynta dhulkooda iyo midnimadii Soomaaliyada uu madaxweynheeda u hanqal taagayo Faroole. Hab-dhaqanka iyo falalka isdabajooga ah ee maamulka Puntland, kuna aadan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo shacabka u dhashay, waxay cad u muujiyeen in aan goboladaasi ka mid ahayn Puntland. Waxana sidaas lagu dumiyey dastuurkii u qornaa maamul beeleedka Puntland. Warmurtiyeedkani ma aha wax ku cusub shacabka SSC iyo kan gobolada kale ee Puntland midna ee waa sir aynu wada ogayn, laakiin si cad loogu dhawaaqay. Khayaamada iyo dhabar jebinta maamulka Puntland ku hayo ciidan beeledka xaq ku dirirka ah ee gobolada SSC, kuma koobna madaxweynaha Puntland oo keliya ee waxaa la qaba maamulkiisa oo dhan. Si gaar ahna waxa dulliga iyo damiir xumadu u dul hadhsanayaan inta ka soo jeedda gobolada SSC ee mamulka ka midka ah. Qamaan bulxan waxaynu ka haynaa: “Daabcadda ninkii kugu dhiftee daabku kuu celiyey iyo kii duleedshay ku yiri wax isma doorshaane”. War murtiyeedka rasmiga ah ee ka soo baxay mamulka Puntland wuxu ka marag kacay in markii horena labada maamul tala-wadaag ka ahaayeen qabsashadii dhulka SSC oo hadhcad midna soo galay midna ka baxay, waxayna weli ka midaysan yihiin in aan wax xoryan la yiraahdaa ka hirgelin. Waxa ayaan darro kale ahayd, khayaamada qaran waxa ku nafwaayey oo carruurtoodii ku agoomowdey halyeyo qaali ahaa dhulkoodana daacad u ahaa oo maamulkii ay aamineen geeridooda saxeexay iyada oo cadowga soomaaliyeed loo adeegayo. Shacabka SSC oo ka mid ah beelihii wadadhashay ee ku bahoobey sanadkii 1998 maamul goboleedka puntland, inkastuu in badan xeeriyey in aan xaalku halkaa gaadhin, maanta waa ka rajodhigay maamulka Puntland, laakiin kama rajodhigin shacaka walalaohood ah ee reer Puntland. Waxaanuna marka u horraysa ugu mahadnaqaynaa taageerada ay nala barbar taagan yihiin, waxanauna ka codsanayna in aanay ka daalin. Inkasta oo qayb ka mid waxgaradka Puntland dhowaan ka digey khatarta iyo cidhib-dambeed xumada ay keeni karto dhaqan xumada siyaasadeed ee maamulka Puntland iyo madaxweynihiisu. Hadana shacabka SSC wuxuu ka war sugayaa Isimada, Culimada iyo Waxgaradka Puntland in ay dhacdadan iyo wixii dhagar horreyey ee maamulka Puntland kula kacay shacaka SSC iyo dhul-beeleedkiisa ay mawqif cad iska taagaan oo xaqa aysan ka aamusin, hagankana ku taageeraan, shacabka SSC. Ugu danbayntii, Isimada, culimada, waxgaradka iyo dhamaan shacabka SSC waxaa waajib ku ah in ay dib u hantaan nabad gelyada, xoriyada dhulkooda, kana sifeeyan maleeshiyaadka soomalidiidka ah. Gudiga Fulinta NSUM Copyright © 2011 Lasanod.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 Warlord Abdirahman Farole told journalists in Boosaaso that Sool, Sanaag and Cayn leadership to “ drive a wedge between Puntland and Somaliland.”By Liban Ahmad http://www.radiodaljir.com/xview.php?id=1134 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 Puntland Oo SSC Iyo Shacabka SSC ku Tilmaamtey Argagixiso kuna Eedeysey Inay SNM ku Dirayaan(Akhriso Wararaqda). London (Allssc.com) 02/06/2011 War saxaafadeed uu soo saarey maamulka Puntland ee Faroole ayaa eedeymo halisa u soo jeediyey SSC kuna sheegey iney argagoxiso yihiin iyada iyo dadka taageeraaba. Waxa kaloo warka lagu sheegey in Puntland iyo Jabhada SNM ay iska horkeenayaan. Warkan oo soo baxey 30/05/2011 (Shaley) ayaa ku qoran luqada Ingiriiska ayaa loogu talo galey dawladaha daneeya arimaha soomaaliya. Faroole ayaa mudo dheer hoos fadhiya madaxda dalka Itoobiya isagoo kacodsanaya iney Siillaanyo la heshiisiiyaan, shirka *********** ee la qabandoona iney dawlada itoobiya ka caawiso sidii loojoojin lahaa iyo in si toosa dawlada itoobiya ugu kaalmayso isaga iyo siilaanyo halganka ay ugu jiraan fashilinta dhaqdhaqaaqa xornimada ay ugu raadineyso SSC dhulkeeda iyo dadkeeda. Hadaba warkii oo sidiisii u qoran wakan hoos ku koobiyeysan: Puntland State - Garowe PRESS RELEASE 30 May 2011 Somalia: Puntland Concerned About TFG Support to Anti-Establishment Elements On 30 May 2011, Puntland government forces based at the defense line in Tukaraq village in Sool region, west of Garowe, detained a man named Mr. Abdikarim Yasin Mire. When apprehended, Mr. Mire was driving a Toyota Surf truck and was accompanied by one armed bodyguard. Mr. Mire admitted to Puntland authorities that he is a member of Somaliland forces and that he was travelling from Las-Anod district. Currently, Mr. Mire who claims to be a colonel is under investigation in Garowe. Puntland is concerned that anti-establishment militia elements led by Col. Ali Sabarey, and supported by the Transitional Federal Government (TFG), has infiltrated the area between the Puntland defense line at Tukaraq and Las-Anod district. The intention of this militia is to stir provocation leading to open conflict between Puntland and Somaliland, aiming to divert Puntland Defense Forces engaged in a war against Al Shabaab terrorists in the Golis Mountains, west of Bossaso. Puntland Government strongly condemns the anti-establishment elements and their supporters, whose true intention is to support Al Shabaab terrorists by opening another front. END Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 Som@li;725519 wrote: Nice article,Despite all the problems, backstabbing, and betrayals, It is a good news that SSC people are shaping their future. Guulaysta! Well said Som@li, SSC Army achieved a lot in a very short amount of time. SSC People are proud of their movement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 General Duke;725836 wrote: Ali Khalif, Xagla and the two Garad's have won the argument and I agree with your stance, no more time wasting arguing with folks who dont want to be part of the state.. the communities [sSC] should go their seperate ways. Puntland should trully rethink its whole institutions and break with the past. All these ministers, mp's and Garad's in Garowe should go home. SOOL and Cayn should be left to its people and Puntland should no longer be a burden to their cause for liberty and happiness I will apologise and even go further than that, no one from Puntland should ever again view these regions as part of thiers I agree with you my old friend. Well said. I for one will no longer be bothered with this issue. [sSC] What is Duke and Warlord Faroole's obsession with SSC State/Movement & SSC Leaders ????? snm/Somalidiidland and Puntland should mind their business, and leave alone SSC people, very simple Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 3, 2011 ^^^You mention my name one more time, and your SSC will get it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 General Duke;725881 wrote: ^^^You mention my name one more time, and your SSC will get it. You need to stop your obsession with SSC people and SSC leaders Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 3, 2011 ^^^Good boy. Now go fight a secessionist or something.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 General Duke;725766 wrote: ^^^Adeer, I never took you or your tabloid sites anything other than classic jesters. However just highlighting the truth, we know who are pulling the strings with regards to your tabloid and the stance that you hold so dear. Ali Khalif’s projects and hate towrads CERTAIN CLANS have never been knew to us and I am highlighting to you the facts. This topic was an attack on Puntland, those who are attacking Puntland notably the men and Garad’s I mentioned will be taken down just like any other enemies of the state and people of Puntland. Warlord Faroole, his hate toward SSC people, his war on SSC people, and his pirate mafia are clear to all. Warlord Faroole, his pirate militia, and Graase will be eliminated just like other enemies of the SSC State, and SSC people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 3, 2011 General Duke;725884 wrote: ^^^Good boy. Now go fight a secessionist or something.. You need to mind your business, Warlord Siilaanyo and warlord faroole are both unwelcome in SSC Regions, but all people of Somalia are welcome in SSC Region, including our neighbours people of Puntland [ or Bari, Nugaale, & Mudug]. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 3, 2011 bilan;725798 wrote: Let me get this straight you supported Gen Abdisamad, even though he was the commnader of PL army in 2007 when SL invaded LA and what did he do, laamiga uun buu isku soo shubay all the way to Garoowe, yet a man with that track record you campaigned for him to be elected, why???? and when you realized hmmm maybe he is not the right person for the job, you jumped from the ship, instead of fixing what you believe is broken. but I agree with khadar PL adm. Shouldn’t be saying anything about SSC khayr iyo shar. Inaadeer Bilaneey maa juqajuqaynta iga deysid. Given that politiking by nature is a dirty business ta Soomaaliduna wayba ka sii xag jirtaa. Si kastaba ha ahaatee bal aan goor sheegtada dib u yare waabiyo oo geeyo mudadaa uu A/Samad cagta wadada saaray .... wixii sababay KUFSIGII Laas Caanod qaybna eed buu ku lahaa, midna shacabkii meesha degenaa baa ku khaldanaa, midna mar la waraystay wuxuu sheegay inaan faro madhnaan lagu dagaalamin inkasta oo aanan ka akhrisanayn. Intaas ka rog oo labo saar. Waxaad i waydiisay maxaad ugu campaign garaysay? Horta as a president I was for Ilka Jiir - my campaign for A/Samad came as of late in particular in the waning days of the election. Sheeko yar inaan kuu sheego ka fursan mayso .... Islaan baa waa jiri jirtey, mar kasta oo nolosheeda wax ka kharibmaan, haddii shaaha cusbadu kaga baato, raashinka sokortu kaga badato, waxay odhan jirtey barkadow ba' markaa halkudhegeedu wuxuu ahaa barkadow ba'. Waa la waydiiyey oo waxaa la yidhi ee muxuu Barkad ku yeelay, waxay tidhi maba aqaani. Cajaa'ib oo maxaad haddaa intaa u habaaraysaa? markaas bay ku jawaabtay dee Dadkuba waa lahaa.... Hadda iyo dan haddaad leedahay muxuu Taleexi u taageeray A/Samad, maxaa aniga tukaha cambaarta leh iga dhigay, markay reer Galkaio u codeeyeen, A/llahi Yusuf, reer Garowe Farole, reer Qardho Cadde, reer Badhan Ilka Jiir, reer Buuhoodle Xaglatoosiye mise sheekadaadu waxay la mid dadkuba waa lahaa! Did you ask me to fix the system? waxaa la fix garayn karaa system bed qaba, oo mubaadinka fursad uu isbedel ku keeni karo u ogol. Farole, A/Samad and Co anigu doontooda waa ka degay. PL shouldn't be worrying about SSC any longer. She has plenty of other urging things that need her attention. Be it security front, Mr. Attam, Raas Casayr state and so on and so for. Quote Share this post Link to post Share on other sites