Sign in to follow this  
Jaabir

Minneapolis Annual Islamic Convention

Recommended Posts

Jaabir   

I would like to inform SOL nomads about the Third Somali Islamic Convention taking place in Minneapolis on Dec 26th, 27th and the 28th….

 

 

Culumada ka soo qaybgalyso shirka waxa ka mid ah..:

 

  • Shiikh Cabdiraxmaan Sh. Cumar (Minneapolis, MN)
  • Shiikh Maxamed Idriis Axmed (Columbus, OH)
  • Shiikh Ibarahim Sh. Maxamed (Seattle, WA)
  • Shiikh Cabdirisaaq Xaashi (Boston, MA)
  • Shiikh Nuux Ciise (Virginia, VA)
  • Shiikh Cabdillahi Cumar (Vancouver, BC)
  • Shiikh Khalif (Atlanta, GA)
  • Shiikh Khadar Cumar (Minneapolis, MN)
Waxa kale oo ka soo qeyb galaya xubnaha kala duwan ee ururada somaaaliyeed.

 

  • Muxaadorooyinka looga hadlaayo kulnaka waxaa ka mid ah:

     

     

    [1] Naf Walba Waxaa U Dambeeya Geerida

    [2] Qabyaaladda (Qabiilka) Iyo Xumaanteeda

    [3] Xaalka Soomaalya

    [4] Dhibaatada Qoyska Iyo Xalkooda

    [5] Sababaha Keena Nolosha Wanaagsan

    [6] Tarbiyada Caruurta

    [7] Doorka Ay Gabdhu Ku Leedahay Mujtamaca

    [8] Axaadiista Fidnada Aakhiru Zamaanka

Maxaadarooynkan waxaa lugu qaban doona insha alaah

5801 John Martin Drive

Brooklyn Center, MN 55430

 

Wixii Faahfaahin Ah waxa kala soo xiriirta tel:

(612) 275-2512

Ama (612) 559-0699

 

Hope to see you there insha alaah..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this