Maaddeey Posted June 1, 2011 Somali American kasoo Hijrooday Dalka Mareykanka oo kamid ahaa Raggii Weerarka ka fuliyay Saldhigga AMISOM ee Muqdisho. Last Updated on Wednesday, 01 June 2011 11:30 Written by Administrator Wednesday, 01 June 2011 10:37 Markii ugu horeysay ayaa waxaa faah faahin laga helay heybta dhalinyaradii Shahaado Doonka ee dhawaan weerarka ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeye. Wareysi khaas ah oo lala yeeshay Asadullaahi Axmed Al-Imriiki oo kamid ahaa raggii Shahaado Doonka ku gulay xerada Kufaarta Afrikaanta ah ayaa baaq u diray dadka qurba joogta ah ee ku nool wadamada reer galbeedka. Asadullaahi Axmed Al-Imriiki oo ahaa 25-sana jir Soomaali Mareykan ah ayaa Naftiisa Alle ka Iibsaday wuxuuna galay xero ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeye. Axmed Al-imriiki oo 2-sana ka hor kasoo Hijrooday Gobolka Minisota ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in camalkan Shahaado Doonka ah uu galay kadib markii uu arkay dhibaatada iyo tacdiibinta ay wadamada gaalada ku hayaan dadka Muslimiinta. Wareysi dhinacya badan taabanaya oo Shahiidkan Muhaajirka ah lal yeeshay goordhaw ayaan soo gudbin doonaa Insha'allaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted June 1, 2011 This title of this thread will send alarm bells around the world. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 1, 2011 ^Not so much. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Boom Boom Posted June 1, 2011 Can a moderator please change the title of this thread? I agree with Polyani. Quote Share this post Link to post Share on other sites