Suldaanka Posted May 31, 2011 Ninku ma qoowm Luud baa? Waa maxay ninka nin kale u heesaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted June 1, 2011 ^Naah, he's qawm Luuq. PS I never knew Dacar penned that song. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 1, 2011 ^ lol qowm luuq anyone have they lyrics Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 1, 2011 Aniguba baryaha qaar waataan dilaan jiray beeldaaje noqon jiray aniguba baryaha qaar biixida lafdhabartiyo waataan bilicsidan jiray waase bixiso bixisee caashsaqan biyiyo oon dhadhankaygii kaba jaray anigaa u buseelee taan u beer cadaadee, cadaadee buhda iyo nafta ahayd iyadaa iga baydhee Bariidaduna waa sed'e Ruux Bukaanka Kugu nacay Adoo baahan kaatagay samo, Samo ku banaanee Alla barasho, barasho wacanaa bi'i waa aduunyooy maxaad laba boglaysaa hawlahaagu badanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted June 1, 2011 Ohh what a very touching song... Somaliland please help your in need brother, maanta laga bilaabo walaalo ayaan nahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Polanyi Posted June 1, 2011 Amin Amir; proper sellout waste yut. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted June 1, 2011 Aniguba baryaha qaar waataan bad iyo wabi buuraha ka lali jiray aniguba baryahaa qaar bulshada iyo sahankaba waataan budulka marin jiray waase bixiso bixisee caashsaqan biyiyo oon badankaygii kaba jaray anigaa u buseelee taan u beer cadaadee cadaadee buhda iyo nafta ahayd iyadaa iga baydhee Bariidaduna waa sed'e Ruux Bukaanka Kugu nacay Adoo baahan kaatagay samo, Samo ku banaanee Alla barasho, barasho wacanaa bi'i waa adduunyooyo maxaad laba boglaysaa hawlahaagu badanaa Aniguba baryaha qaar waataan dilaan jiray beeldaaje noqon jiray aniguba baryaha qaar biixida lafdhabartiyo waataan bilicda sidan jiray waase bixiso bixisee caashsaqan biyiyo oon badankaygii kaba jaray anigaa u buseelee taan u beer cadaadee, cadaadee buhda iyo nafta ahayd iyadaa iga baydhee Bariidaduna waa sed'e Ruux Bukaanka Kugu nacay Adoo baahan kaatagay samo, Samo ku banaanee Alla barasho, barasho wacanaa bi'i waa adoonyooy maxaad laba boglaysaa hawlahaagu badanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 1, 2011 Somali & Hoba : I liked both lyrics. Quote Share this post Link to post Share on other sites