Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ahlu suna claims victory over Al shabaab.

Recommended Posts

Ahlu Sunna oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Shabaab

 

 

Buulaburde: (Sh. M. Network) Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa guulo ka sheegtay dagaal shalay galinkii dambe gobolka Hiiraan ay kula galeen Xarakada Al Shabaab.

 

 

 

Gudoomiyaha Culumaa’udiinka Ahlu Sunna C/casiis C/laahi Cabdi ee degmada Buuloburde oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa guulo ka sheegtay dagaal shalay galinkii dambe ciidamadooda ay la galeen Xarakada Al Shabaab

 

 

 

Dagaalka dhexmaray Ahlu Sunna iyo Shabaab ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay deegaano lagu magacaabo Saylan iyo Bukuroow oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi la sheegay inay qaadeen ciidamda Al Shabaab.

 

 

 

C/casiis C/laahi Cabdi ayaa waxaa uu intaasi ku daray in in jab xooggan ay gaarsiiyeen ciidamadii weerarka kusoo qaaday ee Al Shabaab, isagoo sheegay inay dileen 30-dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab, waxaana dhankooda uu xaqiijiyay in uusan soo gaarin wax qasaaro ah sida uu hadalka u dhigay.

 

 

 

Majiro wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab oo ku aadan guulaha ay sheeganayaan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo ku aadan dagaalkaasi, hase ahaatee dagaalkaani ayaa waxa uu qeyb ka noqonayaa dagaalada inta badan Ahlu Sunna iyo Shabaab ku dhexmara qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

 

 

 

Aqristayasha waan ka raali galineynaa soo daahida wararka cilado dhinaca intarneetka oo naheysta awgeed

Share this post


Link to post
Share on other sites
caydarus   

Sheikh Abdullahi Sheikh Abdirahman Abu Yusuf, the spokesman of Ahlu Sunna Walajam’a says their fighters defeated the Shabaab in battles in towns in central Somalia and will continue to chase them until they clear from the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this