Saalax Posted May 31, 2011 Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland TUKARAQ(SomalilandPress)—In an attempt to surprise Somaliland forces stationed in the outskirt of Tukaraq village, Puntland militia arm with dozen technical pickup trucks mounted with machine guns and 4 commercial trucks carrying fighters attacked an army barrack earlier today. The fighting began just before noon prayer when Puntland militia made a daring attack on Somaliland forces based on the front line, however Somaliland forces were able to rout the militia. According to Ahmed Hussein Somaliland military officer based in Las Anod who spoke with SomalialndPress reporter on phone “fighting began noon and lasted several hours in which Somaliland army overpowered the militias and captured five militias, one battle wagon and few hundred rounds of ammunition”. Somaliland forces sustained three wounded officers who were brought to Las Anod city hospital with none life threatening wounds. On the Puntland side it is said that there were ten wounded militias who were taken to Garowe hospital in the capital of Puntland. Puntland’s Information Minister Ahmed Ali Askar held a press conference in which his side acknowledged this afternoons clash with Somaliland army and that there were casualties on both sides. Mr. Askar however did not disclose the number of militia that was captured from his side or the motive of the attack from their side. In a surprise twist Mr. Askar blamed Somalia’s Transitional Government and SSC militia for today’s clash with Somaliland forces. The information minister goes on to say “TFG and SSC militia are creating conflict between the two stable regions and that they are to be blamed for today’s clash”. In the last several months Somalia Transitional Government (TFG) has been arming SSC militia in an attempt to create conflict between Somaliland and Puntland in a mini proxy war of its own. Somaliland government has not spoken about this afternoons clash with Puntland militia. It was two weeks ago when Somaliland President Ahmed Siilanyo’s speech at Somaliland’s 20th anniversary said “it is important that Somaliland has good relationship with Puntland, however Somaliland will not negotiate in defending its territorial rights”. The following is the full audio of Puntland’s Information Minister’s Press Conference Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 31, 2011 It took several hours to overpower a militia-what kind army is this? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 31, 2011 ^^^ Better than your 4km Government Army protected by Bahuko. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 31, 2011 ^LooooooooooooooooooooooooooL Your knee jerk reactions are predictable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted May 31, 2011 looooooooooooool well said Salah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 31, 2011 Maxaabiis iyo Saanad dagaal oo laga qabtay Ciidanka Puntland iyo Maamulka Puntland oo ka hadlay MONDAY, 30 MAY 2011 Lascaanood(Togdhnews)-Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii galinkii dambe ee maanta dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland ee jiida hore ee gobolka Sool iyo ciidanka maamulka Puntland,kaasoo ka dhacay degaamada Cadaada oo u dhaxeeya Gambadha iyo Higlada,iyo Waageere oo u dhow Tukaraq, ayaa sida Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka oo ku sugan Jiida hore u sheegay TogdheerNews,waxa ciidanka qaranku ku qabtay dagaalkaasi shan maxbuus oo ka tirsan ciidanka Puntland iyo saanad ciidan, islamrkaana waxa uu sheegay in ciidanka qaranka ay kaga dhaawacmeen afar askari,kuwaasoo uu xusay in dhaawacoodu yahay mid fudud. Waxa sarkaalkani intaasi ku daray in dagaalkii istaagay caawa,labadii ciidana ay isku horfadhiyaan goobtii dagaalku ka dhacay,isagoo tilmaamay in ciidanka Puntland ay weerarka ku soo qaadeen ciidanka qaranka balse ay ku dhufteen dhirbaaxo adag,oo cashar u noqon karta. Sida ay wararka ka imanayaa degaanka Tukaraq ay sheegayaan,ayaa ciidanka Puntland waxa ka dhaawacmay ilaa tobon askari ,oo dhaawacooda la mariyay halkaasi ,iyagoo loo siisido cisbitaalka magaalada Garoowe. Ma jirto ,ilaa hada wax dhimasho ah, oo ay sheegteen labada dhinac ee dagaalku ku dhexmaray degaankaasi,haseyeeshee waxa wararku tibaaxayaan in gurmado ciidan ay ku qulqulayaan labada dhinac,islamrkaana laga cabsi qabo in subaxnimada beri mar kale dagaal halkaasi ka qarxo. Geesta kale,Wasiirka Warfaafinta Puntland,Axmed Cali Askar,ayaa shir jaraajid oo uu ku qabtay magaalada Garoowe,ku eedeeyay xukuumada Somaliland in ay weerar ku soo qaaday ciidankeeda,islamarkaana ay ka dhaawacmeen Sadex askari. Xukuumada Somaliland ayaa ilaa hada ka hadlin dagaalka dhexmaray Ciidanka Somaliland iyo Puntland. Dagaalkan ayaa ku soo beegmaya wakhti ay gobolka Sool ku sugan yihiin wafti ka socda xukuumada Somaliland ,oo uu horkacayo wasiirka warfaafinta ee Somaliland Md.Xaabsade,sidoo kale Madaxweynaha Somaliland ayaa khudbadiisii 18-Mey,ku cadeeyay in xukuumada Somaliland soo dhawaynayso xidhiidh wanaagsan oo ay la yeeshaan maamulka Puntland, balse lama taabtaan ay yihiin xuduudaha Somaliland. TogdheerNews..Xafiiska Burco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2011 che - Never trust what XX, and Saalax post here as news. They have two contridicting posts between XX and Saalax, one saying puntland attacked and other one puntland condems SSC. Where is sanity?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2011 Gambadhe,(lasanod Online)- Waxaanu xidhiidh khadka telefoonka ah kula xidhiidhnay ilowareedyo ku sugan Jiida hore ee dagaalku ka dhacay Saaka. Cabdisamid Kayse Maxamuud oo ah Wariye Madaxbanaan oo hadda jooga jiida hore ee Gambadhe ayaa ka warbixiyey sidii dagaalkii saaka u dhacay iyo xaalada hadda ka taagan deegaanka. http://www.lasanod.com/details.php?num=5816 - Listen the audio from the frontline rather a man with pc and keyboard in Hargayse telling whatever he desires as a news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2011 Tukaraq,(lasanod Online)- Ciidamada SSC ayaa sheegay in dagaalkii maanta ay gacanta ku dhigeen sarkaal katirsan maamulka Somaliland oo lagu magacaabo Cabdikariin Yaasin Mire.. Ninkan ayaa la sheegay in lagu qabtay aagga Tukaraq isagoo wata gaadhi noca loo yaqaano Surf, iyadoo ay ku wehliyeen askar hubaysani ,ninkan ayaa markii ay ciidamdu gacanta ku dhigeen qirtay inuu katirsan yahay maamulka Somaliland ee jooga Laascaanood. Ninkan oo lagu sheegay inuu yahay sarkaal Colonel ah ayaa la sheegay in loo dhaadhiciyey dhanka magaalada magaalada Buurawadal Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2011 Saalax try again mate. Have the chance to edit your title because the news confirmed from the buttle zone is way different than your celebrated moody title.. High ranking army leader was cought from your militia and you claimed an overrun.. allow alle. You never learn not trust your clanish websites. Before you start celeberating, you make sure the news is valid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2011 Waaxanu caawa khatka telfonka ku wareysanay hogaamiye xigeenka hogaanka xoreynta iyo badbaadada gobolada ssc col.cali saberay ahna ku simaha hogaanka badbaada xoreynta gobolada ssc oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ka dhacay galabata. Waxaanu hogaanku nooshegay inay khasaaro u gaysteen ciidamada somalidiidka baarbuurna laga gubay tiknikaa ah oo uu kamid yahay suuga sidoo kale khaasare dhaawac uu gaarayo illaa iyo 20 dhimashadana aan inta aan ogahay tahay 7 ayuu yir col.saberay anaga wax dhimasha majiraan dhawr nin oo dhaawac sahlan moooyee wax gaadiidna nalagama gubin nalagamana qabsan. Waxaa gabalku noogu kala dhacay cadada qaarkoodu xaga buuralayda bay fuuleen waana dhacaysaa xabadu beri iyo saadanbeba anagu waa ladagaalamaynaa intaa dhulkayaga joogaan Dhagayso Waysiga Sabery http://www.boocame.com/?p=15099 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 31, 2011 Rest assured, freedom fighters will be victorious. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2011 Somaliland will not negotiate in defending its territorial rights”. you got to love the president Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 31, 2011 Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskin Posted May 31, 2011 Ilaahow kala qabooji, waa kugu dhimay oo kaa dhimay. They are all somalis after all. Malez and his "JUNTA" will be smiling Quote Share this post Link to post Share on other sites