Sign in to follow this  
Somalina

Hargeysa: Xaflad Lagu Xusayay Labaatan Guurada ka soo wareegtay markii La Riday Mingiste

Recommended Posts

A_Khadar;725139 wrote:
For the record, those ethiops in somalia are not supporters of TPLF neither they were Mingisto. Some are X-mingistor army and others are Oromo. So stop excusing they celeberators are ethiopians supporing Malez. It's obvious who they are and attendees.. Keep loving your master. You should be proud and happy with what ever you desire to do in this case praising Ato Malez..

We do not care what they support or what their intention is these people are Ethiopians and the community that lives in Somaliland and they organized the event i dont care wether they are oromo gurage Amhara sidamo saho Gambeele or even O'gadenis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;725147 wrote:
Sowtii adigu kulahaa Passerby dictator baa baxay mid kale ayaana booskiisa ku fadhiistey, haddaba warku wuu iska cadyahay awoowe.
:D

Dee wa run Midba baxay midba hadana meesha qabsaday wa fact jira oo meesha ka jirta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;725153 wrote:
Dee wa run Midba baxay midba hadana meesha qabsaday wa fact jira oo meesha ka jirta.

Haddii loo ogolyahay Ethiopianka iney dictator u dabaaldegaan, Somalida degan ma loo ogolyahay iney July 1 u dabaaldegaan oo ay calankooda ku dhex ruxdaan Hotel Man-soor?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;725087 wrote:
TPLF waxay riday Dawladi Mingistu haile maryam way u dabaal dagan,,

SNM xiliga waxay riday dawladi Siyad bare wanay u dabaal degan

 

Hargeisa na xaflada TPLF walugu qabtay oo waxa so qaban qabiye jaaliyada Ethiopia iyo madaxda safarada Ethiopia ku leedahay Somaliland

 

Adis ababa na waxa lugu qabtay xafladi sanad guuradi somaliland xiligi ay ku dhawaqday gooni isutaaga qaranka jamhuuriyada Somaliland waxan so qaban qaabiyey jaaliyada reer somaliland eeh ku dhaqan dalka Ethiopia iyo safarada ay somaliland ku leedahay dalkaasi Ethiopia.

 

Waxba kama khaldana in dadka reer Ethiopia ee ku nool SLand ay qabsadaan xaflad dabaal dag ah sida kuwa reer Somali Land ba ay ugu qabsadeen xaflad caasimada Ethiopia ee Addis, Laakiiin the main difference waxaa weeye mid waxaa kasoo qayb galay dad shicib ah oo qudha (Addis) halka kan kale ay kasoo qayb galeen masuuliyiintii ugu saraysay dowlada (Wasiirka arimaha dibada).

 

Marka the whole thing waxaa siyaasadeeyay oo walaaqay ka qayb galka masuuliyiintaas heerka sare ah.

 

Regards,

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Somalina;725154 wrote:
Haddii loo ogolyahay Ethiopianka iney dictator u dabaaldegaan, Somalida degan ma loo ogolyahay iney July 1 u dabaaldegaan oo ay calankooda ku dhex ruxdaan Hotel Man-soor?

Lol.. good question Somalia, or in loo dabaal dego June 26th.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;725154 wrote:
Haddii loo ogolyahay Ethiopianka iney dictator u dabaaldegaan, Somalida degan ma loo ogolyahay iney July 1 u dabaaldegaan oo ay calankooda ku dhex ruxdaan Hotel Man-soor?

Why not waxanu nahay dal dimuqradiyad ah walahi maalinta 27 june ba waloga dabal dega eeh xornimada jabuuti qadatay

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;725160 wrote:
Lol.. good question Somalia, or in loo dabaal dego June 26th.

26 june wa maalinti Somaliland walo debel dega Somaliland wa maalinti anu xornimada ka qadanay Boqortooyadi Ingriiska.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ethiopia made it easy for the people of Somaliland to escape the injustice that was committed against them by supporters of the late dictator. For that good will gesture we appreciate it and like wise extend the same to them. If they want to celebrate the day they gained their independence they are free to do so in the democratic republic of Somaliland.

You none Somalilanders can cry all you want but we don't share the same feelings towards Ethiopia, that's a fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Very sad, Tii soomaaliya ahayd maas bay u danbeeysay, in loo kala tartamo QANCINTA, iyo Udab@DH!lifyaynta MELEZ? Duf ku baxa.

 

These Melez servants in Puntland and SL, will be cleaned!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Waxaa ah wax lala yaabo in Somalida loo ogolayn iney calanka baluuga ku surtaan Hotel Man-soor, laakiin Amharada iyo Tigrayda waa loo ogolyahay iney calanka Ethiopian la soo baxaan in the same hotel.

 

Kuwa Garowe joogana, waxba ma dhaamaan kuwan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Yes i have heard of some few folks celebrating it but i haven't seen any pictures of Mogadishu hotels with Sland flags.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;725211 wrote:
Waxaa ah wax lala yaabo in Somalida loo ogolayn iney calanka baluuga ku surtaan Hotel Man-soor, laakiin Amharada iyo Tigrayda waa loo ogolyahay iney calanka Ethiopian la soo baxaan in the same hotel.

 

Kuwa Garowe joogana, waxba ma dhaamaan kuwan.

Awoow laakin calanka Somaliland ma laga ogalyahay xammar,, calanka Somaliland walaga ogalyahay adis ababa waliba wala is ag sudha ka Ethiopia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Salaax asaga ayaaba ku soo dhejiyey dabaaldega May 18th in Xamar. Fiiri..

 

Awoowe, su'aalahayga kamaad jawaabin weli. Masaajidyadii Shiicada magacyadooda ayaan weli kaa sugooyaa.

 

Hal mid ogaada, dimuqraadiyad Xamar ayey ka jirtaa keliya, weligiinana ma gaareysaan, marka keep on having nightmares about Xamar. No weak responses necessary, thank you. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this