Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2011 A_Khadar;725139 wrote: For the record, those ethiops in somalia are not supporters of TPLF neither they were Mingisto. Some are X-mingistor army and others are Oromo. So stop excusing they celeberators are ethiopians supporing Malez. It's obvious who they are and attendees.. Keep loving your master. You should be proud and happy with what ever you desire to do in this case praising Ato Malez.. We do not care what they support or what their intention is these people are Ethiopians and the community that lives in Somaliland and they organized the event i dont care wether they are oromo gurage Amhara sidamo saho Gambeele or even O'gadenis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2011 Somalina;725147 wrote: Sowtii adigu kulahaa Passerby dictator baa baxay mid kale ayaana booskiisa ku fadhiistey, haddaba warku wuu iska cadyahay awoowe. Dee wa run Midba baxay midba hadana meesha qabsaday wa fact jira oo meesha ka jirta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 31, 2011 Xaaji Xunjuf;725153 wrote: Dee wa run Midba baxay midba hadana meesha qabsaday wa fact jira oo meesha ka jirta. Haddii loo ogolyahay Ethiopianka iney dictator u dabaaldegaan, Somalida degan ma loo ogolyahay iney July 1 u dabaaldegaan oo ay calankooda ku dhex ruxdaan Hotel Man-soor? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Complicated Posted May 31, 2011 Xaaji Xunjuf;725087 wrote: TPLF waxay riday Dawladi Mingistu haile maryam way u dabaal dagan,, SNM xiliga waxay riday dawladi Siyad bare wanay u dabaal degan Hargeisa na xaflada TPLF walugu qabtay oo waxa so qaban qabiye jaaliyada Ethiopia iyo madaxda safarada Ethiopia ku leedahay Somaliland Adis ababa na waxa lugu qabtay xafladi sanad guuradi somaliland xiligi ay ku dhawaqday gooni isutaaga qaranka jamhuuriyada Somaliland waxan so qaban qaabiyey jaaliyada reer somaliland eeh ku dhaqan dalka Ethiopia iyo safarada ay somaliland ku leedahay dalkaasi Ethiopia. Waxba kama khaldana in dadka reer Ethiopia ee ku nool SLand ay qabsadaan xaflad dabaal dag ah sida kuwa reer Somali Land ba ay ugu qabsadeen xaflad caasimada Ethiopia ee Addis, Laakiiin the main difference waxaa weeye mid waxaa kasoo qayb galay dad shicib ah oo qudha (Addis) halka kan kale ay kasoo qayb galeen masuuliyiintii ugu saraysay dowlada (Wasiirka arimaha dibada). Marka the whole thing waxaa siyaasadeeyay oo walaaqay ka qayb galka masuuliyiintaas heerka sare ah. Regards, Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 31, 2011 Somalina;725154 wrote: Haddii loo ogolyahay Ethiopianka iney dictator u dabaaldegaan, Somalida degan ma loo ogolyahay iney July 1 u dabaaldegaan oo ay calankooda ku dhex ruxdaan Hotel Man-soor? Lol.. good question Somalia, or in loo dabaal dego June 26th. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2011 Somalina;725154 wrote: Haddii loo ogolyahay Ethiopianka iney dictator u dabaaldegaan, Somalida degan ma loo ogolyahay iney July 1 u dabaaldegaan oo ay calankooda ku dhex ruxdaan Hotel Man-soor? Why not waxanu nahay dal dimuqradiyad ah walahi maalinta 27 june ba waloga dabal dega eeh xornimada jabuuti qadatay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2011 A_Khadar;725160 wrote: Lol.. good question Somalia, or in loo dabaal dego June 26th. 26 june wa maalinti Somaliland walo debel dega Somaliland wa maalinti anu xornimada ka qadanay Boqortooyadi Ingriiska. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abokor Omar Posted May 31, 2011 Ethiopia made it easy for the people of Somaliland to escape the injustice that was committed against them by supporters of the late dictator. For that good will gesture we appreciate it and like wise extend the same to them. If they want to celebrate the day they gained their independence they are free to do so in the democratic republic of Somaliland. You none Somalilanders can cry all you want but we don't share the same feelings towards Ethiopia, that's a fact. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted May 31, 2011 Very sad, Tii soomaaliya ahayd maas bay u danbeeysay, in loo kala tartamo QANCINTA, iyo Udab@DH!lifyaynta MELEZ? Duf ku baxa. These Melez servants in Puntland and SL, will be cleaned! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 31, 2011 Waxaa ah wax lala yaabo in Somalida loo ogolayn iney calanka baluuga ku surtaan Hotel Man-soor, laakiin Amharada iyo Tigrayda waa loo ogolyahay iney calanka Ethiopian la soo baxaan in the same hotel. Kuwa Garowe joogana, waxba ma dhaamaan kuwan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 31, 2011 Are Somalilanders allowed to have a sland party with their flags in South Somalia? i doubt it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 31, 2011 Yes, as a matter of fact some folks in Xamar celebrated May 18th. I will get you the news link shortly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 31, 2011 Yes i have heard of some few folks celebrating it but i haven't seen any pictures of Mogadishu hotels with Sland flags. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 31, 2011 Somalina;725211 wrote: Waxaa ah wax lala yaabo in Somalida loo ogolayn iney calanka baluuga ku surtaan Hotel Man-soor, laakiin Amharada iyo Tigrayda waa loo ogolyahay iney calanka Ethiopian la soo baxaan in the same hotel. Kuwa Garowe joogana, waxba ma dhaamaan kuwan. Awoow laakin calanka Somaliland ma laga ogalyahay xammar,, calanka Somaliland walaga ogalyahay adis ababa waliba wala is ag sudha ka Ethiopia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 31, 2011 Salaax asaga ayaaba ku soo dhejiyey dabaaldega May 18th in Xamar. Fiiri.. Awoowe, su'aalahayga kamaad jawaabin weli. Masaajidyadii Shiicada magacyadooda ayaan weli kaa sugooyaa. Hal mid ogaada, dimuqraadiyad Xamar ayey ka jirtaa keliya, weligiinana ma gaareysaan, marka keep on having nightmares about Xamar. No weak responses necessary, thank you. Quote Share this post Link to post Share on other sites