Cali_Gaab Posted May 31, 2011 War jimcihii mid aan abti uu ahay ayaa guursaday gabadh ssc ah. Lacagta reerkeeda la siiyey waxaa la idhi ineey qollodaa ssc ah uu direen sidey dagaal inagu qaadaan lool. Kii iska dhaadhiciyey ina la gumeysto dee halkaasi ayeey ku dambeyn doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 31, 2011 Waar ha la xishoodo waxaasi wax lagu hadlo maahee ....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted May 31, 2011 ^Lol. Meherka mise dadkan iska dhaadhiciyey ina la gumaysto? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted May 31, 2011 Inkastoo malkada xiis iyo maydh looga soo dego...wallee muuse waa musihiisii....... illeyn af aadan lahayn ma ilaalin kartid......abtiyaal xejista.....xabbadu bilaabataye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted May 31, 2011 SSC will liberate their region... Quote Share this post Link to post Share on other sites