Nabad_dadaye Posted May 30, 2011 waad aragtay qaxootiyada soomaliyeed ee africa daadsan iskaba daa kuwa Europe iyo USA ,muzanbiig ayaan Qaxooti ku nahay ,tanzaaniya sidoo kale maxaa hadaba haray ,xabashidan qurunka ah een dariska nahay ayaan xitaa qaxooti ku nahay , sharafteed ka hadleysaa . waxaan hada mareynaa marka la maqlo soomaali inaad tahay in calaamad su'aal lagu saaro , dadkii dunida ayaanba ka takooranahay . garoonka wax la wareegay ma jirto . Quote Share this post Link to post Share on other sites