The Zack Posted May 29, 2011 Kn: Shirkad shisheeye oo lagu magacaabo SKA ayaa lagu wareejiyey maamulka garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Xamar. Dowladda KMG ah ayaa maanta si rasmi ah u wareejisey garoonka kadib markii sida ay sheegtey wax ka badashay heshiis hore oo dowladdii Cumar Cabdirishiid Cali Shara’arke. Wasiirka dekedaha, gaadiidka circa iyo dhulka Axmed Cabdiraxmaan ayaa joogey munaasabad maanta lagu kala wareejinayay garoonka. Lama oga waxa laga badalay heshiiskii asalka ahaa ee muranka badan dhaliyey. Qodobada heshiiskii hore ku jirey waxaa ugu darnaa mudada ay shirkada gacanta ku heyneyso garoonka, shaqaalaha kuwa ay noqonayaan, iyo faa’idada ay shirkada qaadanayso. KIsmaayoNews.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 29, 2011 "Aadan Cadde oo ka baxay gacanta Soomaaliya " Where do these come with the titles of the articles? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 29, 2011 It doesn't mean literally duqa. In theory, it is true. Aadan Cadde Airport is now managed FULLY by a foreign company hence gacanteena wuu ka baxay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted May 29, 2011 ^loooooool...of course, it doesn't literally but I don't understand what fuss is about. These people focus on small things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 29, 2011 Somalida waad taqaanaa, they will take the smallest cheap shot they can take when they can. Personally, I think this is good for the Airport. Hopefully, it will be re-built with the money gained from this deal. There is nothing to lose here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 29, 2011 loooooool Saalax labaad haygu noqon Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 29, 2011 Imagine that the airport is located right next to the sea Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 29, 2011 Aadan Cadde oo ka baxay gacanta Soomaaliya The whole tfg is in the hands of foreigners and u talking about just airport. Isn't sharif in the hands of Amisom ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted May 29, 2011 ^Get your words right waadhyeey! AMISOM are helping their African brothers, it is not like they own them or something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 29, 2011 It is a matter of wording sxb ....... he wouldn't be in Muqdisho without them and u know that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RaMpAgE Posted May 30, 2011 They have already taken away the dignity of Somalia and the Somali people, Now the airport, I wonder what else next? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted May 30, 2011 The airport looks beautiful I say! Well done to the TFG for sub-contracting it to those who can DO the job properly. PS: Not even Heathrow is managed by the British Government, you silly people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted May 30, 2011 Garoomada africa badanaa waxaa dhisa dad shisheeye marka wax lagu eedo ma jiraan dowlada . ninkii dhulkaada kuu dhisana waa loo mahad celiyaa haduu dana kala watana waa lagu dangaaraa dabadeedna waa leyska ceyriyaa . They have already taken away the dignity of Somalia and the Somali people, Now the airport, I wonder what else next? sharafka halkuu noo yiilay walaal sow taan isleyneynay ilaa 1991 , sow tan qabiilba qabiilkuu ka xoogbadnaa burburin jiray . sharaf soomaaliyeed goormaa u danbeysay airport kubad lagu cayaarayay 7 sano ka hor baad ka hadleysaaye . Quote Share this post Link to post Share on other sites