Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: adhicadeeye community to crown their very own Garaad+VIDEO

Recommended Posts

WAXGARADKA BEESHA Adhicadeeye EE KU NOOL DEGAMADA SSC OO SI WAYN U TAGEERAY GARAAD DA,UD CASHUUR OO AH GARADKA Adhicadeeye Posted to the web on May 28

 

 

odayaasha iyo waxgaradka cuqaasha haweenka dhalinyarada beesha Adhicadeeye ayaa maanta dibad bax ay isugu soo baxeen magalada adhi cadeeye waxa ay ku sheegen inay si wayn usoo dhawaynayan garadka cusub ee beesha Adhicadeeya dhawan la rebo in la caleemo saaro

 

 

 

Garad Da,ud Cashuur Aw-warsame oo ah isagu qurbo joog ku nool wadamada dibada dhawaana la lagu caano shubi dono wadanka waa garaadki ugu hooreeyay ee beesha Adhicadeeye ay caleemo saarto

 

 

 

hadaba dadwaynaha reer adhicadeeye ee ka tirsan beeshaas ayaa maanta hambalyo iyo soo dhawayn u diray isla markaana sheegay inay ku faraxsan yahiin mowqifka beeshu ay qaadatay oo ah mid nooceeda kii ugu horeeyay ee garaadkan ay ku doortan si wayna gacmo qoyan ugu lulayaan

 

 

 

waxaan dhamaan ka codsadeen beeshu dadka somaliyeed guud ahaan gaar ahaan dhamaan dadka degaamada ssc iyo nawaaxiga u dhow inay kala qayb qaatan caleemo saarka garaadka oo wakhti dhow la sugayo inu ka dhaco magalada adhi cadeeye kulankii shirkaa hambalyada iyo waliba taageerada garaadka ee beeshu muujisay ayaana xafladiisi waxa si kala gadisan uga hadlay cuqaasha waxgaradka dhalinta waxaadna ka daawan karta isagoo fiidyow ah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this