Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: Faroole’s Folly

Recommended Posts

Sharif and farmaajo want extension for at least another year

Sharif Hassan wants to become president he will most likely form an alliance with faroole

Faroole is against the extension of Sheikh sharif and his prime minister

if selections are not held on time Indho cade will proclaim himself as the president of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;724049 wrote:
Just like Mahiga and IOG
:D

You were told to obey Mahiga as well.

 

As for IOG, wadankiis oo la aqoosanyahay as an independent country ayuu ku raaxaysanaayey, waxba ha isku dhedhejin. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Seems Faroole was called to Addis again.

 

Waftigii PL oo u duulay Adis-Ababa Dhegayso Waraysigii BBC-da ee Faroole

Posted by Galgala

Adis-Ababa:- Wufuudii Puntland ee ka qayb Gashay shirkii Q.M Badhitaaraysay ee Ayaaha Somaliya looga hadlayay ayaa galabta Casar Liiqii ka duushay Nairobi iyaga oo ku sii Jeeday dhanka Dalka Ethiopia Gaar ahaan Caasimada dalkaasi.

 

Ilo wareed Ayaa noo sheegay inay dalkaasi Casumaad ka heleen isla markaana ay ka wada hadlayaan Arimo badan oo ay ugu wayn tahay Mowqifka PL ee ah xaalada kala Guurka ah ee Somaliya.

 

Qof Isha ku hayay Socdaalka Masuuliyiinta PL ayaa sheegaya inay u dhowdahay inay Kulmaan Saraakiisha Arimaha dibada ee Ethiopia.

 

Waftigaasi ayaa ka Kooban Madaxwayne Faroole iyo Wasiirka Arimaha Gudaha walow ay Jiraan Xubno Hoose oo ka Tirsan Madaxtooyada PL.

 

Madaxwaynahe Faroole oo BBC-da Saaka u waramayay waxana uu sheegay inaanay Marnaba Raali ka ahayn Muda Kordhinta Guud ahaan Hay’addaha Dawlada, isaga oo sidoo kale amaanay Q.M Doorkeeda ay ka Ciyaartay Fara Galinta Khilaafka Dawlada Somaliya isaga oo soo hadal qaaday Hadalkii ahaa inaan Somaliya Lakala Qo Qobin ee QM ay Shirka ka sheegtay uu ahaa mid Midha dhal Fiican leh. [Dhegayso Waraysigii Faroole ee BBC-da]

 

C/raxmaan Maxamed Faroole waxa uu Nairobi Ka waday ka Hor intii aanu shirku Furmin Xusul duub xoogan oo ku aadan abaabulka Shirka Doorashada Somaliya isaga oo ay ay Hal Goob Nairobi ka wada degenaayeen Madaxwayne Caalinka Gal Mudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka SHariif Xasan, Ilo Diplomaasiyadeed baa sheegaya inay aad uga soo Horjeedaan Muda Kordhinta Shariifku doonayo isla markaana ay Isku xulufo Yihiin dhamaan Masuuliyiinta GalMudug, PL iyo Gudoonka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;724056 wrote:
You were told to obey Mahiga as well.

 

As for IOG, wadankiis oo la aqoosanyahay as an independent country ayuu ku raaxaysanaayey, waxba ha isku dhedhejin.
:)

Anaga mahiga noo ma taliyo awoow laakin dad aan ogahay bu u taliya and they take his words as Xadiis saxiix ah :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

C/raxmaan Maxamed Faroole waxa uu Nairobi Ka waday ka Hor intii aanu shirku Furmin Xusul duub xoogan oo ku aadan abaabulka Shirka Doorashada Somaliya isaga oo ay ay Hal Goob Nairobi ka wada degenaayeen Madaxwayne Caalinka Gal Mudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka SHariif Xasan, Ilo Diplomaasiyadeed baa sheegaya inay aad uga soo Horjeedaan Muda Kordhinta Shariifku doonayo isla markaana ay Isku xulufo Yihiin dhamaan Masuuliyiinta GalMudug, PL iyo Gudoonka Sare ee Baarlamaanka Somaliya.

Halka waxba ka so naaso cad cad

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Now Salax joins the Faroole watch. Wonders never stop. As for recognition, Somaliland delegates were told "You are PART OF SOMALIA" so be quite..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;724065 wrote:
Halka waxba ka so naaso cad cad

Things doesn't look good for Faroole whenever he is called to Ethiopia. Remember last time he said he was going to fight Somaliland and free Las anod lol the next day he was called to Addis and we know what followed. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xukuumadda oo ka warbixisay kulan ka dhacay Ethiopia

 

Addis’ Ababa: (Sh. M. Network) Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa ka warbixisay kulan looga hadlayay arimaha dalka Soomaaliya oo ka dhacay Magalaada Addis’ Ababa ee dalka Ethiopia.

 

Waxa ay isku raaceen Madax ka tirsan Midowga Afrika iyo Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay Bank-Moon in laga gacan siiyo dowlada KMG dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka soconaya gobolada dalka, in la dhamaystiro dib u hishiisiinta iyo Dastuur u samaynta dalka kadib kulan Madaxdaasi ay ku yeesheen Magaalada Addis’ Ababa ee Caasimadda wadanka Ethiopia sida uu warbahinta u sheegay Wasiirka arimaha dibadda ee Xukuumadda Max’ed C/laahi Owmaar oo shirkaasi u matalayay Soomaaliya.

 

Dhinca kale Wasiirka arimaha dibadda Xukuumadda KMG ah mar wax lag waydiiyay waxa uu kala socdo xaaladda Soomaalida ku nool dalka Yemen oo ay ka soconayaan banaanbaxyo wata rabshada ayaa waxaa uu sheegay in arintaasi ay wax bdan ka qabatay Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, isagoo tilmaamay inay jiraan Soomaalida badan oo ay ka qaadeen Yemen inkastoo uusan carabaabin halka ay geeyeen.

 

Magaalada Addis’Abbaba ee Xarunta dalka Ethiopia ayaa waxaa horey uga dhacay shirar badan oo ku saabsan arimaha Soomaaliya kuwaasi oo go’aanadii kasoo baxay wax ka dhaqan galay aysan jirin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji Xunjuf;724061 wrote:
Anaga mahiga noo ma taliyo awoow laakin dad aan ogahay bu u taliya and they take his words as Xadiis saxiix ah
:D

:D :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

And we should believe garoweonline and the pirate websites and their lies what will that do for your Fragile Somalia and it's breeding ground for Terrorism and even been threatened by the UN they will cut off all support if they won't stop bickering what a sad case the next coming months will be very interesting for the failed state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Shirkii Wilton Park ee London iyo kan this week ee Nairobi oo Soomaaliya loo qabtey, SL showed up, taasna waxay kuu cadeyneysaa meesha aad amarka ka qaadataan. Waxba xaqiiqda ha iska maaweelinin awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this