Paragon Posted May 30, 2011 Adeer isbaaro hadaad dhiganayso buundooyinka iyo jidadka waaweyn ee la isu maro ayaa la dhigtaa. Laakiin adiga poetry ayaad dhashiike la taagan tahay; yaaba kugo soo leexanaya? Mindhaa gabanku waa reer bari. Ragga yaqaan waa inaan waraysanaa. Salaam Sayidka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted June 27, 2011 Illeyn halkan baan ku dhejiyey. LOL@Paragon - Greetings to you my old friend - I did not get what Ayoub was talking about - illeyn ninku wuxuu ila haa - meel xun baad dhigatay isbaarada. - what the hell do i know about isbaaro - after all i am from Qardho - where no such thing exist Admin - Please move this to the politics section and put it on top as reminder to evil does or retards as Ngonge would have us believe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted September 19, 2011 ^Belo ma jidho boowe. Waxa aan ku diidanaa un sidii sheekadii niman reer Qandala ee gurmadka laga sugayay ee halkay Gaalkacyo 'O' ka qaban lahaayeen Garoowe iskuweerka ka qabtay, ee digtoodii iyo damtoodi lagu aroorsaday. Taasuba dhacdaye ha u baqin. Quote Share this post Link to post Share on other sites