Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Axmed Siilaanyo sacks the governor of Gabiley

Recommended Posts

War Deg deg ah: Madaxwayne Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Badhasaabka Gobolka Gabiley mid Cusubna u Magacaabay.

 

 

Xilka Qaadistan ayaa la filayaa in ay Xal u noqoto Khilaaf ba,an oo baryahan danbe ka taagnaa Gabiley

 

Madaxwayne Siilaanyo ayaa Maanta Xilkii ka qaaday Badhasaabka Gobolka Gabiley Rashiid Cumar Sheek ka dib markii Duqayda iyo Waxgaradka Gabiley ay ka dalbadeen in laga Badalo Badhsaabka oo ay ku eedaynayeen Khilaafka Gobolka Gabiley ka jiray tan iyo intii ay xukuumada Cusub xilka la wareegtay.

 

Ma jiro War Rasmi ah oo ka soo baxay Madaxwaynaha Balse ilo ku dhawdhaw Madaxtooyada Somaliland oo ay Gabiley News khadka telefoonka kula xidhiidhay ayaa noo Xaqiijiyay in Maanta Xilkii laga Qaaday Badhsaabka Gabiley isla markaana loo Magacaabay Cali Aw Aadan Meecaad oo ka mid ah Qurba jooga reer somaliland.

 

Xilka Qaadistan ayaa la filayaa in ay Xal u noqoto Khilaaf ba,an oo baryahan danbe ka taagnaa Gabiley oo u dhexeeyay Maamulka Degmada iyo Gobolka taasi oo ay Duqayda iyo Madaxdhaqameedkuna Dhawr jeer dacwad u gudbiyeen Madaxwaynaha balse kama danbaystii laga Aqbalay.

 

Kala soco wixii ka soo kordha Gabiley news iyo Waraysiga ugu horeeya ee Badhsaabka Cusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

I heard that governor was creating problems between the Gabiley region community. Good job his sacked.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah it seems that the governor and the mayor were having beef and the hanti dhawr guy supported always the Mayor in the beef, Now the governor is sacked let's hope the new governor can work with the mayor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;722867 wrote:
And Siiraanyo must sack the foriegn minister as well since he reveal the facts that hurts many delusionists.

And why do you care who will be sacked and who will stay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this