Sign in to follow this  
A_Khadar

Somalia Ayaanu Kala Hadli doonaa Gooni Isu Taaga iyo Inaanu Ku Biirno Federaalka Maxamed C. Cumar

Recommended Posts

A_Khadar   

Dubai,(Lasanod Online)- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maamulka Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in maamulkaasi uu ka shaqaynayo

 

sidii nabadgalyo looga dhalin lahaa dalka Soomaliya.

Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sheegay in nabadgalyo xumada ka jirta dalka Soomaliya ay sababtay in wax badani maamulka Somaliland u socon waayeen, sidaas daraadeedna ay aad ugu dedaalayaan sidii nabadgalyo Soomaliya looga dhalin lahaa. Sidaasna wuxuu ku sheegay mar uu u waramay jariiradda GULF NEWS oo kasoo baxda dalka Imaaraadka Carabta.

Sidoo kalena wuxuu cadeeyay in marka dalka Soomaliya nabadgalyo ka dhalato ay kala hadli karaan gooni isku taaga iyo in Somaliland dib ula midowdo Somaliya oo ay ka mid noqoto nidaamka federaalka waxaanu arrintaas ka yidhi sidan:

“Xukumadayadu aad ayay uga shaqaynaysaa sidii nabad loogu soo dabaali lahaa Somaliya, waayo nabadgalyo la’aan waxba nooma soconayaan, markaa ka bacdi ayaanu ka wada hadli karnaa arimaha gooni isku taaga iyo inaanu ku biirno oo aanu ka mid noqono federaalka (Soomaliya) sida Imaaraadka Carabta oo kale.”ayuu yidhi Maxamed Cabdilaahi Cumar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Yes it doesn't make sense to successionists who want to hear nothing but recognition and s/l is an existing nation.. So he has to comply with that for his job and safety. Would you be open to hear the fact otherwise? The answer is NO so here you go, he took the truth back to make you keep you happy and remain in delusional state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this