A_Khadar Posted May 23, 2011 Dubai,(Lasanod Online)- Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Maamulka Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in maamulkaasi uu ka shaqaynayo sidii nabadgalyo looga dhalin lahaa dalka Soomaliya. Maxamed Cabdilaahi Cumar waxa uu sheegay in nabadgalyo xumada ka jirta dalka Soomaliya ay sababtay in wax badani maamulka Somaliland u socon waayeen, sidaas daraadeedna ay aad ugu dedaalayaan sidii nabadgalyo Soomaliya looga dhalin lahaa. Sidaasna wuxuu ku sheegay mar uu u waramay jariiradda GULF NEWS oo kasoo baxda dalka Imaaraadka Carabta. Sidoo kalena wuxuu cadeeyay in marka dalka Soomaliya nabadgalyo ka dhalato ay kala hadli karaan gooni isku taaga iyo in Somaliland dib ula midowdo Somaliya oo ay ka mid noqoto nidaamka federaalka waxaanu arrintaas ka yidhi sidan: “Xukumadayadu aad ayay uga shaqaynaysaa sidii nabad loogu soo dabaali lahaa Somaliya, waayo nabadgalyo la’aan waxba nooma soconayaan, markaa ka bacdi ayaanu ka wada hadli karnaa arimaha gooni isku taaga iyo inaanu ku biirno oo aanu ka mid noqono federaalka (Soomaliya) sida Imaaraadka Carabta oo kale.”ayuu yidhi Maxamed Cabdilaahi Cumar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 23, 2011 Wishful thinking. Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Oo Beenisay War Ay saxaafadu ka baahisay Wasiiro Xukuumada Ka Tirsan. http://oodweynenews.com/news/75058-wasaarada-arrimaha-dibada-somaliland-oo-beenisay-war-ay-saxaafadu-kas-baahisay-wasiirka-wasaaradaasi.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 24, 2011 Don't blame me, blame your man for his honest though you prefer the lie and delusions then enjoy it... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 24, 2011 Waryaa this ain't my website neither it's yours.. http://gulfnews.com/news/region/soma...n-uae-1.810588 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 24, 2011 Kolay Nairobi joogaan Somaliddii oo dhan(PL, SL, GM, TFG-SH H) UN ayaana ku casuumtay. Isbaddal waa jiraa kolay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 24, 2011 Then why u hadalkisa u beeninaya that doesn't make sense lolz. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted May 24, 2011 ^^ Yes it doesn't make sense to successionists who want to hear nothing but recognition and s/l is an existing nation.. So he has to comply with that for his job and safety. Would you be open to hear the fact otherwise? The answer is NO so here you go, he took the truth back to make you keep you happy and remain in delusional state. Quote Share this post Link to post Share on other sites