Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2011 Indhacadde “hadii doorashada la diido aniga ayaa madaxweyne ah” Muqdisho: (Sh. M. Network) Janaraal Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in hadii aan la qaban doorashada madaxtinimada Soomaaliya ay soo bixi doonaan madaxweynayaal badan oo isagu uu ugu horeeyo. Indhacadde waxa uu sheegay in shalay markii uu maqlay in uu fashilmay wadahadalkii Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan uu garwaaqday in iminka ay mudantahay in la qabto doorashada, waxaana uu xusay in xitaa hadii ay heshiin lahaayeen labadaasi masuul la qaban lahaa doorasho madaxtinimo. Sheekh Yuusuf ayaa waxa uu intaasi ku daray in ay tahay sababtu in uu ilaalinayo sharciga 71 qodob ah ee dastuurka dalka Soomaaliya isagoo carabka ku dhuftay in hadii aan la qaban doorasho uu isagu noqonayo madaxweynaha ugu mudan ee dalka Soomaaliya. “hadii uu dhumo nidaamkii iyo sharciga nooyaala oo daarashada la diido waxa ay keeneysaa in dalka uu madaxweynayaal badan yeesho, madaxweynayaashaasina aniga ayaa ugu horeeya” ayuu yiri indhacadde Janaraal Yuusuf Max’ed Siyaad waxa uu beesha caalamka ugu baaqay in ay joojiso waqtiga loogu darayo madaxda dowladda islamarkaana aysan aqbalin waqtiyada ay ku darsanayaan. “Beesha caalamka waxa laga doonayaa in ay joojiso (waan ku darsaney iyo waa loogu daray) maxaa yeelay iyada ayaa horay noo bartay in aan wax doorano marka doorashada hala qabto” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Indhacadde Ugu dambeyntii waxa uu xusay in isaga ay taageersanyihiin 250 xildhibaan islamarkaana uu noqon karo madaxweynaha sharci ah, isagoo ugu baaqay madaxweyne Shariif iyo Ra’iisul wasaare Farmaajo in ay ogolaadaan doorashooyinka madaxtinimada. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted May 22, 2011 Keep having nightmares about Muqdisho's affairs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 22, 2011 So has Indho Cadde quitted his past warlordism activities? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 22, 2011 Saalax;722256 wrote: So has Indho Cadde quitted his past warlordism activities? Yeah perhaps he wants to wear a suit and cut of his beard and be like the airborne president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 22, 2011 all this arbush just at a time when Governments is finally having success against these terrorist shabaabs. Although, in a sane world, the Prime minister and the president given their recent success should be happy to participate. Either way Shariif would be justified in declaring a state of emergency and meanwhile taking whatever dispute he has with the parliament to the supreme court because they both have a good case. One shariif is saying the government mandate is over and the other seems to be saying sure but the mandate applies to all branchs of government. here to hoping for the best... Quote Share this post Link to post Share on other sites